Home » 12:59 pm Entries posted on “September, 2014”

Murankii ka Taagnaa Arrimaha Diiwaangelinta Somaliland oo lasoo Gunaanaday iyo Hoggaanka saddexda Xisbi-qaranka oo Ka Hadlay

Hargeysa:Sep,21,2014(SDN/QJ)-Waxa goor dhaweyd  kulan lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Somaliland lagu soo Gunaanaday murankii ka taagnaa arrimaha Diiwaangelinta,iyadoo ay halkaas ka hadleen hoggaanka sare ee axsaabta qaranka Somaliland. Kulan maalintii shalay bilaabmay oo ujeeddadiisu ahayd in bulshada loo bayaamiyo in meesha laga saaray khilaafkii ka  taagnaa qoddobo ku jirey xeerka diiwaangelinta oo haatan horyaalla Golaha Baarlamaanka,  […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Halkan Ka Daawo: Xasan Ciise Jaamac Oo Maanta Si Adag Uga Hadlay Dilkiiii Sarakiisha Iyo Shaqaaqadii Gabilay Dhacday

Hargisa 21/9/2014 (SDN/QJ)Gudoomihii  ururkii  xaqsoor  xasan ciise jaamac ayaa maanta ka hadlay  shaqaaqadii ka dhacday gobalka gabilay  isagoo sidoo kale ka hadlay dilkii Sarakiisha  ciidankee ka dhacay degmada qori lugud  taasi  oo xukuuada si adag ugu canbaareyey  wax ka qabashadeda Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Conact@somalidisporanews.com  

Posted in Uncategorized | Read More »

Halkan Ka Daawo: Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland C/raxman Saylici Oo Ka Hadlay Muranki Diiwan-Galinta Madaniga Ah

Hargeisa 21/9/2014 (SDN/QJ) Madaxwayne ku xigenka somaliland  ayaa maanta ka hadlay xeerka diiwan galinta madaniga ah oo baryahii ugu danbeyey muaran badani  ka taagnaa taasi oo dhaman  gobalada iyo degmoyinka si adag loga soo  horjestay  ayaa markale xukuumadu  qasriga madaxtoyada ku marti qaday gudomiyasha labada xisbi Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Safarkiisii Ottawa Canada oo la kulmay Jaliyada Somaliland

Ottawa Sept 21,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland Md Maxamed Yonis Bixi ayaa booqasho shaqo oo uu ku tegay dalka Canada waxa uu kulan gaar ah la yeeshay jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan caasimada Canada ee Ottawa. Wasiirka ayaa halkaa jaaliyada khudbad uu uGu jeediyay waxa uu ku dheeraaday xaaladihii u danbeeyay ee dalka iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Weekly Press Conference on the Progress of the Somali Government

Mogadishu, 21 September 2014 – The Minister of Information, Mustafa Duhulow, today addressed the media, providing an update on the progress of the Federal Government of Somalia (FGS) over the last week. The Minister discussed various issues: reconciliation conferences in Kismayo and Baidoa; progress on the census initiative and in education; the London security event; […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya oo meesha ka saaray inuu jiro Khilaaf u dhexeeya Madaxda sare ee Qaranka

Muqdisho Sept 21,2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo uu yeeshay Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomalaiya, kaasi oo diiradda lagu saarayey horumarka laga sameeyey ammaanka iyo siyaasadda dalka. Shirkan aan caadiga ahayn ayaa waxaa ka soo qaybgalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaala Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Firm angles for Sh180b Somalia remittances with virtual banking service

Nairobi; Kenya: A local company Rapid Communications Ltd has ventured into to the Somali market after acquiring a 16 per cent stake in Nationlink Telecom, along with a banking services licence. The stake has enabled the company to roll out virtual banking services in Somalia. The service will allow the mass market in Somalia to […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

Mogadishu Sept 21, 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Dib u heshiisiinta ka socota Kismaayo, Dib u heshiisiinta ka socota Baydhabo, horumarka tirokoobka dadweynaha, horumarka waxbarashada dalka, shirka amniga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cali Khaliif Oo Cambaarayn Kala Kulmay Qaar Kamid ah Taageerayaashii Durbaanka u Tumi jirey

Muqdisho:Sep,21,2014(SDN/QJ)-Xubno katirsan odayaasha durbaaka u tuma Kooxda Khaatumo, ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen Magaalada Muqisho ku sheegay inay si weyn uga soo horjeedaan Hannaanka uu Cali Khaliif u magacaabay xubnaha uu wasiirrada ku sheegay xilli uu wali ku dhuumaalaysanayo dhirta dhexdeeda. Cabdillaahi Sheekh Cabdi oo ka mid ah odayaasha  sida joogtada ah ula […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hay’ad Caalami ah Oo Walaac Ka Muujisay Nolosha Carruurta Da’da Yar ee Reer Kenya

Nairobi:Sep,21,2014(SDN/QJ)-Kenya ayaa lagu daray Dalalka ay sida joogtada ah ugu geeriyoodaan Carruurta Da’doodu ka Hoosayso Shanta Sano sida ay sheegayso Warbixin cusub oo dhawaan lasoo saaray. Sida ku cad warbixinta ay soosaartay UNICEF dowlada kenya ayaa ku guul daraysan karta hadafka la tiigsanayo 2015ka taasi oo ah in dhimashada caruurta ka yar 5 sano hoos […]

Posted in Uncategorized | Read More »