Home » 2:39 am
Entries posted on “September, 2014”
Mogadishu, 26 September 2014 – Today, the Honourable Farah Sheikh Abdulkadir, Minister of Justice and Constitutional Affairs for the Federal Government of Somalia adopted the United Nations Convention on the Rights of the Child (UNCRC) which provides children protection under the law. His Excellency the Prime Minister of Somalia, Abdiweli Sheikh Ahmed said: “It was […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, 26 September, 2014-The National Union of Somali Journalists convened over 40 journalists on Safety and Conflict Reporting workshop between 23 – 25 September 2014 in Mogadishu’s Siyaad City Hotel in Mogadishu. The training attracted journalists from Mogadishu’s Benadir region, Middle Shabelle, Lower Shabelle, Bay and Lower Jubba and was supported by the United States […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London26Sep14(SDN/QJ) jaaliyada somaliland ee uk uu gudoomiye u yahay imaan ayaa waxay casho sharaf u sameyeen imaamamka masjidka Cali Mataan oo booqasho ku jogay wadankan uk , isaga oo casuumad ka helay jaaliyada somaliland ee biristol imaamka ayaa la filayaa inuu la kulmo qaybo kale oo ka mida jaaliyada somaliland . halkan sawiro ka mida […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 26Sep14(SDN/QJ) xukumada somalialnd ayaa waxaywada hadal ay la waday tvga universal waxay goaan satay inay xayiradii ka qaado tvga universal sida ay heshay warbaahinta qurbejoog , waxana tvga universal iyo wasarada warfaafintu ay goaan sadeen inay heshiis cusub wada galaan iyo in tvga universal uu tabiyo wararka xisbiga kulmiye iyo horumarka somaliland , heshiskan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka madaxtooyada ayaa ka hadlay qaadashada kaadhka dhalashada oo maanta si tijaabo ah looga bilaabay Caasimada Somaliland ee Hargaysa,isagoo sheegay inay dadka reer Somaliland Xoryihiin .Sidaasina waxa uu ku sheegay qoraal ku baahiyay barta xidhiidhka bulshada ee Facebook-ga . Waxanu yidhi “ Dadka Reer Somaliland Waa Dad Xor Ah Oo Xaq […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dhahar 25.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gelinkii danbe ee maanta ayaa waxa magaalada Dhahar ee Sanaag-bari dagaal ku dhexmaay ciidammada qaranka Somaliland iyo Ciidanka Maammul-goboleedka Soomaaliyeed Ee Puntland Waxana inta la hubo dhinaca Somaliland ka dhaawacmay hal askari halka dhinaca Puntland uu ka Dhintay Hal Askari halka la sheegayo in dhaawacyo badani jiraan “Waxa yimid nin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 25/9/2014 (SDN/QJ)Qaar ka mida salaadinta somaliand ayaa iyagu saaka ka qaybqaatay kaadhka diiwan ngalinta madainga ah oo iyagu qaatay iyagoo dadka rer somaililand meel kastoaw joogan ugu baaqay inay qaatan tasi cadaynaysa in muwaadinka somaililanderka kaga duwananayun dadka kale kaasi oo waxbadan ka tari doonta tiro kobka shacabka somailaind Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, 24, September, 2014(QJ/SDN)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya, ka dib markii uu safar shaqo ku tegay waddamada Britain iyo Norway. Xubno ka tirsan golayaasha dawladda, saraakiil dawladeed, ururada bulshada rayidka ah iyo dadweynaha gobolka Banaadir ayaa Ra’iisul Wasaaraha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, 25, September, 2014(QJS/DN)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Heshiishka Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Carruurta, waxana Heshiiskan oo uu soo gudbiyey Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir uu wax badan ka tarayaa ilaalinta Xuquuqda carruurta Soomalaiyeed. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa (SDN/QJ)Xukuumada Siilaanyo Ayaa Si Qarsoodi Ah U Bilowday Diwaan Galinta Muwaadiniinta Taasi Oo Ilaa Hada Xeerkeedu Horyaalo Golaha Wakiilada Somaliland Isla Markaasina Aan La Ansixin. Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Cali Warancade OoDabada Ka Riigayey Arintan In Muddo Ah Ayaa Aroornimadii Hore Saaka Qalabka LaguDiiwaab Galinayo Muwaadiniinta Si Ay U Qaataan Kaadha Dhalasha Waxaa Uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »