Home » 5:00 am
Entries posted on “August, 2014”
Kismayo:Aug,28,2014(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Gaashandhiga Somalia Kornayl Barre Aadan Shire Hiiraale oo maalamahan kulamo la lahaa Xubno ka tirsan Golaha wasiirrada Somalia iyo Urur-goboleedka Egad, ayaa sheegay inuu aqbalay inuu kulan la yeesho Madaxweynaha Maamulka Juba oo ay si weyn iskaga soo horjeedeen. Labada dhinac waxay ku kulmeen Deegaanka Goobweyn oo 11km u jirta Magaalada Kismaayo, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Aug,28,2014(SDN/QJ)-Aqoonyahan Maxamed Cismaan Fadal oo ahaaXogahayihii arimaha dibadda ee Xisbiga WADDANI ayaa maalintii shalay iska casilay xilkii iyo Xubin-nimadii Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo uu muddo dheer kasoo tirsanaa. Cudur-daarka uu Diktoorku u sameeyey Iscasilaaddiisa, ayaa ku eg kaliya arrimo shakhsi oo uu ku tilmaamay sidii uu danihiisa ugu madax bannaanaan lahaa. Dr Fadal […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Aug,28,2014(SDN/QJ)-Gabadh yar oo u dhalatay Dalka Maraykanka, ayaa Qudha ka jartay Macallinkii barayey Toogashada. Gabadhan Macallinkeeda Toogatay ayaa Da’deeda lagu sheegay Sagaal Sano jir, waxana arrintani dhacday xilli macallinka Geeriyooday Gabadha Barayey Sida ugu fudud ee ay Toogasho u samayn karto. Macalinka Charles Vacca oo 39 jir ah ayaa siinayay gabadha cashar ku saabsan sida […]
Posted in Uncategorized | Read More »
qurbejoog.com-28-Aug-2014-(SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa 10-gool ee aduunka sida dhayalsiga uga dhasheen goolwalayaasha aduunka ugu caansan. Horeyna waxaynu u soo daawaney goolashii ugu quruda badnaa ee koobkii cagta ee aduunka ka dhacay dalkaa Brazil. jjahuur@qurbejoog.com.
Posted in Sports | Read More »
Washington 28.Aug 2014 (SDN) Tobanaan kun oo dad ah ayaa isugu soo baxay agaagaarka taalada lagu xasuusto madaxweynihii hore ee Maraykanka Abraham Lincoln oo ku taala magaalada Washington, halkaasoo ninka aadka looga qadariyo Maraykanka ee Martin Luther King uu ka jeediyey hadalkiisii dareenka lahaa ee “waxaan ku riyoonayaa” muddo haatan laga joogo 51 sano. Bisha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Aug 2014 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha Waddani iyo Wakiilada Cabdiraxmaan Cirro, ayaa ku Amaanay Fannaanada Sahra Axmed Sahra Halgan is Xilsaarkeeda iyo Dhidibo u Taagida Xarunta Hidaha iyo Dhaqanka ee Hido Dhawr oo Hargaysa laga Hirgaliyay. Gudoomiye C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa waxaanu yidhi “ Waxaan Hambalyaynayaa Sahra Halgan oo Halkankii dheeraa markii lagu guulaystay haddana bilawday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Aug 2014 (SDN/QJ)- Munaasibad Kulmisay Mucaarid iyo Muxaafid oo lagu daah furayay Xarun dhaqan oo loo Bixiyay Hido Dhawr oo Hargaysa laga Furay ayaa Waxaa munaasibadaa hadal dhinacyo badan taabanaya ka soo Jeediyay Musharaxa Ucid Jamaal Cali Xuseen waxaanu yidhi “Runtii Sahra Halgan waan ku hambalyaynayaa dadaalka ay samaysay, waxayna noqon doontaa mid aynu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Aug 28,2014(SDN/QJ)-Beesha Sade Mareexaan ayaa waxa ay bayaan ay waxgaradkeedu soo saareen uga digeen in maamul u sameynta gobolada dhexe ee Soomaaliya loo isticmaalo isku dhufashada beelaha degaankaas. Bayaan ay beesha Mareexaan Soo saareen oo uu ku sexeexan yahay Ugaaska beeshaas iyo Siyaasiyiin ayaa u dhignaa sidan: danbe waxaa magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Cali Siciid Raygal ayaa ku dheeraaday muhiimada dhaqanka ee ay Leedahay Xarunta Hido Dhawr ee ay Hindistay Fanaanada Caanka ah ee Sahra Halgan Hobolada iyo Kooxdeeda dhinaca dhaqanka ah ku bogaadiyay Xaruntan dhaqan ee ay Hargaysa ka furtay. “waxaanu jecelahay in dad badani idinku daydo, Cawsaskan Quruxda Badan, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Aug 2014 (SDN/QJ)- Fannaanad reer Somaliland ah,ayaa caasimadda Somaliland ee Hargeysa ka furtay Xarun dhaqan oo la magac baxday HIDDO DHAWR. Fanaannadda Caanka ah ee Reer Somaliland Sahra Axmed Maxamuud(Sahra halgan), ayaa Xarun Hiddaha iyo Dhaqanka ah oo loo bixiyay HIDDO DHAWR ka furtay Hargeysa. Goobtan Hiddaha iyo dhaqanka ayaa ku qalabaysan Noocyada Kala […]
Posted in Uncategorized | Read More »