Home » 2:08 am
Entries posted on “September, 2014”
24 September, New York, United Nations General Assembly: Today, HE President Hassan Sheikh Mohamud addressed a High Level Meeting on Somalia: “Implementing Vision 2016: Inclusive Politics in Action”, on the margins of the United Nations General Assembly. The President co-chaired the Meeting with United Nations Secretary-General Ban Ki-moon and the Chair of the African Union […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, 24, September, 2014(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya, ka dib markii uu safar shaqo ku tegay waddamada Britain iyo Norway. Xubno ka tirsan golayaasha dawladda, saraakiil dawladeed, ururada bulshada rayidka ah iyo dadweynaha gobolka Banaadir ayaa Ra’iisul […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco 24.Sep 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Maanta Magaalada Burco aas qaran loogu sameeyay Alle ha u Naxariistee Agaasimihii Cisbitaalka Burco Marxuun Dr Cabdi Qaadir Xaaji Muuse Muruq liqe. Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda ayaa aaska qaran ka qayb galay . Geesta kale Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa, Bah’da Caafimaadka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 24.Sep 2014 (SDN/QJ)- Hogaanka Sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa Shir Jaraa’id oo ay Maanta ku qabteen Xaruntooda Waxay Si adag uga Jawaabeen Hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha Dawlada Somalia Xasan Sheekh Maxamud oo Sheegay in Gobolada Sool iyo Sanaag ay ka mid yihiin dawlada federaalka ee uu Maamulo Isla markaana uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 24.Sep 2014 (SDN/QJ)- Akaademiga Nabadda Iyo Horumarinta Somaliland ayaa soo bandhigtay Macluumaad Ra’yi uruurin ah oo ay ka soo sameeyeen Gobollada Somalilnad, kaasoo la xidhiidha Diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha iyo Diiwaan-gelinta Madaniga ah. Munaasibad si heer-sarre ah loo soo qaban-qaabiyey ayaa lagu qabtay Hotel Maansoor ee Caasimadda Hargaysa, taasoo ay ka soo qayb-galeen Guddoomiyaha Akadamiga Nabadda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 24.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland mudane Axmad Maxamad Maxamuud (Siilaayo) ayaa maanta kulan kula yeeshay xarunta madaxtooyadda wefti uu hogaaminayay safiirka dawladda Denmark u fadhiya magaalada Narobi ee dalka Kenya Geert Aagaard Andersen oo socdaal ku yimi dalka. Kulankan madaxweyne Siilaanyo uu la yeeshay safiirka Denmark, ayaa waxa ku wahelinayay madaxweyne ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,24,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Cali-barre oo katirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Maanta markale jawaab kulul Ka Bixiyey Hadallo kasoo yeedhay Wasiirka Kalluumaysiga Cali Jaamac Buureed, kuwaas oo salka ku hayey Shirkii lagu soo gebogebeeyey Deegaanka Xiingalool ee Gobolka Sanaag. Xildhibaan Cali-barre, ayaa sidoo kale jawaabo ka bixiyey eedo wasiirka masuuliyiin xildhibaanku ka mid yahay uu ugu jeediyey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,24,2014(SDN/QJ)-Warar Hoose oo ay Helayso Qurbejoog.com, ayaa sheegaya in xukuumada Madaxweyne Siilaanyo iyo Mujaahid cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo kamid ah madasha wada-tashiga iyo Toosinta qaranka uu heshiis hoose dhex maray. Wararku waxa ay intaas ku dareen in heshiisku ka yimi dhinaca xukuumaddda, iyadoo madaxweyne Siilaanyo kooxda ku xeerani ku qancisay inay mujaahidka ku sandulleeyaan inuu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 24.Sep 2014 (SDN/QJ)-Siyaasi reer Sudan ah, ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisa Sudan ay yaallaan warar badan oo fiican oo ku saabsan Somaliland, isla markaana waddankiisa si weyn looga taageersansan yahay Qaddiyadda Madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland iyo inay hesho aqoonsi buuxa oo caalami ah. Wasiirkii hore ee Wasaaradda Caafimaadka dawladda Sudan Dr. Maxamed Awadallah Bannage […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Sept 24,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha sadexaad ee xisbiga UCID Md Cali Gurey ayaa ka waramay sida uu u arko heshiiskii dhawaanta ay isla qaateen axsaabta mucaaridka iyo xukuumada Somaliland,Qoraal uu arinkaa uga waramay ayuu Cali Gurey ku yiri: Isku soo wada xoori heshiiskii hore ayaa xusayay in “labada diiwaangelinood loo kala qabto si is barbar socoda oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »