Home » 5:26 am
Entries posted on “September, 2014”
MINNEAPOLIS (AP) — Members of Minnesota’s large Somali community gathered Sunday to condemn the recruitment of youth by terrorist groups and urge collaboration to find solutions to address the problem. About 100 people attended a town hall meeting to denounce groups such as the Islamic State and al-Shabab, which together have recruited more than two […]
Posted in Uncategorized | Read More »
It is with great sadness,we are deeply sorry to hear about the death of our beloved uncle, the late Jama Guure. Death is always a time of great sorrow. We can’t begin to imagine how difficult this time must be for the family. We know late Jama Guure was a great man, husband, father, relative and friend and […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ohio Sept 29,2014(SDN/QJ)- Aqoonyahanka Soomalaiyeed ee Abdisalam Haji Ismail ayaa waxa uu soo bandhigay xogo ku saabsan Tabaha lagu boobayo kheyraadka bad iyo beri ee Soomaalidu ka baahan tahay. Aqoonyahanka ayaa soo bandhigaya dalal iyo shaqsiyaad wada qorsheyaasha lagu boobayo kheyraad iyo Tabaha ay arinkaa ku meel marinayaan.
Posted in Uncategorized | Read More »
Ma ogtahay in aad is hubsataa iney haboontahay. Ma ogtahay, Ciyaar aanad khibrad u lahayn, qawaaniinteeda aanad korka ka wada xafidsaneyn in aanad badin kareynin. Ciyaartaasi ha ahaato: Kubadda Cagta, Kubadda Koleyga, Feedhka ama Orodadaba. Waxaa iyana la mid ah Qawaaniinta Ciyaarta Siyaasadda oo la hubo in aaney marnaba guuli kugu raaceynin Ficillo ku saleysan: […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dastuurka JSL wuxuu qeexayaa in ay jiraan oo keliya sadex ciidan oo qaab dhismeedkooda iyo waajibaadkoodaba ay xeerar dastuuri ahi ay qeexayaan oo uu nidaaminaayo waxaana ay kala yihiin noocyada Ciidamada JSL ka dhisani sidan; 1- Ciidanka Booliska oo uu xil ka saaran yahay ilaalinta nabadgelyada iyo dhaqan gelinta xeerarka dawlada , waajibaadka saarana xeer […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera iyo Oodwayne waa magaallooyinka ugu facawayn Somaliland. Waxa qarniyo badan ka dhexeeyay xidhiidh sokeeye, ganacsi iyo dhaqan –dhaqaale . SAAXIL waxa laga soo dejin jiray badeecad ganacsi sida timirta, dharka, irbadaha iwm. Waxa lagu soo qaaday jira awr loo yaqaanay “ Kabadhe Iidoor “. Waxa lasoo marin jiray Cadaadlay, waxaana loo gudbin jiray Oodwayne […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe:Sep,29,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka saaka Naga Soo Gaadhaya Magaalada Garowe, waxa Ciidamada Ammaanku habeenkii xalay Jeelka dhigeen Tiro kamid ahaa Wariyayaashii ka Hawgeli jirey TV-ga Maamulka Puntland iska leedahay. Wariyayaashan oo lagu xidhay saldhiga ku yaala kantaroolka galbeed ee Garoowe ayaa sida aan wararka ku helayno wuxuu xadhigooda la xidhiidhaa Khilaaf soo kala dhex galay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kampala:Sep,29,2014(SDN/QJ)-Militeriga Dalka Uganda, ayaa waji-gabax kala kulmay dalab ay u gudbiyeen Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa oo la xidhiidhay magdhaw ay ka doonayeen Diyaarado dhawaan kaga burburay Gudaha Dalalka Somalia iyo Kenya. Madax sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay, ayaa jimciyadda Taliska Uganda ee Somalia ku sugan ku wargeliyey inaanay jirin wax mag-dhaw ah oo ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,29,2014(SDN\QJ)-Waxa lagu wadaa in maanta la shaaciyo natiijada imtixaanaadkii shahaadiga ahaa ee Dugsiyada Sare iyo Kuwa dhexe ee Somaliland oo muddo laalnayd. Natiijada oo aalaaba lagaga dhawaaqo xafiiska imtixaanaadka Guud ee Qaranka, ayaa muddo badan la sugayey, waxana faahfaahin laga bixin doonaa sida ay ardayda kala duwan ee Somaliland u kala sarraysay, iyadoo sidoo kalena […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,29,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo), ayaa Maanta lagu wadaa inuu ka qaybgalo munaasibadda loo samayn doono ardayda ka qalinjabinaysa Jaamacadda Hargeysa. Munaasibaddan oo lagu waddo in maanta lagu qabto xarunta Jaamacadda Hargeysa, ayaa waxa sidoo kale madaxweynaha ku wehelin doono raxanta ugu badan Golihiisa Wasiirrada, Xubno Baarlamaanka iyo Guurtida ka tirsan, cuqaal iyo waxgarad […]
Posted in Uncategorized | Read More »