Home » 3:00 am
Entries posted on “September, 2014”
Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Ka hadlay Hadalo ka soo yeedhay Madaxwaynaha Somaliya,Waxaa kale oo uu Ardayda Jaamacadaha ka baxaysa u soo Jeediyay in la gaadhay Xiligii ay Tuutaha u Xidhan lahaayeen Adkaynta Midnimada Somaliland Waxaanu Hadalkan ka Jeediyay Munaasibad loo sameeyay dufcadii 11aad ee ka qallin Jebisa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa ka dhawaq ka soo Yeedhay Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia oo uu ku sheegtay qaar ka Mid ah Gobolada Somaliland inay Hoos tagaan Dawlada Federaalka . Gudoomiye Muuse Biixi waxaa kale uu fariin u diray kooxda Cali Khaliif Galaydh isagoo sheegay inuu yimaado Miiska Wadda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland ahna Guddoomiyha Gudiga qiimayta tabashada Madaxdhaqameedka Awdal uu u saaray Madaxwynaha Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami,ayaa sheegay in guddigoodu ay yeesheen todoba kulan isla markaana ay jiraan waxyaabo u qabsoomay iy daraasado ay sameeyeen isla markaana arrintii loo xil-saaray ay meel fiican u marayso. Wasiir Axmed Xaaji […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Maamulka Sare ee Madaarka Caasimada Hargaysa ee Cigaal International Airpote ayaa Beeniyay Warar ay Xisbiyada Mucaaridku ku sheegeen in loo diiday in Madaxdooda lagu soo dhaweeyo Qolka Nasashada ee Madaarka Cigaal. Maamulaha Madaarka Cigaal International Airport Maxamed Yuusuf Ismaaciil Waxa uu Sheegay in aanay haba yaraatee Waxba ka Jirin in Qolka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.Sep 2014 (SDN/QJ)- Kulan balaadhan oo lagaga hadlayay sidii beelaha gabooye ee Reer Somaliland ay uga qayb qaadan lahaayeen diiwaan galinta Madaniga ah,ayaa maanta lagu qabtay magaalda Hargeysa. Kulankan oo ay ka soo qayb galeen Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xseen,Wasiir ku-xgeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliladn Shugri Xariir Ismaaciil,xildhubaanno iyo masuuliyiin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 29/9/2014(SDN/QJ)Wasiirka gaashan dhiga ayaa maanta hor yimi fadhigii golaha wakiilada isagoo wasiirku ka warbixiyey waxqabadka wasaradiisa iyo arimaha ciidanka qaran somaliland iyadoo xildhibanadu ay halkasi su,aalo ku waydiiyen Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@Somalidiasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Harbeisa 29/9/2014(SDN/QJ) xukuumada somaliland ayaa maanta markii ugu ka hadashay dagaalkii ka dhacay magaalada dhahar taasi ay dhawaan ciidanka qaranka somaililand iyo ciidanka maamulka putland kaasi sababay khasare dhimisho iyo dhaawacba leh iyaduu xildhibanau halkasi su,aalo ka waydiiyen abaanduulaha qaranka Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay Xaflada Qalinjebinta Ardayda Sanadkan ka baxday Jaamacada Hargeysa University, ka qaybgalka madaxweynaha ee jaamacada Hargeysa oo noqonaysa Jaamacadii Shanaad (5) ee uu madaxweynuhu sanadkan la qaybsado farxada Qalinjebinta Ardayda iyo Waalidiintaba. Jawiga Saaka ayaa ahaa mid ka duwan sidii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,29,2014(SDN/QJ)-Maanta ayey ahayd markii wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland ay ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanaadka Fasallada siddeedaad ee Dugsiyada Dhexe iyo Kuwa Afraad ee Dugsiyada Sare, waxana la kala saaray Dugsiyada Gaarka loo leeyahay iyo Kuwa Dawliga ah. Halkan waxanu maanta idiinku Haynaa Magacyada Tobanka Arday ee ugu sarreeyey Dugsiyada Afraad ee Gaarka Loo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,29,2014(SDN/QJ)-Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay Natiijada imtixaanaadka Shahaadiga ah fasalada 8-aad ee Dugsiyada dhexe iyo kuwa 4-aad ee Dugsiyada sare. Shir Jaraa’id oo ay Wasaaradda iyo xafiiska Imtixaanaadka oo iskaashanayaa saaka ku qabteen Xarunta xafiiskaasi ku leeyahay Magaalada Hargeysa, ayey ku shaaciyeen Natiijada Gebi ahaanba Ardaydii […]
Posted in Uncategorized | Read More »