Home » 5:53 am Entries posted on “September, 2014”

Xulka Haweenka Dalka Qatar Oo Xijaab Dartii Uga Baxay Ciyaaraha Kubadda Kolayga Asia

Doha:Sep,26,2014(SDN/QJ)-Xulka Haweenka ee Dalka Qatar uga qaybgelayey tartanka Kubadda Kolayga ee qaaradda Asia, ayaa iskaga Baxay tartankaas, kadib markii loo diiday xijaabta timaha lagu daboolo oo ay  xidhnaayeen. Kooxda Qatar ayaa codsatay inay ku ciyaaraan xijaabka, balse arrintan waxaa diiday xidhiidhka kubada Kolayga caalamiga ah ee FIBA oo sheegay in dastuurkooda uu ku qoran yahay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dalka Brazil Oo Hawada Kusii Daayey Kumanaan Kaneeco ah Daawo ahaan Loo Isticmaalayo

Rio Djenerio:Sep,26,2014(SDN/QJ)-Kooxo khubaro caafimaad ah oo u dhashay dalka Brazil, ayaa hawada dalkaasi kusii daayey Kumanaan kamid ah noocyada kaneecada ah, si looga hortago xanuunka Denque Fever oo dalkaas faro baas ku haya. Nooca kaneecada cusub ee hawada lagu beeray, ayaa khubaradu sheegeen inay ka hortegayso cudurkaas, kaas oo ka dhasha isla kaneecada, balse nooc […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sarkaalkii Budhcad-badeeda Somalidda Mudug ugu Caansanaa Oo Ku Dhintay Muran Ka Dhashay Lacagtii Laga Qaaday Wariyihii Maraykanka ahaa Ee Lasii Daayey Dhawaan

Galkacyo:Sep,26,2014(SDN/QJ)-Koox Budhcad soomali ah oo muddo  laba sano ka badan afduub u haysatay Wariye Reer Galbeed ah, ayaa isku rasaaseeyey lacago madax-furasho ah oo ay wariyahaas ka qaateen sii dayntiisa. Lacagta kooxdan budhcadda ah la siiyey, ayaa qaddarkeeda lagu sheegay ugu yaraan Hal Milyan iyo Lix Boqol oo Kun oo Dollar, taas oo keentay inay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xayiraad Caalami ah Oo La Saaray Hoggaamiyaha Cusub ee Ururka Al-shabaab

New York:Sep,26,2014(SDN/QJ)-Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa ayaa xayiraad saartay Hoggaamiyaha cusub ee ururka Al-shabaab ay dhawaan doorteen oo aan hore loo aqoonin. Guddida gaarka u ah Ammaanka ee qaramada midoobay, iyagoo tixraacaya qaraaradada 751 ee soo Baxay 1992 iyo 1907 iyo 2009 ee kusaabsan walaaca Somalia iyo Eretria, waxa uu go’aamiyay in hogaamiyaha cusub ee Al-shabab […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The Government losing popularity due to corruption, injustice, tribalism, it is guaranteed that, the two opposition parties (Ucid and Wadani) will win the majority of the seats of our parliament‏

The upper most important development factor in any country in the world is justice and not the number of number of roads, schools or any other elements pertaining to the development. Let me one factor of injustices responsible by this administration. It was confirmed that 73 % of Somaliland work force are from one clan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Faarax Shirdoon”dagaalku joogsan maayo ilaa aqalka cad aanu calan madow ka taagno

Mosul Sept 26,2014(SDN/QJ)-Nin uu adeer u yahay raiisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Shirdoon Saacid oo mudo ahaa reer Canada isla markaana u Jihad tegey dalka Ciraaq ayaa wareysi uu bixiyay waxa uu uga waramay xaalado dhawr ah. Wareysiga uu bixiyay Faarax Maxamed Shirdoon ee uu siiyay VICE tv ayuu uga waramay ujjeedooyinka kooxda ISIS ee ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ninkii Sugayay iyo Ninkii kalaba Xukuumada Siilaanyo Gabalkeedi​i wuu dhacey, Wixii aduun,anfa​c iyo agab wadanka ka maqana iyaga ayey ku maqan tahay oo ku gafanoobey​

Bilow-geenu waa Bisinka iyo Saliga iyo Tabaariga iyo Tiirarka adag ee Eebe!  Waa taxanaheenii iyo tusbax furkeenii tusamada ahaa ee tusaaleynta ahaa ee dul marka,iyo duur xulka ahaa ee digniinta iyo durniinka ahaa ee qaawinaayey Xukuumadeena Demen ,Dul-yar, Danbas iyo Digo badan iyo hawl-wadeenadeeda qaarkood  gaar ahaan kuwa  qiyaameeyey qaranka ee qorsheystey qalin kuxadka iyo qandaraasyada qarsoon iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dowladda Somalia oo ku dhawaaqay Wacyigelinta La Dagaalanka Musuqmaasuqa

Mogadishu, 26 September 2014(SDN/QJ0 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Duhulow, ayaa maanta ku dhawaaqay barnaamijka Wacyigelinta La Dagaalanka Musuqmaasuqa Soomaaliya. Wasiirka ayaa ugu horreyntii yiri “Musuqmaasuqa waa noocyo badan yahay waxaana ka mid ah Laaluush , dhaqaalaha dalka oo la lunsado, shaqada oo la siiyo saaxiibada iyo qaraabada, sharciga oo la is hortaago, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali Government Announces Campaign to Combat Corruption

Mogadishu, 26 September 2014 – H.E. Mustafa Duhulow, Minister of Information today announced the launch of a Public Awareness Campaign to combat corruption in Somalia. The Minister opened by stating: “Corruption takes many forms – taking bribes, skimming funds, giving jobs to friends and family, perverting the course of justice to name are just four. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Golaha Wasiirada oo Ansixiyey Heshiiska Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Carruurta

Muqdisho, 26, September, 2014(SDN/QJ)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Heshiishka Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Carruurta, waxana Heshiiskan oo uu soo gudbiyey Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir uu wax badan ka tarayaa ilaalinta Xuquuqda carruurta Soomalaiyeed. […]

Posted in Uncategorized | Read More »