Home » 3:00 am
Entries posted on “September, 2014”
Tripoli 16.Sep 2014 (SDN/QJ)- Ugu yaraan 250 Afrikaan Tahriibayaal ah, ayaa Doon ay saarnaayeen kula degtay Badda Libiya, kuwaasoo intooda badan la aamminsan yahay inay Badda ku dhinteen, halka 26 keliya oo ka tirsan 250-kaas Tahriibe ay badbaadiyeen kooxaha Badbaadada Libiya, sida uu xaqiijiyey Afhayeen u hadlay Ciidammada Badda ee dalkaas. Dadkan Tahriibayaasha Afrikaanka ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 16.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha dowladda Soomaaliyeed ee Puntland Maxamud Xasan Soocadde ayaa 9-kii Sebteenbar 2014 soo saarey amar u ku kala diraayo hay’adda Rurga Ganacsiga ee Puntland oo ah hay’ad madaxbanaan, waxaana wasiirku muddeeyay xilliga la qabaayo doorashada oo uu ka dhigey 10 Nofeembar. Masuuliyiinta Rugta Ganacsiga oo isku duuban ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 16.Sep 2014 (SDN/QJ)- Iyadoo dhawaan ay hay’adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch soo bandhigtay warbixin ku saabsan kufsi ay askar AMISOM ka mid ah u geysteen haween Soomaaliyeed oo u raadsaday saldhigyo ay Muqdisho ku leeyihiin dawooyin iyo cunno, ayaa waxaa kufsigan sida uu u dhacay ka sheekeeyay qaar ka mid ah haweenkii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jig Jiga 16.Sep 2014 (SDN/QJ)- Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga ESPDP ayaa lagu soo gebogabeeyey Guriga Martida Qaryaan Dhoodaan ee Magaalada Jigjiga ee dalka Ethiopia. Shirkan oo lagu soo magacaabay guddida qaban-qaabada shirweynaha Xisbiga oo ka kooban 9-xubnood, isla markaana talaabo lagaga qaaday saddex xubnood ka tirsanaa Guddida fulinta. Sida ay tibaxayaan ilo-wareedyo lagu kalsoonyahay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Sept 16,2014(SDN/QJ)-Waxaa magaalda Bristol ee dalka UK lagu qabtay munasabad lagu soo dhaweynaayay xubso cusub oo ku so biray xisibga mucaadad ee Wadani. Xubanahaani ayaa ka soo jeedaa gobolka Howd. Hadabo hoos ka daawo qaabka ay u dhacday munaasabadaasi.
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, Sept 16, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sh. Axmed iyo wefdigii uu hoggaaminayey ee Socdaalka shaqo u joogay magaalada Baydhabo ayaa intii aysan ku soo laaban Muqdisho, waxa ay kulammo kala duwan la soo qaateen, Odayaasha Dhaqanka , Bulshada gobolka, Saraakiisha ciidammada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM. Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Iigu garaaba saddex qof, oo silic adduun u dhammaaday, qaddar Ilaahayna ku dhacay mid waa gabadh 22 jir ah, oo kaadihaystu debadda taallo mutaysatana dhib xanuun badan sidaasna ku dhalatay iyo gabadh 25 jir ah, oo ay xubintii saxaradu ka imanaysay awdan tahay, iyadoo halka hore ay ka wada yimaaddaan kaadida iyo saxaradu sidaasna ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 15.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xubno ka Tirsan Xisbiyada Mucaaridka iyo Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ayaa isku haleelay dood adag oo ku wajahan Muranka ka dhashay Diiwaangelinta Muwaadinka oo labada Xisbi Mucaarid ay qaadaceen kadib markii la isku xidhay Diiwaangelinta Muwaadinka iyo ka Codbixiyeyaasha kaas oo ay ku doodeen inuu dabar ku yahay Sidii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa15/9/2014(SDN/QJ)Ma Jirto Wax Aanu Ku Heshiinay Axsaabta Mucaaradka, Cabdirashiid Riyo-Raacna Maanu Kulmin, Gudoomiye-yaashana Waxaanu Isugu Nimi Dood , Wax Heshiis Ahna Kamaanu Gaadhin Ee Waxaanu U Balanay In Aan Dood Iyo Falanqayn Ku Aadan Diwaangelinta Maddaniga ah Markale Isugu Nimaadno! “ Waxaan la yaabay Sida Cabdirashiid Riyo-Raac War aan Jirin uu Miciin u Mooday ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 15/9/2014(SDN/QJ)Xisbioyada mucaaridka ah ayaa maantya shaaca ka qaday inay xukuumda wada hadal ka leeyahiin xeerka diiwan galinta madaniga ah oo maalmahnba muran badani ka taagna taasi oo dhawaan si wada jira u qaadacen labada xisbi mucaarid iyadoo xukuumadu malmihii ugu danbaysay aad uga dhago adagysay balse ay imika ka wada hadlen sida ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »