Home » 10:08 am
Entries posted on “September, 2014”
Hargeysa:Sep,15,2014(SDN/QJ)-Labada xisbi Mucaarid ee Waddani iyo Ucid ayaa manta si rasmi ah u shaaciyey inay wadahadallo lagu xallinayo muranka diiwaangelinta Madaniga ah la fureen xukuumadda Somaliland. Xoyhaya-yaasha Guud ee Labada xisbi mucaarid oo manta shir jaraa’id si wada jir ah ugu qabtay xarunta Xisbiga waddani ayaa shaaciyey inay socdaan wadahadallo la doonayo in xal lagaga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Baqdaad:Sep,15,2014(SDN/QJ)Waxa aad kor ugu kacday Tirada dalalka shaaciyey inay diyaar u yihiin ka qaybqaadashada dagaalka maraykanku kaga soo horjeedo Kooxda Daacish eek u sugan Dalalka Syria iyo Ciraaq. Xoghayaha Arrimaha Dibada Mareykanka John Kerry ayaa sheegay in ilaa afartan dal ay diyaar u yihiin inay ka qeyb qaataan dagaalka ka dhanka ah dowladda Islaamiga ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Eerigo:Sep,15,2014(SDN/QJ)-Cali Khaliif Galay ooh ore u shaaciyey inuu Madax u yahay Maalka dibadwareegga ah ee KHaatumo oo ku dhawaaqay xubno uu ku sheegay inay Yihiin Golaha wasiirada Maamulkiisa. Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweyne Galaydh,ayaa lagu magacaabay toddoba wasiir iyo hal wasiiru-dowle oo ka tirsanaan doona golaha cusub ee wasiirrada maamulka. Xubnaha loo magacaabay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,15,2014(SDN/QJ)-Madaxeynaha somaliland Mudane Axmed Siilaanyo, ayaa markii ugu horaysay ka Hadlay waxyaabaha ay xambaarsan tahay Miisaaniyadda Sanadka 2015-ka oo dhawaan xukuumaddiisu Golaha wakiillada horgeyn doonto. Madaxweyne Siilaanyo oo qoraal kooban ku faafiyey barta twitter-ka ee bulshadu ku xidhiidhaan, waxa uu sheegay in odoroska miiisaaniyad-sannadeedka 2015 ay xambaarsan tahay mashaariic kala duwan oo dhinaca horumarka iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Musharaxa Madaxwaynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in maamulka Jaamacadaha dalka in lagu khasbay oo waraaqo amar ah ay xukuumadu u qortay isla markaana ay ku dirqiday inaanay axsaabta mucaaridka ku soo casuumin munaasibadaha qalinjabinta ardayda jaamacdaha dalka dhamaysata. Jamaal Cali Xuseen wuxuu si kulul u weeraray Madaxweyne Siilaanyo iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Sida vidowga https://www.youtube.com/watch?v=fSVuzPi-wV8 ee youtubeka ee ku lifaaqan qoraalkaan ku cad, waxaad arkaysaa, aadna maqlaysaa hadalkii uu Afhayeenka Dowlada Federaalka Soomaaliya sida bareerka ah uu u yiri. Hadalkaasoo laga dhadhasan karo ama laga dareemi karo nac iyo naceeb, iyadoon laga fiirsan cawaaqib xumada uu keeni karo hadalka noocaan oo kale ah. Inkasta oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Intii lagu guda jiray Shir-madaxeedkii waddamada Afrika iyo Maraykanka ee horraantii bishii hore ee August ka qabsoomay magaalada Washington ee dalka Maraykanka, Wasaaradda Betroolka iyo Macdanta ee DFS waxay ku luglahayd wadahadalo ay la yeelanaysay Madax sare oo ka socotay Dawladda Maraykanka iyo wakiilo kale oo metelayey shirkadihii waaweynaa ee qandaraasyada shidaal-baarista ka haystay Soomaaliya […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Salaan qiimo badan dhamaan dadka fariintan akhriya. Waxaan halkan amaan iyo dhiiri galin aan la soo koobi Karin ugu gudbinaya Cabdi Good Abees oo si geesinimo iyo xilkasnimo leh ugu badheedhey inuu wax ka sheego ama kashiba heesaha badhaasuqa iyo fusuqa isugu jira ee imika lagu hayo suuqayada fanka Somalida. Heesahaasi ma laha xikmad dhadhan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Inaa lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Prof. Cabdi Haybe Cilmi oo Maanta 14/09/2014 ku Geeriyooday Magaaalada Hargeysa, Waxan Tacsidan u Dirayaa Qoyskii, Eheladii Qaraabadii, Bahda Aqoonta iyo Aqoonyahanka iyo Shacabka Simaliland ee Marxuumku ka Baxay. Marxuum Prof. Cabdi Haybe Cilmi oo ahaa Gudoomiyihii Hore ee Jaamacadda Hargeysa kana mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
While I was on randomly looking latest the new from some of somaliland websites, I have break to view a press release arranged by youth team deeply affected by the kidnapping against a young honorable journalist by unknown culprits. Kidnapping journalists is well-known and practiced countries like Somalia, Iraq, Syria Afghanistan and Mexico while they are doing their duties as journalists and Somali-land now categorized as one […]
Posted in Uncategorized | Read More »