Home » 4:15 am
Entries posted on “September, 2014”
Sanca:Sep,23,2014(SDN/QJ)-Inkastoo heshiis dhawaan jabhadda Xuutiyiinta iyo dawladda Yaman ay heshiis kala saxeexdeen, haddana waxa magaalada sanca ka Taagan boob lagu hayo aqallo ay lahaayeen siyaasiyiin caan ah oo dalkaas xukuumadihii kala duwanaa ee dalkaas kusoo jirey. Wararka ayaa intaasi ku daraya in boob ay u geysteen Xuutiyiintu guryo siyaasiyiin caan ah oo uu ka mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gabiley:Sep,23,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale oo haatan wafti uu kamid yahay ku sugan yihiin Deegaanka Gabiley, ayaa shaaciyey in waxgaradka reer Gabiley lagu qanciyey in si wada jir ah loo dejiyo xaaladda ka dhalatay mudaharaadkii dhawaan Halkaasi ka dhacay ee dhimashada keenay. Wasiirku waxa uu sheegay in lasoo afjaray dareenkii cadhada lahaa ee reer […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Sep,23,2014(SDN/QJ)-Madaxweynah Kenya oo la daalaa dhacaya dacwadda kaga socota magaalada The Hauge ee dalka Holand, ayaa loo ogolaaday inuu isagoo dalkiisa jooga Khadka Video-ga kaga qaybgalo dhegaysiga dacwaddaas. Bayaan ka soo baxay Maxkamadda Dambiyada dagaalka ayaa lagu sheegay in qareenada madaxweyne Kenyatta ay ka dalban karaan garsooriyaasha ICC-da in madaxweynaha uu qaab linkis Video ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
RRU police handle the demonstrations organised by citizens as a result of public grievances and treat the innocent as they fighting with combat enemies. Normally our protest is to speak against some injustice, event, public figure, potential occurrence, etc. Barbaric means uncivilized and brutal. You can use the adjective barbaric to describe anything that’s needlessly cruel, whether it’s […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe:Sep,23,2014(SDN/QJ)-Waxgaradkii iyo Cuqaashii katirsanaa Beesha Warsangeli ee shirku uga socday Deegaanka Xiingalool ee Bariga Gobolka Sanaag, ayaa shalay isku shubay magaalada Garowe ee Maamulka Puntland, iyadoo Halkaasna si weyn loogu soo dhaweeyey. Waftiga Garowe ka degay,ayaa waxa hoggaaminayey Suldaanka Guud ee Beelaha Warsangeli Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud, waxana si mug leh u soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,23,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka Hadashay halka ay marayso wada-hadalladii u dhexeeyey Somaliland iyo Somalia oo muddooyinkii ugu dambeeyey dubu-dhac badani ku imanayey. Wasiirka arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo ka Hadlay habsanka ku yimi wada-hadallada iyo xilliga rasmiga ah ee loo ballansan yahay inay dib u furmaan wada-hadalladaasi. Maxamed Biixi waxa uu sheegay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Sept 23,2014(SDN/QJ)-Wasiirka wasaarada Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xasan ayaa qoraal uu dhigay internetka waxa uu uga waramay safar uu shalay ku tegay magaalada Gebilay oo maalmihii u danbeeyay ay ka taagnaayeen kacdoon ka dhashay saraakiil dhawaan lagu dilay degmada Qurulugud. “Waxay ahayd galabta abaaro 4:00pm kadib markii wafti aan kamid ahay isla markaana ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Maxkamada Degmada Hargaysa ayaa Xukuno ku riday dad ku eedaysnaa inay Xaaluf ba’an ku hayeen Deegaanka Isla markaana Gubi jiray dhirta si ay Dhuxul ugu rogaan. Xukunkan ayaa Noqonaya kii u horeeyay ee Loogu Quus gooyo dadka Xaalufka u horseeday deegaanka Hargaysa SDN/QJ
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Boqor Cismaan Aw-maxamuud Buur Madow, ayaa markii ugu horraysay dhaliilay qaabka uu uga hadlay Musharaxa Madaxwenaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xseen oo dilka saraakiishaa sheegay in aan looga hal galin sidii loo baahnaa. “Waxaan doonayaa inaan halkan uga diro Tacsi tiiraanyo leh, labadii Mujaahid ama Sarkaal ee Gacanta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Magaalada Muqdisho aad looga hadal hayaa Heshiis ay dawlada Federaalka ee Somalia ugu Wareejisay Maamulka Dekeda Magaalada Muqdisho Shirkad laga Leeyahay Dalka Turkiga. Shirkadan ayaa hore u Shaacisay in Shaqaalaha Dekeda ka hawl gala oo Tiradoodu ka badan tahay Shan kun oo Qof ay ka soo reebi […]
Posted in Uncategorized | Read More »