Home » 3:00 am Entries posted on “September, 2014”

Kormeer ay Gudida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Somaliland ku Soo Sameeyeen Hay’adaha Dakhli ee Magaalada Berbera DAAWO

Berbera 25.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudi hoosaadka Dhaqaalaha iyo Ganacsiga ee Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa  Kormeer Shaqo ku tegay Magaalada Berbera isla markaana soo Kormeeray Hay’adaha Dekhli soo saar ee Magaalada Berbera. Gudida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada ayaa Mudooyinkii u danbeeyay Kormeer ku soo marayay hay’adaha Dakhli Soo Saar taas oo qayb ka ah Xog ogaal […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waxaa Maanta Bilow ah Khilaaf Cusub oo Akaademiyada Nabadu Samaysay oo Laga Yaabo inuu Ka Xumaado Kii aynu Ka Soo Baxnay” Cali Guray DAAWO

Hargaysa 25.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiye Ku Xigeenka Sadexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa ku Eedeeyay Akaademiyada Nabada iyo Horumarka Somaliland inay dalka u horseedayaan Khilaaf ka Culus Kuwii Somaliland Soo Maray Waxaanu Sheegay inaan Akaademiyadu dhex ka ahayn Siyaasada Axsaabta Somaliland. Mudane Cali Guray ayaa hadalkan ka Jeediyay Kulan ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Walaac Hor leh oo la soo dersaya dadka Isticimaala Facebook oo Lacag laga Dhigayo Bisha November ee Sannadkan

Washington 25.Sep 2014 (SDN/QJ)- Shir jaraa’id oo Mulkiilaha shirkadda Facebook ku qabtay dalka Maraykanka, ayuu ku sheegay inay qorsheeyeen in laga bilaabo bisha November ee sanadkan uu qof kasta oo hadda si bilaash ah u adeegsada bar-kulanka Facebook  uu bil kasta bixin doono qadar lacageed oo dhan $3 dollar ama ($ 2.99), “Wakhti dheer oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiir Ku Xigeen ka Tirsan dawlada Punt land oo uu Xilkiisii Galaaftay Waraysi uu ku Naqdiyay Axmed Cabdi Xaabsade DAAWO

Garowe 25.Sep 2014 (SDN/QJ)- Warar  soo galay Magalooyinka Puntland ayaa sheegayay in Shaqo Joojin lagu sameeyay Wasiir ku xigeenka Dekadaha iyo Gadiidka Badda Puntland C/rashiid Gaani Cali halka Warar kalana ay tilmamayan in shaqadiisi gebi ahaan uu ku wayay Waraysi uu bixiyay.   Gaani ayaa ku dhaliilay Waraysi uu siiyay Waarbaahinta Imanshaha Xaabsade ee Puntland […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daruuro Colaadeed oo Dul Hoganaya Magaalada Gaalkacayo kuwaas oo Salka ku haya Ismaandhaafka Garoomada Diyaaradaha ee Punt land iyo Gal Mudug

Gaalkacayo 25.Sep 2014 (SDN/QJ)- Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacayo ee ay maamusho Puntland,ayaan haba yaraatee Shalay  wax diyaarad ahi ka soo deign ka dib markii  is maandhaaf uu dhashay isticmaalka garoon kale oo dhinaca Galmudug  ka aliso ay ka hir galisay koonfurta magaalada Gaalkacayo. Madaxweynaha Maamul goboleedka Galmudug Cabdi Xasan Gaybdiid ,ayaa ku hanjabay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxda Wasaaradda Beeraha Somaliland & Hay’ado la Shaqeeya oo soo Kormeeray 8 Iskaashato Beereed iyo Arrimo ay kala hadleen

Gebilay 25.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wafti uu hogaaminayo agaasimaha guud ee wasaarada beeraha Somaliland Eng; c/laahi Ismaaciil Faarax, ayaa kormeer shaqo ku tagay degaano beereedyo ka tirsan gobalka Gabiley, ujeedada kormeer wafdiga ayaa la xidhiidhay u kuurgalida iyo xogogaal u noqoshada shaqada 8 iskaashato beereed oo ay si wadajira iska kaashadeen  maalgalinteeda wasaarada beeraha Somaliland iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiye ku-xigeenka UCID oo si xun u weeraray Boqor Buur Madoow: KEE BOQOR AH MA BEEN MADOW.?

Hargeysa Sept 25,2014(SDN/QJ)-Guddoomiye ku-xigeenka 3aad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Cali Gurey ayaa si ba’an u weerary boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow oo dhawaan muxaafid noqday. Boqor Muurmadoow oo hore xukuumadu xabsiga u dhigtay ayaa haatan muxaafidnimo qabyaaladeysan ku difaaca xukuumada Axmed Siilaanyo. Cali Gurey ayaa qoraalka uu ku maagay Buurmadoow ku yiri: […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawlada Federaalka ah oo Cadaysay inay Qaramada Midoobay u Gudbisay Dacwada Soohdinta Bada ee Somalia iyo Kenya

Muqdisho 25.Sep 2014 (SDN/QJ)- Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadashay muranka dhinaca soohdinta badda ah ee kala dhexeeya dowladda Kenya. Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Soomaaliya, Dr. Axmed Cali Daahir oo shir jaraa’id  ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay qarammada midoobey hor dhigtay dacwo ku saabsan arrinta, ayna rajaynayso inay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Owatonna Burning Car Death Ruled a Suicide, Family Disagrees

Members of the Somali community from Waite Park, near St. Cloud, are identifying the man that was found dead in his burning car near Owatonna on Sunday, as 39-year-old Ahmed Farah. The Steele County Sheriff’s Office is saying that information from witnesses at the scene, and evidence obtained from the vehicle and at autopsy, has […]

Posted in Uncategorized | Read More »

$248 million worth of drugs seized off Somali coast

  In another massive narcotics haul at sea which should concern law enforcement agencies in the region, 5,588kg of hashish worth $248 million was recovered from a traditional boat in regional waters, off the coast of Somalia, Khaleej Times can reveal. The bust is the latest in a series of 12 smuggling incidents foiled by […]

Posted in Uncategorized | Read More »