Home » 3:44 am
Entries posted on “September, 2014”
Garisa:Sep,27,2014()SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Garissa ee dalka Kenya, waxa Bambo-gacmeed Lagu tuuray Goobo Ganacsi ku dhaawacmay Dad tiradooda lagu sheegay ilaa iyo 7-ruux. Madaxa hay’ada dambi baadhista gobolka Waqooyi Bari Kenya Musa Yego ayaa xaqiijiyay qaraxan isagoo sheegay in dad aan la garanayn ay ku tuureen laba bam-gacmeed goob wax lagu cuno […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe:Sep,27,2014(SDN/QJ)-Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ah Madaxweynaha Maamulka Puntland, ayaa shalay Galabnimadii iskugu yeedhay saraakiisha sarsare ee Ciidankiisa, iyadoo warar is khilaafsani kasoo baxayaan sababta ka dambaysa shirkaas. Wararka qaar ayaa sheegay in kulankaasi daarranaa sidii talo iskumid ah looga wada yeelan lahaa arrimaha kasoo cusboonaaday Gobolka Mudug oo dhawaan Puntland dhaqdhaqaaqyo militeri ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Sep,27,2014(SDN/QJ)-Cabasho xooggan ayaa kasoo baxaysa Qareenada Difaacaya Madaxweyne-ku-xigeenka Dalka Kenya oo ay dacwad la xidhiidha Dambiyo dagaal kaga socoto Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC-da. Qareenada ayaa sheegaya in hanjabaado loo diray qaar kamid ah Markhaatiyaashii ay kiiskooda u haysteen, kuwaas oo tiradooda lagu sheegay ilaa iyo 24-markhati oo haatan shaki geliyey wixii ay ogaayeen. David […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Barawe:Sep,27,2014(SDN/QJ)-Ururka Al-shabaab ayaa maalintii shalay Magaalada Barawe ku Dilay Haweenay ay ku eedeeyeen inay isku mar guursatay Saddex Nin oo kala duwan. Sida ay wararku sheegayaan, Haweenayda ayaa magaceeda lagu sheegay Safiya Axmed Jimcaale, waxana lagu dilay Dhagax xilli eedeedu salka ku Haysay inay sharciga ka tallaabsatay. Dilka Haweeneyda ayaa waxaa ka qeybqaatay ku dhawaad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 27Sep14 (SDN/QJ) Ciidanka Booliska wadanka uk ayaa waxay badhitaan ka bilaabeen goobo soomalidu ku ganacsato ee xaafada church road ee ku taala galbeedka London oo ay ku soo qabteen jawaan Qaad qalalan oo la shiiday iyo Sadex nin oo dadooda lagu qiyasay 41 ilaa 52 jira oo ka ganacsanayey iyo dhalinyaro ku qayilaya goobta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa(SDN/QJ) Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Abdiqani Ibrahim Salaf (Kaptanka) ayaa ka dhawaajiyay in madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)la baadho caafimaadkiisa maadaama ayuu yidhi uu qalday kaadhka dhalashadiisa,waxaanu sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu warbaahinta u qabiyey, qoraalkaasi oo dhamaystiranina waxa uu u dhigmaa sidan:- “Waxaanu codsanaynaa hadaanu nahay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa26/9/2014(SDN/QJ)odayaasha iyo salaadiinta gobalka awdal ayaa maanta raali galin ka bixiyey hadal uu wasiirka xidhiidhka golayasha uu ku duray salaadin ka yimid galbedka boorama iyagoo odayaashasi xaal marin ka siiyey hadalkasi una sheegay Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somailidiasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,26,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamuud (siilaanyo), ayaa la sheegayaa inuu dhawaan xubin-nimada Guddida Doorashooyinka qaranka kusoo dari doono Guddoomiyihii Hore ee Gobollada Maroodijeex iyo Togdheer Axmed Cumar X. Cabdilaahi Xamarji. Wararka ay qurbejoog.com, Helayso, ayaa sheegaya in Mudane Xamarji ooh ore iskaga casilay Xilkii Guddoomiye-nimada Gobolka Togdheer uu madaxweynuhu usoo bandhigay Kamid ahaanshaha Guddida Doorashooyinka oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 26Sep(QJ/SDN) Shir hordhac u ah Shirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland ee 14-ka bisha October ee sannadkan 2014-ka lagu qabanayo magaalada London ee waddanka Ingiriiska, ayaa Ar lagu soo gebo-gabeeyey London, shirkan oo ay kaasoo ay ka qaybgaleen Madax kala duwan iyo Maalgashaayaal caalami ah oo ka warramay sida ay u danaynayaan inay Somaliland Mashaariic […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qaza:Sep,26,2014(SDN/QJ)-Dhinacyada hormoodka ka ah siyaasadda shacabka Reer Falastiin ee Xamaas iyo Fataax, ayaa ku heshiiyey inay samaystaan maamul ay u wada dhan yihiin. Dhinacyadan ayaa labadii maalmood ugu dambeeyey waxa uu wada Hadal uga socday magaalada Qahira, waxana ugu dambayntii lagu heshiiyey in la sameeyo maamul wadaag ah. Labada xisbi ayaa ku heshiiyey in ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »