Home » 12:12 pm Entries posted on “September, 2014”

Madaxwayne Siilanyo Ka Qaybqaatay Tijaabadii Diiwan galinta Madaniga ah Qaatayna Kaadhkii Dhalashada Oo Tijaabo Ah

Hargeisa 25/09/2014 (SDN/QJ)Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu shacbiga Somaliland u furay Qaadashada Kaadhka Muwaadinka oo ka bilaamatay maanta oo taariikhdu tahay 25/09/2014 Gobolka Marodi-jeex magaalo madaxdiisa Hargeysa. Madaxweynaha oo iska diwaangeliyey Xarunta hay’ada shaqaalaha waxa sidoo kale madaxweynaha wehelinaayey wasiiro ka mida xukuumada Somaliland oo iyaguna qaatay kaadhka Muwaadinka. Waxa goobta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Halkan Ka Daawo:Cukuse Ninka Muqdisho Joga Waxba Laga Waydiinmayo Inay Hargeisa Qaran iyo Inkale Waxana uu Kamid Yahay Raga Tan Nacaybkeda Cadaystay”Wasiir cukuse

Hargeisa 25/9/2014(SDN/QJ)wasiirka warfaafinta c/laahi maxamed  daahir (cukuse)  oo jawab adag  ka bixiyey  hadalkii xasan shekh maxamuud oo ahaa  inaanay somaliya kala go,ayn  18kii gobal  oo uu shegay  inaan somailalnd  waxba laga waydiinayn   un ashegay  inuu ka adkaado  dalkiisa waa ida uu hadalka u dhigee Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Conact@somalidiasporanews.com

Posted in Uncategorized | Read More »

UCID or Wadani political parties remind me all the best political characteristics, while Kulmiye political party reminds me of all the worst political characteristics any party could posses‏

When I hear Ucid political party, this reminds truth, honesty, when I hear wadani political party, this reminds me respect, value and when Kulmiye party, this reminds injustice, bribing, tribalism, favouritism, corruption hypocrisy, lack of long term vision, ignorance, valueless, nepotism, double standard and pretending  Today September 24, 2014, I had an opportunity of watching an […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ingiriiska Oo Ka Hadlay Muhiimadda ay Leedahay Doorashada Lagu Wado Inay Somalia Ka Qabsoonto Sanadda 2016-ka

London:Sep,25,2014(SDN/QJ)-Dalka Britain oo kamid ah dalalka taageerada dhaw siiya dawladda federalka Somalia, ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay doorashada lagu wado inay Somalia ka dhacdo sanadka soo socda ee 2016-ka. Wasiirka Britain ee Arrimaha Afrika James Duddridge, ayaa waxa uu shaaca ka qaaday inay muhiim tahay Doorashada Madaxtinimada Somaliya ee 2016-ka, si uu horumar u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Garowe Oo Xalay Lagu Toogtay Sarkaal Ka Tirsanaa Maamulka Puntland

Garowe:Sep,25,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaa wararka aanu saaka ka Helayno magaalada Garowe ee caasimadda Maamulka Puntalnd, waxa Xalay halkaas lagu toogtay sarkaal sare oo ka tirsanaa maamulkaas. Sarkaalka la dilay ayaa macagiisa lagu sheegay C/rashiid Bulxan Boqor Cismaan, waxana uu  tirsanaa Hay’adda Wadooyinka ee Maamul Goboleedka Puntland. Xoogag hubeysan, ayaa waxay marxuumku ku toogatay agagaaraha Hotel Towfiiq […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kooxdii Fannaaniinta Waayaha Cusub Oo Dhammaantood Iska Dhiibay Xero Qaxoonti Oo Holland Ku Taalla

Ter Apel:Sep,25,2014(SDN/QJ)-Fannaanta Da’yar ee Kooxda la magac Baxday Waayaha Cusub oo dhawaan  Booqasho ku timi dalka Holland, ayaa ugu dambayntii go’aansaday inay iska dhiibaan qaxoontiga ku Nool Dalka Holland. Kooxdan oo bishan aynu ku jirno ee September 21-keedii bandhig-faneed ku qabatay magaalada Amsterdam, ayaa bandhigaas kadib isku shubay maalintii isniintii xerada qaxootiga ee Ter Apel. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Reer Qorilugud Oo Toddobaad Kadib Mudaharaad Soo Habsaamay Kaga Gilgishay Dilkii Saraakiisha Ciidanka Qaranka

Hargeysa:Sep,25,2014(SDN/QJ)-Shacabka ku dhaqan degmada qorilugud  oo ka tirsan Gobolka Buuhoodle, isla-markaana lagu laayey saraakiil ka tirsan ciidanka qaranka dhawaan, ayaa maalintii shalay iskugu soo baxay mudaharaad ay ku muujinayaa sida ay uga xun yihiin dilkaas dhacay. Shacanka oo aan u kala hadhan mudaharaadkan, ayaa ku dhawaaqayey inay si weyn uga xun yihiin wixii degmadooda ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeysa: Goobo Si Qarsoodi ah Wasaaradda Arrimiha Guduhu U Geystay Sanaaduuqda Diiwaangelinta Loogu Talo Galay iyo Shacabka oo kasoo Horjeestay

Hargeysa:Sep,25,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa la sheegayaa inay si qarsoodi ah xaafado kamid ah Caasimadda Hargeysa ug qaybisya sanaaduuqda loogu talogalay inay dadku isku diiwaangeliyaan, kuwaas oo si teel-teel ah loo dhigay Goobo kooban maalinimadii shalay. Sida ay sheegayaan wararka ay helayso qurbejoog.com, wasaaradda arrimaha Gudaha ayaa iyadu qaadday tallaabooyinkan, waxana xaafadaha ku yaalla Koonfurta caasimadda ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hamilton man could be first Canadian killed in anti-ISIS military campaign

HAMILTON, Ont. —  Federal officials are trying to confirm whether a 20-year-old man from Hamilton, Ont., was killed last week during clashes between Kurdish forces and Islamic State of Iraq and Al-Sham fighters in northern Syria. After disappearing two months ago, Mohamud Mohamed Mohamud reportedly phoned home to tell his mother he was with the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Wasiirada laga Soo Doortay Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn waa Inay tagan ma tagi karno laga Yeeli maayo” Waraysi Xiiso Leh Madaxweyne Gaas DAAWO

Garowe 25.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land Cabdi Weli Gaas ayaa Waraysigani oo uu la Yeeshay wariyaha Soomaaliyeed Rug cadaa Ah Wariye maxamed Terra waxa Uu ka hadlaya  Siyasada Xukumada Puntland Ee Xiligani kaga Aadan Gobolada Sool,Sanaag Iyo cayn Madaxweynaha Puntland Ayaa Sheegay Inay Ciidamada Puntland Noqon Doonan Ciidamo Qaran Isla Markaasina Ciidamo […]

Posted in Uncategorized | Read More »