Home » 4:57 pm
Entries posted on “September, 2014”
Anaga Oo Ah Dhalinyarada Kasoo Jeeda Gobolada Galbeedka Somaliland Kuna Sugan Magaalada Hargeisa Waxaanu Ka Xunahay Kana Murugaysanahay Dilkii Foosha Xumaa Ee Loo Gaystay Labadii Sarkaal Ee Ka Tirsanaa Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Waxaanan Halkan Baaq Cod Dheer Iyo Mid Gaabanba Xukumada Uu Hogaamiyo Mdaxwayne Axmed Siilanyo Oo Aan Iyadu Wax Ay Qabato Daaye […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tan iyo Markii ay Somaliland bilawday nidaamka doorashooyinka madaxa bannaan ayaa waxa lagama maarmaan noqotay in la sameeyo hab diiwaan galineed (System registration) oo lagu kala saaro qofka gaadhay da’adii codaynta iyo in aan lagu celelin codixinta. 2009 kii ayaa ay ahayd markii ugu horaysay ee ay Somaliland samayso voting registration kaasi oo noqday hal […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa (SDN/QJ)Garabka dhalinyarad xisboga muraaidka ah wadani ayaa maanta beenaiyey xubno ka mida xisbigasi oo u diga rogtay xisbiga muxxfidka ah kulmiye oo uu sheegay wiil ka mida dhalinta wadani o isku magacabay inu ahaa gudoomiyaha garabka dhalinyarada waani ay shegen inaanu waxba ka ahyn xisbiga Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somaalidiasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 22/9/2014 (SDN/QJ)Musharaxa Madaxwayne ee xisbiga ucid jamal cali xusen ayaa maanta shegay inaanu isgu waxba ka ogayn heshiiskii ay shalay xisbiyada iyo xukumadu uuna sheegay inuu isagu halkii uu ka taaganyahay isagoo intaasi ku daray inan waxba laga badlin xeerkii ay isku hayen Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 22/9/2014 (SDN/QJ)Ciidamada RRU Ayaa Magaalada Gabiley Ku Toogtay Nin Dhaliyaro Ah Oo Lagu Magacaabo Marxuum Mukhtaar Xasan Bare . Marxuumka Ayaa Ahaa Maxbuus Ku Xidhnaa Jeelka Gabiley Islamarkaana Loo Haystay Danbi Fudud Kaasi Oo Maxkamada Dhexdeeda Ay Isku Afdhafeen Mid Kamida Ciidama Rruda Oo Ilaalinayay Maxkamada Kadibna Uu Si Badheedha Ugu Dhuftay Xabbad Halkaana […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa(SDN/QJ)Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badaha somaliland Cali Jaamac Buureed ayaa jawaab Kulul ka bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Xildhibaan Cali Maxamed Aadan (Cali-barre) oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Wakiillada oo ay kasoo jeedaan Isku Deegaan. Shir Jaraa’id oo ku qabtay Magaalada hargaysa Ayaa waxa uu waxba Kama jiraan Ku Tilmaamay Hadalka Xildhibaanka Kaas oo ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa(SDN/QJ)wasiirka arimaha dibada somaliland ayaa maanta ka hadlay shirka ganacsiga ay dawlada britan sanadkani ay si gaara dawlada ugu soo marti qaaday tasi oo ssheegay inay somailiand ay waxbadani ka faa,iidaysan doona siiba ganacsatdena Hargeisa SDN./QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Sep,22,2014(SDN/QJ)-Waxa sii kordhaya tallaabooyinka lagula dagaallamayo Kalluumaysiga sharcidarrada ah ee Xeebaha Somalia lagu Hayo, iyadoo ay dawladda Federalka ahi Toddobaadyadan dardargelisay dagaalkaas ay kula jirto boobka badaha lagu hayo. Dawladda Somalia oo sida laga wada warqabo dhawaan soo bandhigtay diyaar casri ah oo kalluumaysiga sharcirada ah lagula dagaallamayo, taas oo sawirro ka qaadaysa maraakiibta ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Sep,22,2014(SDN/QJ)-Taliyaha Cusub ee haatan loo igmaday Hoggaaminta Hay’adda Nabadsugidda Somalia Korneyl Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare, wuxuu ku dhashay Magaalada Muqdisho, waxbarashadiisa Hoose, Dhexe, Sare ilaa Jaamacad wuxuu ku qaatay gudaha dalka, Takhasus kiisa Master Degree ga ah oo Heshiisyada Caalamiga iyo Security ga (AMNIGA) wuxuu ku soo qaatay dalka Masar, waxaana uu hada diyaarinayaa PHD xidhiidhka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Doha:Sep,22,2014(SDN/QJ)-Aqoonyahan dhinaca diinta iyo Maaddigaba caalim ku ah oo u dhashay dalka Qatar, ayaa lagu eedeeyey inuu xidhiidh dhaw la leeyahay ururro argagixiso oo ka jira meelo badan oo caalamka ka mid ah. Wadaadka la tuhmay ayaa magaciisa lagu sheegayCabdulraxmaan Al-Nucaymi, waxana uu madax ka yahay Hay’ad xuquuqda Bani’aadamka u doodda, iyadoo lagu tuhmay inuu […]
Posted in Uncategorized | Read More »