Home » 6:14 am
Entries posted on “September, 2014”
London Sept 17,2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin Wasiirka Gaashaandhigga, Wasiirka Warfaafinta, Taliyaha Ciidanka Xooga Soomaaliyeed iyo xubno kale. Ra’iiusl Wasaaraha ayaa ka qaybgalaya shir looga hadlayo amaanka iyo xoojinta ciidanka Soomaaliyeed. Waxaa kaloo uu la kulmi doonaa qaar kamid ah madaxda dalka Britain. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu 16 September, 2014(SDN/QJ)-National Union of Somali Journalists (NUSOJ) in partnership with Somali Media Independent Houses Association (SIMHA) held Media Peace campaign event in Mogadishu for the International Day of Peace. The event, which was attended by more than 150 people among them journalists, media representatives, government representatives, women organizations (national and regional level), human […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Salaan qiimo badan ka dib Dadka reer Somaliland gaar ahaan beesha Dhexe, sadex shay ayaa dhiigadooda iyo nolashooda la falgaley ama kaba mid noqdey nolol maalmoodkooda. Waa Aqoonsi, Dawlad la doorto, iyo Doorashooyin lagu doorto!!! Sadexdaa arimood mid waa ku heshiis, mid wey isku dhacaan, midna way ku ciyaaraan ama ku lacaabaan!!! Mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Optimism for peace and recovery in Somalia has become a transient feeling quickly dashed by the occurrence of violent incidents and discovery of gross wrongdoings. Many observers have expressed cautious optimism for better outlook after the recent killing of Ahmed Godane, leader of Al Qaeda affiliated group Al Shabab by US air strike, the military […]
Posted in Uncategorized | Read More »
hen a Somali interpreter from the African Union Mission in Somalia (AMISOM) approached Idil in July 2013 asking her to “befriend” a Ugandan soldier in exchange for money, she was struggling to survive. Idil (not her real name) had fled to the capital, Mogadishu, during the 2011 famine and was stuck in a camp for […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismaayo sept 17 2014(SDN/QJ)–Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay shirweynaha dib u heshiisiinta gobollada Jubbooyinka ee magaalada Kismaayo. Shirweynaha waxaa goob joog ka ahaa xubno ka socday labada gole ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wakiilo ka socdey beesha caalamka. Shirkan oo ay hormood ka tahay Wasaaradda arrimaha Gudaha iyo Federaalka una […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,17,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland, ayaa safar degdeg ah dhawaan ugu bixi doona Dalka Ingiriiska, isada ay ilo xogogaal ahi u xaqiijiyeen Qurbejoog.com Wararka ayaa intaas ku daray in madaxweynuhu uu isagoo wata wafti kooban dhawaan u bixi doono Ingiriiska, iyadoo sababtana lagu sheegay yeedhmo degdeg ah oo uga Timi dhakhtarka uu sida khaaska ula macaamilo. Madaxweynaha ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London:Sep,17,2014(SDN/QJ)-Midka mid ah wariyayaasha ugu caansan Dunida oo lagu magacaabo Dave Benton, ayaa daawadayaashiisa u sheegay inuu Muddo Kooban ku dhiman doono. Wariyahan oo u shaqeeya TV-ga WCIA, ayaa markii uu Baahintiisa ka Baxay daawadayaashiisa u sheegay war ay si weyn uga argagaxeen oo ay ka naxdin gariireen. Waxa uu si kedis ah u sheegay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Sep,17,2014(SDN/QJ)-Saraakiil dhinaca ammaanka Kenya u qaabilsan ka tirsan ayaa ku gooddiyey inay Dawladdu xidhi doonto Masaajiddo ay sheegeen in xagjirnimada dadka lagu baro. Agaasimaha Waaxda Baadhista Dambiyad Ndegwa Muhoro ayaa sheegay in xukuumaddu xidhay masjid ku yaal Machakos halkaa oo in ka badan 30 dhallinyaro ah lagu xidhay xilli loo qortay in ay ku biiraan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Sep,17,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyata, ayaa niyadjab ka muujiyey Hannaanka dunidu uga Hortagtay Cudurka Galbeedka Afrika Afeeyey ee Ebolaha. Waxa uu kenyata sheegay in dalalka reer Galbeedku aanay Bixin jawaabtii ku haboonayn ee cudurkan wax laga qagan kari lahaa, isla-markaana ay si gaabis ah ula macaamileen. Madaxwaynaha oo ka hadlayya kulan ka dhacay dalka Guinea […]
Posted in Uncategorized | Read More »