Home » 4:46 am Entries posted on “September, 2014”

Wasiir Xirsi oo markii u horeysay ka waramay dilkii Saraakiisha ciidanka loogu geystay Qurulugud

Hargeysa Sept 24,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xasan ayaa markii u horeysay ka waramay dil dhawaan loogu geystay degaanka Qurulugud laba Sarkaal oo ka tirsanaa ciidamada Qaranka Somaliland,qoraal uu arinkaa ka soo saaray wasiirku ayuu ku yiri: Waxay ahayd maanta kadib markii wafti aan kamid ahay isla markaana ka koobnaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mud. Cali […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Biyo-xidheenka Ethiopia Nile-ka Ka Samaysatay Oo Markii Ugu Horraysay Loo Ogaaladay Inuu Booqdo Sarkaal Masaari ahi

Addis ababa:Sep,24,2014(SDN/QJ)-Biyo-xidheenka Colaadda kala dhex dhigay Dalalka Masar iyo Ethiopia, ayaa waxa markii ugu horraysay Booqasho inuu ku tago loo ogolaaday Sarkaal sare oo dawlada masaarida ka socda. Wasiirka Masaarida u qaabilsan Dhinaca Waraabka  Xasaam Al-mugaasi, ayaa fusad loo siiyey inuu gaadho deegaanada Wabiga Nile-ka ku teedsan ee Ethiopia ka dhisanayso Biyo-xidheenka, halkaas oo uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Weli Somaliland may soo marin Xukuumad tan oo kale ah oo Daani leh, Diir leh, Degel meer leh, Dabo-kanuu​g leh oo hadana wada Dilaaliin ah

Markii muwaadiniinta Somaliland ay doorashada u-dareereen ee ay codkooda iyo dareenkooda ku doorteen Madaxweynaha Somaliland Mudane Ahmed Mohamoud Siilaanyo, Waxay rajadoodu aheyd in ay isbedel la taaban karo dareemaan oo ku doogsadaan , Waxaana ay Xukuumada kulmiye looga fadhiyey in guud ahaan shacabka somaliland ay isku duubto oo mideyso oo ku hagto waayo aragnimo iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Facebook-ga Oo Lacag Laga Dhigi Doono Iyo Xalka Loo Hayo Dadka Aan Awoodin

Washington:Sep,24,2014(SDN/QJ)-Adeegga ay Bulshada Caalamku war isgaadhsiinta u isticmaasho ee Facbook-gga yahay ayaa lagu dhawaaqay inaanay sii ahaan doonin bilaa lacag sida ay haatan yihiin. Ninka iska leh Barta Facebook-ga oo dadka somalida ahi ay si xawli ah u isticmaalaan Mark Zueckerberg, ayaa maalintii shalay shaaciyey inaanay shirkadiisu sii wadaynin Adeegyada lacag la’aanta ah ee ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The Bedwetting Policy of Mr.Silanyo Regime

I know why the caged birds are reciting the mourning song of condolence.  The heart is where the home is.  History, despite it’s wrenching pain, can not be unlived, but if faced with courage, need not to be lived again.  As An Octogenarian baby – boomer, I have learned lately in life, that people will […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali Women’s Circle Network: join us – Global Prayer for Peace in Somalia

If you are a Somali patriot, or a friend of Somali, please accept our call for global “ Prayer for Peace in Somalia,” and join our campaign. Traditionally, when rain is late for a long time, Somalis organize a “Roob doon”, or a “prayer for rain”. Surah Nuh 71:10-11 “…Ask forgiveness from your Lord; For […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali Women’s Circle Network: Nagala qayb gal ololaha “Duco Nabad Doon” ee Soomaaliya

Ottawa Sept 24,2014(SDN/QJ)-Ururka Somali Women’s Circle Network ayaa baaq ay soo saareen waxa ay shicibka Soomaaliyeed uga codsadeen in ay gacan ka siiyaan “Duco nabad doon” oo Soomaaliya ay u qabanayaan,qoraal arinkaa ku saabsan oo ay haweenku na soo gaarsiiyeen ayaa sidan u dhigan; Haddaad tahay Somali Wadani ah, ama saaxiib Somalia, naga aqbal codsigaan, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sayga Qabay Gabadh Uu Usama Bin Laden Dhalay Oo Maraykanku Xabsi Daa’im ku Xukumay

New York:Sep,24,2014(SDN/QJ)-Nin la sheegay inuu qabay haweenay uu dhalay Hoggaamiyihii ururka Al-qaacid usama Bin laden ayaa maxkamad ku taalla magaalada New york waxa ay ku xukuntay xabsi daa’im, kadib markii ay tilmaantay inay falal argagixiso ku heshay. Sulaiman Abu Ghaith, oo ah 48-jir ayaa ah qofkii ugu sareeyay ee ka tirsan Alqaacida oo maxkamad lagu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Seminar Designed to Build Relationships between Minn. Muslims, Law Enforcement

Minnesota Muslims will meet with law enforcement Wednesday for the “Muslims, Somalis and Law Enforcement in Minnesota: Building Effective Relationships” seminar. It was designed to emphasize community engagement and enhance mutual understanding between the two groups. “This seminar has been prepared to meet the unique needs of the law enforcement community in our state and […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee Somalia Oo La Magacaabay Guddoomiye Cusub

Muqdisho:Sep,24,2014(SDN/QJ)-Maxkamadda sare ee Ciidamada qalabka sida ee Somalia, ayaa ugu dambayntii loo magacaabay Guddoomiye kadib markii uu Guddoomiyihii hore Mudane tuuryare u dallacay dhinaca Madaxa Sirdoonka Somalia. Wareegto kasoo Baxday wasiirka Gaashaandhigga Somalia Maxamed Sheekh Xasan, ayaa waxa uu ku sheegay inuu Gaashaanle sare Liibaan Cali Yarow u magacaabay Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee  Ciidamada qalabka […]

Posted in Uncategorized | Read More »