Home » 2:50 am
Entries posted on “September, 2014”
Faynoord:Sep,17,2014(SDN/QJ)-Fannaanka soomaaliyeed ee Xasan Aadan Samatar, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay War shalay laga Baahiyey oo lagu sheegay inuu Geeriyooday. Xasan Aadan Samatar oo haatan ku sugan Dalka Holland, ayaa waraysi uu siiyey TV-ga Universal, waxa uu ku sheegay in laga Baahiyey Warar Been abuur ah oo Noloshiisa Lagu Baabi’inayo, isla-markaana Buuq iyo dhiillo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 16.Sep 2014 (SDN/QJ)- Hogaanka ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa si adag u difaacay sharciyada ururkaas iyo xeer hoosaadkiisa oo ay gudidii qabanqaabada ee loo saaray shirweynaha shanaad ee ururku ay u ku kala qaybsameen nidaamka loo marayo soo xulista ergooyinka ka qeyb galaysa shirweynaha. shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen xarunta ururka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,16,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa si cad uga Baxday Wada-hadal ku saabsanaa in xal laga gaadho muran iyo is afgaran waa ka dhashay Xeerka Diiwaangelinta Madaniga ah oo hortaalla Golaha Wakiillada, oo turxaan Bixinteeda Maanta loo Ballansanaa. Labada Xisbi Mucaarid, ayaa Galabta Ballan arrintaas lagaga wada Hadlayo Huteel Ambassador kula lahaa Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadda oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 16.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudida khilaaf saarka ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa ka hadlay khilaafka markale ka dhexqarxay ururkaasi oo ku heshiin waayay qabanqaabadada shirwyanaha shanaad oo la qaban lahaa dhamaadka sanadkan. Gudidadan oo ka kooban suxufiyiin waayeel iyo waxgarad iskugu jirta ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay inuu markale soo kala dhexgalo khilaaf […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 16/9/2014(SDN/QJ)Badhasaabka Gobalka maroodijex jeeni yare ayaa saaka kulan la qaatay qaar ka mida odayaasha gobalkani maroodijex isgaoo gudoomiuhu kala hadllaayey diiwan galinta madaiga oo dhawaan qarr kamida odayaasha gobalkani ay qaadacen diwan galintasi oo ay shegen inay deganadoda la keni karin ilaa sadexda xisbi qaran isku raacan moyane iyagoo odayashani ugu baaqay xisbiyada qaranka […]
Posted in Sports | Read More »
Hargeysa Sept 16,2014(SDN/QJ)- Telefishanka Qaranka Somaliland, ayaa adeeg casri ah oo dadku kala socon karaan barnaamijyada iyo wararka ku soo kordhiyey hababkii hore ee uu bulshada ugu gudbin jiray wararka iyo barnaamijyada laga baahiyo. Telefishanka Qaranka (SLNTV) oo Shacabka reer Somaliland iyo bulshada Soomaaliyeed ee daafaha adduunka ku dhaqani wararkiisa kala socdaan Shaashadaha iyo Dhinaca […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ugandan police said Sunday that suspected Islamist Shabaab insurgents arrested in weekend raids had planned to carry out bomb attacks, as the U.S. embassy said the immediate threat had been “countered.” Police raids on Saturday came two weeks after Ugandan troops, fighting in Somalia, reportedly provided intelligence that helped U.S. Special Forces kill the Shabaab’s […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Last few days, we have been hearing complains and counter complains from the political parties and the government with regard to voters registration and civil registration. However, not a short ago, A representatives representing the government, the three political parties and Somali-land donors jointly signed a mutual agreement, which authenticates that civil registration and voters registration […]
Posted in Uncategorized | Read More »
POLICE in Bristol have made their biggest seizure of the herbal stimulant khat since it became illegal nearly three months ago. Khat, now a class C drug, was sold and chewed openly in the city at about 30 cafes – known as mafrishes – before the ban came into force on June 24. Police officers […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A Somali-American man says his son has left the United States to join an Islamist extremist group in Syria. In an exclusive interview with VOA’s Somali Service, the father of Mohamud Mohamed, 19, said his son vanished from the city of Minneapolis on July 18, then called his mother from Syria four days later to […]
Posted in Uncategorized | Read More »