Nin hadduu tashiga guuto faran, keli ganaanaysto, Gaaraa-yucuuntiyo shinnida, gurucyo-dhaadheerta, Giiryaalayaashiyo fulaa, laguma-guuraanka, Gumarta iyo maajeenta iyo, geed-xunkiyo tuugga, Gun-gunnaafka iyo maarta iyo, gocorka aan buubin, Kun nin oo guraan-gur ah hadduu, goob isugu keeno, Guufka iyo haddii hooda iyo, giniga loo qaybsho, Maansada Gudgude ee Hadraawi, Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale, cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com 18/9/2014ka, Hargeysa, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
qurbejoog.com 17-Sep-2014(SDN/qj)Akhyaartay qormadeenan ciyaaraha waxaynu ku jaleeceynaa bahweynta ciyaaraha jecel oo aynan ka maqneyn taageerayaasha waraabowga qaba marka aay taageerayaan kooxohooda iyo isqadarinta ka dhaxeysa ciyaartooyda kubadda cagta ee aduunka caanka ku ah daawasho wanaagsan. jjaahuur@qurbejoog.com
Posted in Sports | Read More »
Hargaysa 17.Sep 2014 (SDN/QJ)- Hoggaanka Xisbi Xaakimka Somaliland ee KULMIYE,aya ka hadlay halka uu ka taagan yahay xeerka labada diiwaan galinood ee is barkan oo ay Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ee KULMIYE iyo WADDANI ay qaadaceen ay qaadaceen diiwaan galinta madaniga ah oo ay Xukuumaddu ku adkaysanayso in ay dhamaystirayso inta aanay doorashada xilligeeda gaadhin. Hoggaanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 17.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliladn Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa ka hadlay kulan ay la lahaayeen Madaxwynaha Somaliland guddoomiyeyaasha Asxaabta mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID. Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo maanta la hadlay warbaahinta,ayaa sheegay in ay balantii ay labada guddoomiye xisbi mucaarid la lahaayeen Madaxweynaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 17.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Shirar kala Duwan la yeeshay Ururada Bulshada (civil society) iyo Bahda Waxbarashada. shirarkaasi kala duwan oo maanta ka socday qasriga madaxtooyada gaar ahaan Hoolka weyne ee galaha wasiirada waxa ujeedadiisu ahayd sidii laysuna meel dhigi lahaa waxna looga ogaan lahaa qaabka Diwaangelintu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 17.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Cismaaciil (Saylici) oo maanta dalka ku soo laabtay ka dib muddo 9 maalmood ah oo uu safar shaqo ku joogay Dubai, isaga oo ka qaybgalay shir caalami ah oo lagaga hadlaayey Maalgashiga. Madaxweyne ku xigeenka oo ay safarkaasi ku wehelinayeen Wasiiru-dawlaha Maaliyada iyo marwada Madaxweyne […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 17/9/2014(SDN/QJ)iyada oo axsaabta mucaaridka ahi ay ku dhawaaqeen maalintii shalay ahady in xukumada somaliland kaga baxday wadahalo ay u balan sanaayeen in ay xal kaga gaadhaan muranka ka dhashay diwaan galinta madaniga ee dhawaan dalka laga bilaabayo, ayaa waxa maanta mar kale baaqday kulan ay ku balan sanaayeen labada gudoomiye ee xisbiyada mucaaridka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 17.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay diwaangalinta iyo sida aanay suurtagalka u ahayn inay qabsoonto . Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraaabe waxa uu sheegay inuu ka mucaarid ahaan wakhtiga ka dhamaaday dulqaadkii wixii ka dhacana ay masuul ka tahay xukuumada uu hogaamiyo Axmed Siilaanyo waa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 17.Sep 2014 (SDN/QJ)-Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Somaliland, Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay marxaladdan adag ee dalku marayo, waxaanu talooyin u soo jeediyay, xukuumadda, Axsaabta iyo shacabka reer Somaliland. Madaxweyne ku Xigeenkii Hore ee Somaliland Waxa uu Cadeeyay Sababta u weyn ee uu Xisbigoodii ku Guul daraystay inay ahayd Labadii Sanadood ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Heedheh Ma maqli jirteen Maanta Meel inoo fayoobi ma jirto” Mar hadii ay xeerarkii iyo xeegaanadii ay xukuumadii ka dhigatey shaadh ay kolba isu tosho oo ay is leekeysiiso, Miyaa nala aragteen Xukuumadii Maganta iyo Miciinka la moodaayey oo hada ku caan baxdey Xeer maroor, xeer-xaglis, Xeer bur-bur, xeer dhoob-dhoob, Xeer xeeladeyn, Xeer Xawawar, Xeer […]
Posted in Uncategorized | Read More »