Home » 3:00 am
Entries posted on “September, 2014”
Hargaysa 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiir Ku-xigeenka Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Somaliland Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa sheegay in qaddarinta dhaqanku farayo marmar ku keento inuu ka ammuuso arrin muhiim ah oo talo dhaxal-gal ah kaga geysan kari lahaa Golaha Wasiirrada dhexdeeda, laakiin taasina soo afjarmi doonto, maaddaama wakhtigan Cirro la wada yeeshay. Barnaamij taxane ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Boorama 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Sam Sam Cabdi Aadan ayaa Dhagax dhigtay Maktabad Cusub oo lagu soo Kordhinayo Jaamacada Camuud ee Magaalada Boorama. Wasiirka Waxbarashada ayaa Kormeer ku tagtay Magaalada Boorama Boorama SDN/QJ
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gobolka Salal C.risaaq Waaberi Rooble ayaa ka hadlay Habka Isu Socodka Xuduuda ay Wadaagaan Somaliland iyo Jabuuti oo Mudooyinkii u danbeeyay labada dhinacba ay adkeeyeen dadka isaga gudbaya labada dal. Gudoomiyaha Gobolka Salal Waxaa kale oo uu ka Hadlay Baahi Caafimaad oo ka Jirta Gobolka uu Mas’uulka ka yahay isagoo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii ay Magaalada Nairobi kaga qayb galeen Shir uu soo qabanqaabiyay Baanka Adduunku. cialis soft tabs 10 mg Hargaysa SDN/QJ
Posted in Uncategorized | Read More »
Nationlink Telecommunication Company of Somalia and Rapid Communications Ltd of Kenya are soon jointly starting a mobile banking project. This project will facilitate for the Somali people to save their money in their mobile accounts and to purchase commodities using mobile money transfer. This project will be used to transfer $2 billion annually. Rapid Communications […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MOGADISHU, Sept. 22 (Xinhua) — Somali President Hassan Sheikh Mohamoud on Monday left for a UN summit meeting in New York this week, state radio reported. The Somali leader will speak at the summit that is expected to bring world heads of states and government in New York to tackle key issues affecting the world. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The injustices in Somali-land has reached to the point to the level where no can be silent and therefore all of us is obliged to speak against this injustices, as injustices to someone is injustices to all of us. Somali-land did not belong to a particular group, clan or segment of the society, Unfortunately in reality, it appears that, the resources and the tax […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 22.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dowladda federaalka ayaa maanta u ambabaxay dalka Mareykanka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu magaalada New York uga qeyb-galo shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Madaxweynaha ayaa lagu wadaa inuu halkaas ka jeediyo khubad uu uga hadlayo horumarrada ay dowladdiisa ka sameyneyso gudaha dalka iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 22.Sep 2014 (SDN/QJ)- Iyadoo Madaxweynaha Maamulka Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug Cabdi Xassan Cawaale “Qaybdiid” uu xalay warbaahinta ka sheegay in Dowladda Puntland ay Cunaqabatayn saartay Garoon Diyaaradeed Oo Galmudug ay ka dhisatay Duleedka Koonfureed ee Magaalada Gaalkacyo, ayaa hadalkaasi waxaa ka jawaabay Wasiirka Duulista iyo Hawada iyo Garoomada Puntland Xasan Xaaji Siciid oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa (SDN/QJ)halkan ka daawo barnaaimkii Hoballlka iyo hal abuurka iyo abwan hal-deeqo jacaylka
Posted in Uncategorized | Read More »