Home » 2:22 am
Entries posted on “September, 2014”
Muqdisho Sept 22, 2014(SDN/QJ)- Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay dhowaan wadahadal daah-furan la bilaabi doonto Dawlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliya. Mudane Ridwaan Xirsi ayaa sheegay in wadahadaladii la filayey inay dhowaan dhex-maraan Dawladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Puntland uu dib-u-dhac ku yimi sababo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, 21, September, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo uu yeeshay Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaliya. Kulankan oo looga dooday arrimo dhawr oo ay ka mid yihiin ammaanka qaranka iyo Hindise-sharciyadeedka Biyaha, ayaa waxaa ugu danbayntii lagu magcaabay Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
His Excellency the Acting Prime Minister of Somalia Ridwan Hersi Mohamed said today that the Federal Government will enter in open, honest and transparent discussions with the Puntland State of Somalia as soon as possible. The Federal Government of Somalia and the Government of Puntland have been engaged in very important discussions for the past […]
Posted in Uncategorized | Read More »
His Excellency the Deputy Prime Minister of the Federal Government of Somalia Ridwan Hersi Mohamed today congratulated the Somali people on the International Peace Day, declaring that the great nation of Somalia deserves peace, development and to keep pace with the world. His Excellency Ridwan Hersi also urged all Somali people to refrain from use […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Three young men in southern Sweden suspected of attacking Somali refugees with stones and screaming “sieg heil” have been indicted on charges of racial agitation. The incident occurred on August 21st in the small municipality of Tomelilla in Skåne. Three brothers from Somali were awoken in the early hours when a window of their apartment […]
Posted in Uncategorized | Read More »
People and animals in the Galgagud, Hiran and Mudug regions of central Somalia have been hit by an acute shortage of water after almost a year without proper rainfall.The Commissioner of Mahas district in Hiran region, Mumin Mohamed Halane told the African Press Agency on Sunday that hundreds of rural people have flocked to towns […]
Posted in Uncategorized | Read More »
BERLIN – German authorities have arrested two suspected members of the Somali-based extremist group al-Shabab after they landed at Frankfurt airport Saturday. The federal prosecutors’ office said in a statement Sunday that the men were detained in Kenya last month and deported to Germany. Both are alleged to have gone to Somalia in 2012 and […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Although President Silanyo administration alleged that Somali land budget for the fiscal year for the on-going year (2014) is US $ 152 million and that for the next year shall be US $ 180 million. Unfortunately, the entire budget reported by Silanyo by administration is benefited by few personalities or clans and over 70 % […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 21.Sep 2014 (SDN/QJ)- Hal abuur kasta Xil ayaa ka Saaran inuu wax ka Curiyo Xaalad kasta oo ay Ku Sugan Yihiin Bulshada uu ku dhex Nool yahay,Hal abuurku Waa Tilmaame iyo Tusaha dadkiisa u Sheega Wadada ay Marayaan inay tahay Tii la rabay ee Higsiga iyo Himiladooda ka Turjumaysay. Maanta Waxay Shabakada Qurbejoog.com halkan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gaalkacayo 21.Sep 2014 (SDN/QJ)- Diyaarad ka soo qaadi lahayd magaalada Muqdisho madaxweynaha maamulka Galmudug,Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) ayaa amar lugu siiyey inaysan soo caga dhigan karin magaalada Gaalkacyo. Ilo xog-ogaal ayaa xaqiijiyey in madaxweynaha Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) uu ka baaqsaday diyaarad uu ka soo raaci lahaa Muqdisho oo uu ka soo dagi […]
Posted in Uncategorized | Read More »