Home » 3:26 am
Entries posted on “September, 2014”
Burco:Sep,24,2014(SDN/QJ)-Waxa lasoo xaqiijiyey inuu Habeenkii alay geeriyooday allah ha u naxariistee Agaasimihii Guud ee Cisbitaalka Magaalada Burco Dr Cadbiqaadir Xaaji Muuse Muruqliqe. Allah ha u naxariistee Dr ayaa waxa shalay kusoo booday xanuun kedisa ah, waxana qalliin si degdeg ah loogaga sameeyey dhinaca caloosha, kaas oo aakhirkii sabab u noqday Geeridiisa. Marxuum dr cabdi qaadir […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,24,2014(SDN/QJ)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo kamid ah Madax-dhaqameedka Reer Somaliland ee muxaafidka ah, ayaa Bayaamiyey Hadal uu hore u yidhi oo xanaf ku abuuray shacabka iyo waxgaradka reer Awdal. Boqor Cismaan oo shalay u warramay Qaarka mid ah Warbaahinta dalka, ayaa sheegay In ujeedadda uu hadalkaas u yidhi ay ahayd in Reer Awdal wixii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Somalia had perfectly conformed to a sinister road map drawn by some exogenous powers using her frontline neighbors with other African countries as their mere Trojan-horse to accomplish their consciously architected plots against the Somali people and they really succeeded it. The thousands of AMISOM troops deployed to Somalia under the name of “UN backed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A German-American journalist who was kidnapped in Somalia more than two years ago was freed Tuesday, according to a Somali police official and a leader of the Somali pirates who held the journalist. The journalist, identified by the German weekly Der Spiegel as 45-year-old Michael Scott Moore, was immediately flown to Kenya’s capital, Nairobi, after […]
Posted in Uncategorized | Read More »
qurbejoog.com-23-Sep-2014-Akhyaartay qormooyinkeena ciyaarha waxaynu todobaadyadii aynu soo dhaafney ku soo guda jirney ixtiraamka aay ciyaartooyda iyo bahweynta ciyaarha jecel isu hayaan. Maantana aynu wada daawano dhacdooyinka qosolka badan ee kala qabsada ciyaartooyda kubadda cagta iyo garsoorayaasha inta ciyaarta lagu jiro. SDN/QJ jjaahuur@hotmail.com
Posted in Sports | Read More »
Hargeysa:Sep,23,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta qaabilay wakiilka dalka Norway u qaabilsan somalia Jens Mjaugeal, oo booqasho gaaban ku yimi Magaalada Hargeysa. Kulanka madaxweynaha iyo Wakiilka oo qasriga madaxtooyada ka dhacay kadib waxa warbaahinta la Hadlay wasiirka arrimaha Dibadda Maxamed Biixi Yoonis, waxana uu sheegay in madaxweynuhu wakiilka ku boorriyey sidii Norway u dardargelin lahayd arrimaha Shidaalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,23,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta qaabilay wakiilka dalka Norway u qaabilsan somalia Jens Mjaugeal, oo booqasho gaaban ku yimi Magaalada Hargeysa. Kulanka madaxweynaha iyo Wakiilka oo qasriga madaxtooyada ka dhacay kadib waxa warbaahinta la Hadlay wasiirka arrimaha Dibadda Maxamed Biixi Yoonis, waxana uu sheegay in madaxweynuhu wakiilka ku boorriyey sidii Norway u dardargelin lahayd arrimaha Shidaalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 23/9/2014 (SDN/QJ)Beesha Maxamed Muuse ”URURSUGE” Oo kamid ah Beelweynta Muuse Ismaaciil ayaa shir aayo ka tashi ah Oo mudooyinkii Udambeeyayba uga Socda deegaanka Jiidali usoo gabo gaboobey Waxana Gunaanadkii shirkaasi Kasoo qayb galay Marti sharaf salaadiin Haldoor Boqoro uu kamid yahay Boqorka Beeshay Boqor Faysal Osmaan Baraag. Sidoo kale beeshan ayaa sameeyay siyaaro iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 23/9/2014 (SDN/QJ)Gudoomiyaha xisbiga muuse biixi cabdi ayaa maanta si kulul uga jawaabay madaxwaynaa somaliya xasan sheekh maxamud oo maalintt shalay ahayd hadal saxaafad mariyey sheegay inaanay somaliya kala goa ,ayn ahan doonto 18kedii gobal kaasi oo mall kaga dhac ku ah bmadaxbanaanida somaililand Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirro Xukuumadda Somaliland ka tirsan oo gelinkii dambe ee Isniinta u tegay magaalada Gabiley ee xarunta gobolka Gabiley deminta Xiisado siyaasadeed iyo kacdoon dadweyne oo ka taagnaa magaaladaas maalimihii u dambeeyey, ayaa shirar saacado badan socday oo ay la lahaayeen Madaxda Dhaqanka, Wax-garadka iyo Odayaasha magaaladaas saacado dambe oo caawa ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »