Home » 3:00 am Entries posted on “September, 2014”

Afduub aan Hore loo arag oo Lagula Kacay Mid ka Mid ah Dalewarada Gaadiidka Tagaasida ah oo Ka Xogwaramay Qaabkii loo Qafaashay

Hargaysa 18.Sep 2014 (SDN/QJ)- Maxamed Cabdiraxmaan Nuur oo ah Wiil Tagsiile ah oo bishii iyo badhkii u dambeeyey gudaha Caasimadda Somaliland ee Hargeysa kaga shaqaysanayey mid ka mid ah Tagaasida yar-yar ee Tagsi Raaxada iyo Gaadhi Dukhaanka-ba loo yaqaanno, ayaa ka badbaaday Afduub ay Koox Budhcad ahi kula kaceen 13-kii bishan aynu ku jirno oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Muxuu kala Soo Laabtay Wasiirka Arrimaha Dibadu Safar uu ku tegay Wadamada Maraykanka iyo Kanada

Hargaysa 18.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis,ayaa ka war bixiyay  socdaal shaqo oo uu ku tegay dalalka Maraykanka iyo Canada,waxaanu sheegay in uu  la kulmay masuuliyiinta Qaramada Midoobay  iyo inta badan safiirada golaha ammaanka u fadhiya dalalkooda oo uu kala hadlay qadiyada Somaliland iyo waxyaabaha u qabsoomay intii ay Madaxbannaanideeda  kala […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Cidii Sami Qaybsigu Ka Maqanyahay Maha Inay Imika Cawdaan” Wasiirku Xigenka Wasaarada Gaashandhiga DAAWO

Hargeisa 18/9/2014(SDN/QJ) Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Cabdi Daahir Camud oo Saxaafadda Kula Hadlayay Gegida Diyaaradaha ee Cigaal International Airport ayaa Naqdiyay Beelaha Darafyada Saamiga ay ka heli lahaayeen Jagooyinka Jaangoynta Siyaasada Somaliland Waxa uu Wasiir ku Xigeenkani Sheegay in Cidii ka Maqnayd Saami qaybsigu aanay ahayn inay haatan Cawdaan. Hadalka Wasiir ku Xigeenka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Diiwaan galinta madanigu maaha arrin sahlan,Axmed Siilaanyana waxaan leeyahay..” Madaxweyne Xigeenkii Hore ee Somaliland

Hargaysa 18.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa sheegay in Somaliland marayso mar xalad adag, kaasoo tilmaamay in beesha caalamku ka jeestay Somaliland, una jeestay dhinaca Soomaaliya. Sidaa wuxuu ka sheegay waraysi uu siiyay Tv-ga Horn Cable, ayaa sheegay in diwaan galinta madaniga ah  tahay hawl adag. Madaxweyne ku-xigeenkii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The Youth's Voices on Piracy in Somalia

The Somali Anti-Piracy Information Center (SAPIC) in collaboration with the Somali National Youth Council convened for a roundtable discussion where youth deliberated piracy activities and its effects on the Somali people. Discussions were facilitated by a panel of five young graduates who described piracy “as equal to on-shore robbery”. sociology Ayan Mohamed Abdullahi from SIMAD […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmigham

London Sept 18,09,2014(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda iyo Mudanayaal ka tirsan Soomaaliya  Soomaaliya Baarlamaan ayaa xalay ka qaybgalay munaasabad balaaran oo ka dhacday magaaladda Birimingham ee dalka Britain oo jaaliyadda Soomaaliyeed ay ku soo dhoweynayeen Ra’iisul Wasaaraha iyo Wafdigiisa oo London u yimid ka qayb-galka  shir gaar ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Isis Offers Cash for Babies: Islamic State Luring American Women to Bear Children of Militants

The Islamic State is reportedly luring American women to Syria to bear the children of militants in return for money. The American police are trying to locate the girls who they believe are being lured by cash for babies, The Times reported. According to the report, at least three girls from Somali families from the US […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The bid from the government of implementing and finishing Somali-land civil registration within in 90 days based on brainchild fiction or comedy‏

Brainchild is in initiative of inventing which is considered to be a particular person’s creation wish which is impossible to accomplish. Is it likely to carry out our voter’s registration by the end of December, which is to nearly 90 days to pass? In reality, this is far from any reasonable human judgment as that […]

Posted in Uncategorized | Read More »

A report says Leicester’s Somali community plays key role in city

Leicester’s Somali community has fitted into city life thanks to things such as in schooling, a strong entrepreneurial spirit and a strong community. A report comparing seven cities has shown that Somali people have integrated better in Leicester than many other places. The Somalis in Leicester report, drawn up by the Open Society Foundations, was […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Four Somali Finns alleged to have financed terrorism

HELSINKI, Sept. 17 (Xinhua) — Four Finns of Somali origin face prosecution in Finland for allegedly financing terrorism, local media reported Wednesday. Finnish prosecutors said the four people collected funds and sent them to al-Shabaab in East Africa. The sums collected between January 2008 and January 2011 amounted to several thousand euros. Their trial is […]

Posted in Uncategorized | Read More »