Home » 5:41 am Entries posted on “September, 2014”

Qandaraasyo Somalia Hore Ula Gashay Shirkado Shisheeye Oo La Joojinayo

Muqdisho:Sep,19,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo aqalka Madaxtooyada somalia, ayaa sheegaya in Dawladda Federal-ka ahi go’aansatay in la joojiyo Qandaraasyo tiro badan oo ay hore ula gashay shirkado shisheeye oo u badan kuwo shidaa Baadhis iyo sahamineed. Tallaabadan ayaa la sheegayaa in  la qaaday kadib markii la ogaaday in wax isdabamarin iyo musuqmaasuq badani ku lamaan yahay hannaanka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Young diaspora Somalis rediscovering entrepreneurial roots

Two siblings are on a quest to revive the entrepreneurial streak once associated with Somali communities abroad. Asli and Yassin Ciyow want to dispel the image that young diaspora Somalis are often unemployed, involved in gangs, or linked to Islamist militants. The duo, born to a Somali father and a French mother, are bringing together […]

Posted in Uncategorized | Read More »

AMISOM Oo Laga Mamnuucay Degmo Muqdisho Ku Taalla Oo Muhiim ah Isu Socod Kooda

Muqdisho:Sep,19,2014(SDN/QJ)-Xooggaga AMISOM eek u sugan Koonfurta Somalia, ayaa laga Mamnuucay inay tagaan Degmo kamid ah Degmooyinka ugu caansan Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Yaasiin Nuur Ciise oo ah Guddoomiyaha Degmada Warta Nabada ee Gobolka Banaadir, ayaa sheegay inaanay ogolayn in ciidanka AMISOM isticmaalaan Waddooyinka kala duwan ee Degmadaas ku yaalla, isagoo si gaar ah u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Federalist Moves Heighten Somalia’s Natural Resources Debate

Two years have passed since Hassan Sheikh Mohamud was elected the President of the Federal Republic of Somalia. He came in to office with a view that federalism in the country needed more debate. The federalism debate revolves around two main pillars: the sharing of political power with the federal government and the sharing of […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Against the Odds, Finding Refuge in El Paso

EL PASO — In a seafood restaurant where most of the wait staff and clientele preferred Spanish to English, Dekha Hassan-Mohamed mustered some dry wit that reflected how she was slowly adapting to her surroundings on the Texas-Mexico border. “I am becoming Mexican, no more Somalia,” she said, prompting a chuckle from her lawyer, Linda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Minister of Information Praises UK’s Role on Somalia ahead of today’s London Security Event 18 September 2014

London, 18 September 2014 – H.E. Mustafa Duhulow, Minister of Information today praised UK’s role on Somalia ahead of today’s London Security Event that will be attended by H.E. Abdiweli Sheikh Ahmed, the Prime Minister of Somalia, H.E. Mohamed Shiekh Hassan, the Minister of Defence, H.E. Mustafa Duhulow and senior officials from the Federal Government […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Warfaafinta oo Ammaanay doorka hoggaamineed ee UK ee Somalia iyadoo uu maanta London ka soconayo Shirka Amniga

London, Sept 18 2014(SDN/QJ) – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Duhulow, ayaa maanta ammaanay doorka hoggaamineed ee UK ee Somalia iyadoo uu maanta London ka socdo Shirka Amniga oo ay UK iyo Somalia wada shir-guddoominayaan. Wafdi uu Hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Abdiweli Sheikh Ahmed ayaa ka qeybgalaya shirka London oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashandhiga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

NUSOJ and Relief International Hold Consultation meeting on Media Development on Somalia

Mogadishu, September 18, 2014The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) and Relief International, is an International American NGO based in the United State/UK and actively involved in the Somali media industry, held one day consultation meeting on Media development in Somalia in Mogadishu. The consultation meeting, which was held at Siyaad City Hotel on 9 […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Prime Minister opens international meeting on Support to Somali National Army

London Sept 2014 -His Excellency the Prime Minister of Somalia, Abdiweli Sheikh Ahmed, today opened an international meeting focussed on Support to the Somali National Army (SNA), at Lancaster House. A senior Somali delegation led by the Prime Minister and including the Minister of Defence, National Security Advisor, Chief of the National Army, Minister of Information […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Afti u Qaadista Scot-land oo Lix Dhibcood ka Horaysa Codka Maya,Macluumad Dheeri ah DAAWO

Scotland 18.Sep 2014 (SDN/QJ)- Maanta oo ah maalin khamis ah ayaa waxa ay dadka scotishka ahi u dareren cod bixin ay ku kala doranayaan in ay ku sii jirayan boqortooyada britien iyo in kale cod bixintaan oo ila hada socota aya la soo sheegaya in wararkii ugu danbeyey ay may hogaamineyso  Ololaha ka dhanka ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »