Home » 3:02 am Entries posted on “September, 2014”

Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Diyaarad Khaas ah ku soo Indho indheeyay Horumarka Imaaraadku gaadhay DAAWO

Dubai 15.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Wefti uu hogaaminayo oo Weli ku Sugan Booqasho ay ku Joogaan Dalka isu taga imaaraadka Carabta ayaa kulan la qaatay madax kala duwan oo ka tirsan isu taga Imaaradka . Mudane Saylici iyo Xubnaha Weftigiisa ayaa Si ay u Indho […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada Somaliland oo Daboolka ka qaaday inaan Shidaal yaraan danbe laga caban doonin

Hargaysa 15.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maal Gashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr Muuse Qaasim    ayaa daboolka ka qaaday in  dalka uu soo gaadhay shidaal ku filan oo waliba ah Badrool waxaanu intaa ku daray in  maanta laga bilaabo aanay dalka ka jiri doonin wax batrool yaraan ahi. Wasiirka Ganacsiga oo maanta xafiiskiisa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidan Milateri ah oo la Wareegay Hawsha Nabadgalyo ee Xarunta Dawlada Hoose ee Boorama iyo Maayarka oo ka hadlay

Boorama 15.Sep 2014 (SDN/QJ)- Waxa markii u horaysay taariikhda dawlada Hoose ee Magaalada Boorame ee Gobolka Awdal la wareegay sugida amnigeeda Ciimada Military-ga, kadib markii tahli kari-waayeen sugida amniga ciidamadii booliska ee ilaalada xarunta dawlada Hoose. Arrintani ayaa ka yaabisay shacab-wenaha Magaalada Boorame, isla markaana aad looga hadal-hayo, talaabada ay amniga dawlada Hoose ee Magaalada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Cabdi Cumar Ilay oo Dibada laga dhigay Xisbigiisii Isla markaana la raaciyay Gudoomiyihii Xisbigaas

Diridhaba 15.Sep 2014 (SDN/QJ)- Shir ay Shalay isugu yimadeen todoba xubnood oo ka mida Guddida fulinta Xisbiga Dimuqraadiga Soomaalida Ethiopia (XDSHSI) xaruntooda Magaalada Diridhaba ee dalka Ethiopia ayaa waxay xilkii guddida fulinta kaga qaadeen,Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia Cabdi Maxamuud Cumar, Iyo Guddoomiyaha Xisbiga XDHSI Maxamed Rashiid, kadib markii muddooyinkii ugu danbeeyey uu muran soo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Suxufiyiin ku dooday In Ururka Solja Xuquuqdoodii Weriyenimo uu u Maxlalay Mulkiilayaasha Hay’adaha Warbaahinta DAAWO

Hargaysa 15.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xubno ka mid ah saxaafadda Somaliland, ayaa si shaqsi shaqsi ah uga hadlay khilaafka ururka SOLJA iyo guddida qaban-qaabada shirweynaha ee ee la kala diray. Xubnahan ayaa ka biyo diiday habka guddida qaban-qaabada ee la kala direy u wadeen hawsha shirka, waxayna sheegeen in qorshahoodu ahaa in ergooyinku noqdaan Kuwo ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Murankii Xeerarka Is barkan ee Diiwaangelinta oo Galaaftay Mushaharkii Shaqaalaha Golaha Wakiilada iyo Aragtida Xildhibaan Qabile DAAWO

Hargaysa 15.Sep 2014 (SD/QJ)- Shaqaalaha  ka hawl gala  Xarunta Golaha Wakiiladda Somaliland ee Hargeysa,ayaa Shalay shaqo joojin sameeyay ka dib markii la laga jaray  mushaharkii ay qaadanayeen  qadar ka mid ah sidaana waxaa xaqiijiyay oo ka hadlay Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland. Xildhibaan Qabille waxaa kale oo uu Xukuumadda ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Warfaafinta ee Maamul Goboleedka Punt land oo Ka Jawaabay Hadal ka soo Yeedhay Gudoonka Baarlamanka Somalia DAAWO

Garowe 15.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Warfaafinta ee Maamul Goboleedka Puntland  Cabdiwali Xirsi Cabdulle Indho-guran ayaa Jawaab ka Bixiyay Hadal uu Sheegay inuu Gef ahaa oo ka soo yeedhay Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia Prof Jawaari. Indho-guran shirka uu qabtay waxa uu kaga hadlay siday Dadka Bay iyo Bakool kasoo jeeda ugu nool yihiin deegaanadda Puntland isla markasna […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Top Somali anti-terrorism officer shot dead in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia (CNN) — Al-Shabaab militants on Saturday shot dead the deputy chief of Somalia’s anti-terrorism unit, Mohamed Qanuni, in a drive-by shooting in Mogadishu, police said. Al-Shabaab military operation spokesman Abdiaziz Abu Musab claimed that militants blocked Qanuni’s vehicle with their vehicle at Km5 Junction, spraying it with bullets before escaping from the scene. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

let us chose between opportunist and visionary

In our practical life, some people are visionaries, while others are opportunists. Which one are you. Visionary people are risk takers as these types of people attempts all efforts based on ethical principles. Visionaries are creative people that take the initiative with the appropriate action. Visionaries take intelligent risks that capitalize on prime conditions. This kind […]

Posted in Uncategorized | Read More »

U.S. Embassy in Uganda tells citizens to seek shelter amid anti-terror operation

KAMPALA, Uganda — The U.S. Embassy told Americans in Uganda to seek safety on Saturday, warning that local authorities had uncovered a “terrorist cell” run by Somali militant group al-Shabab, which they believed was planning an imminent attack. The embassy posted a statement on its Web site that said it was not aware of specific […]

Posted in Uncategorized | Read More »