Home » 3:00 am
Entries posted on “September, 2014”
Hargaysa 21.Sep 2014 (SDN/QJ)-Weft balaadhan oo dalka Sudan ka socda ayaa booqasho ku yimi dalka Somaliand,waxaana Weftiga dalka Sudan ka yimid xaiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis. Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis,ayaa sharaxaad ka bixiyay ujeedada socdaalka reer Sudan iyo xubnaha Weftigu qaybaha ay ka kooban yihiin.. “Waxaanu halkan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ankara 21.Sep 2014 (SDN/QJ)- Daraasiin lahaystaal ah oo ay afduub u haysteen Islaamiyiinta (IS), kuwaas oo kasoo jeeda dalka Turkiga ayaa maanta dib uhelay xoriyadoodii iyagoo dib ugu laabtay dalkoodii hooyo. Dadkaan oo tiro ahaan gaarayay 49 qof ayaa ku qeylinayay astaanka calanka waxyar kadib markii ay gareen koonfurta dalkaas. Reysal wasaarahaTurkiga Ahmet […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Boorama 21.Sep 2014 (SDN/QJ)–Gudoomiyaha Maxkamada Rafcaanka Gobolka Awdal ayaa sheegay inay Soo Fuliyeen Xukuno kala duwan deegaano ay soo mareen iyo Nin Afar Hablood oo dhalinyaro ah qudha ka jaray. Waxa kale oo uu sheegay inaanu jirin deegaanada Salal Xabsi Dadka Lagu xidho,oo Dadka ay soo Xidhaan lagu Hayo Goobo Bakhaaro ah taas oo Caqabad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 21.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xoghayaha Maaliyadda Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faadumo Siciid Ibraahim, ayaa sheegtay inaan loo dul-qaadan karin in Ciidanka Booliska Somaliland markasta Rasaas nool uu adeegsadaan Shacab Muwaaddiniin ah oo dareenkooda ku cabbiraya Muddaharaad nabadgelyo ah, iyadoo ay dawladdu haysato oo lagu caawiyey, isla markaana Istoodhada ku xidhatay Qalabka loogu talo-galay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 20.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa oo uu maanta ka jeediyey Furitaanka Kal-fadhiga Shanaad ee Golaha Baarlamaanka dalka waxa uu ku sheegay inuu hubo in sannadka 2016-ka inay doorasho ka dhici doonto waddanka oo ay talada dalka qaban doonaan Madaxweynayaal Shacabku codkooda ku soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Sana 20.Sep 2014 (SDN/QJ)- Dhismaha Telefishinka dawladda Yaman ayaa gubanaya ka dib markii ay madaafiic ku duqeeyeen kooxda shiicada ah ee mucaaradka ah. Warar laga soo xigtay dadweynaha degan xaafadda uu ku yaallo Dhismaha Telefishinka iyo shaqaalaha TV_gaasi qaarkood ayaa caddeeyey in maanta oo Sabti ahayd uu dab xoogani ka dhex kacay dhismaha Telefishinka iyadoo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 20.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay kalfadhiga shanaad ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Furitaanka kalfadhiga waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha baarlamaanka, Maxamed Cismaan Jawaari. Madaxweyne Xasan ayaa baarlamaanka uga tacsiyeeyay xildhibaannada geeriyooday muddadii ay fasaxa ku maqnaayeen xildhibaannada. Wuxuu ku tilmaamay xildhibaannada la dilay ‘shuhaddo’ u adeegayay dadkooda iyo dalkooda. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 20.Sep 2014 (SDN/QJ)-Guddiga Khayraadka Dabiiciga ah iyo Tamarta,ayaa ka hadlay khayraadka dalka iyo heshiisyo ay sheegeen in ay sharci darro yihiin oo ay Xukuumaddu gashay waxaanay Xukuumadda ku dhaliileen in ay ka baxday balan qaadyadii ay hore ugu gashay ololaha ee ahaa in ay ilaalinayso dhamaan khayraadka dalka isla markaana ay baal martay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gebilay 20.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo WADDANI ku eedeesay Masuuliyadda Muddaharaad xooggan oo shalay gilgilay magaalada Gabiley, isla markaana sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, kaasoo ay Xukuumaddu sheegtay inay si buuxda abaabulka iyo kicinta dadweynaha Muddaharaadayey uga qayb-qaateen, Siyaasiyiin, Masuuliyiin iyo Xildhibaanno Xisbiyada Mucaaradka ah ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,20,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo ka tirsan Golaha Wakiillada somaliland, ayaa maanta xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo si kulul ugu canaantay waxka-qabashada Shaqaaqadii Qorilugud iyo rabshadihii shalay ka dhacay Degmada Gabiley. Waxa uu xildhibaanku xukuumadda ku canaantay sida ay uga gaabisay inay arrintaas dabbaraadeeda shacabka ku qanciso, waxana uu sheegay inaanu xataa Madaxweynuhu tacsi dirin wali, “Waxan […]
Posted in Uncategorized | Read More »