Home » 4:35 pm
Entries posted on “September, 2014”
London Sept 18,20149SDN/QJ)-Raiisul Wasaaraha dalka Soomaaliya Md Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa wareysi uu sii yay TVga HCTV waxa uu uga waramay safar uu ku joogo dalka UK. Raiisul Wasaaruhu waxa kale oo uu ka waramay khilaaf la sheegay in uu u dhexeeyo isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya oo ku wejahan maamul u sameynta gobolada koonfureed ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, 18, September, 2014-(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir caalami ah oo lagu taageerayo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ka furay xarunta Lancaster House ee magaalada London. Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayey Ra’iisul Wasaaraha oo ay ka mid yihiin Wasiirka Difaaca, Wasiirka War-faafinta, La-taliyaha Ammaanka Qaranka, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Sept 18,2014-His Excellency the Prime Minister of Somalia, Abdiweli Sheikh Ahmed, concluded a productive day of discussions and donor commitments at Lancaster House, London, on the rebuilding and support to the Somali National Army (SNA). A wide range of donors from the international community attended the meeting focussed on providing support to the SNA. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qurbejoog.com-19-Sep-2014-(SDN/QJ) Akhyaartay qubanaheena ciyaarha wali waxaynu ku jirnaa ciyaartooyda caanka ah kubadda cagta aduunka ixtiraamka aay u hayaan teegeerayaashooda iyo bahweynta ciyaaraha jacel. waxa kale oo inoo soo socda dhacdooyinka iskugu jira inta ciyaarta lagu jiro wax yaabaha qabsada garsoorayaasha,ciyaartooyda oo aynan ka madhneyn qosol fara badan. jjaahuur@qurbejoog.com.
Posted in Sports | Read More »
Hargeisa (SDN/QJ)Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani islamarkaana, ah Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(ciro),ayaa dhambaal tacsi ah u direy Qoysaskii ay ka geeriyoodeen, labadii sarkaal ee lagu dilay Tuulada Qorilugud,iyo dhamaanba shacbiga Reer Gabiley iyo Awdal ee ay kasoo jeedeen, iyo ciidamada Qaranka ee ay katirsanaayeen Marxuumiintaasi,waxaanu ilaahay uga baryay in uu janadii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gabiley:Sep,19,2014(SDN/QJ)-Ilaa iyo Haatan hal qof ayaa dhintay lix kalena waxa soo gaadhay Dhaawacyo kala duwan, kadib mudaharaad rabshado wata oo Maanta reer Gabiley kaga soo horjeedeen Saraakiil ciidanka qaranka ka tirsanaa oo lagu laayey Deegaanka Qorilugud. Sida uu sheegayo wariyahayaga Gobolka Gabiley, waxa Mudaharaadka oo Bilaabmay Salaaddii jimcaha kadib loo adeegsaday Cudud ciidan, waxana, waxana […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Cardif:Sep,19,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan natiijooyinka Hordhaca ah ee kasoo Baxaya Codbixintii Shacabka Scotland aayahooda kaga tashanayeen, waxa haatan hoggaanka haya dadka kasoo horjeeda Go’itaanka Gobolkaasi. Iyadoo ilaa haatan la tiriyay 31 ka mid ah 32-da degaan ee Scotland ayaa dadka diiddan inay ka go’aan Britain waxay heleen boqolkiiba 55. Dadka taageersan madaxbanaanida Scotland ayaa ilaa haatan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Sept 19,2014(SDN/QJ)-Sheekh Mustafe Haaruun ayaa si mug leh waxa uu u sharaxayaa siyaasadii uu umadda ku hagi jiray Nebigeena Suuban Maxamed (CSWS). Sheekh Mustafe Harruun ayaa ku dheeraanaya ka hadalka taariikhda siyaasadeed isla markaana muujinaya sida umadda loogu hagi karayo dhaqanka iyo caqiidada Islamka hadii la helo hogaan hufan.
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Sep,19,2014(SDN/QJ)-Dawladda Kenya ayaa ku Hawllan sidii ay difaac adag uga geli lahayd dacwadda Somalia u Gudbisay Maxkamadda Caalamiga ah, taas oo ku saabsan Qaybo kamid ah Badda soomaalida oo Kenya sheeganayso. Sida la sheegayo waxaXeer ilaaliyaha dowlada Kenya Githu Muigai, diyaariyay koox garyaqaano ah oo ka difaaca xukuumada Kenya dacwada maxkamada sare ee Qaramada Midoobay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mousil:Sep,19,2014(SDN/QJ)-Maamulka Islaamiga ah ee ISIS, kana taliya Goobo kamid ah Dalalka Ciraaq iyo Syria, ayaa soo saaray Muqaal ah Wariye Dalka ingiriiska u dhashay, kaas oo iyaga maxbuus u ah. Muuqaalkan ayaa daba socday saddex muuqaal ooh ore ay kooxdu u soo saartay, kuwaas oo ahaa saddex muwaadin oo laba kamid ahi u dhasheen dalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »