Home » 7:01 am Entries posted on “August, 2014”

Xasan Sheekh Oo Booqday Qabrigii Madaxweyne Siyaad Barre, Una Duceeyey

Garbahaarray:Aug,01,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dawladda Federlka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Safarkiisii uu ku tegay Gobolka Gedo kaga Faa’iidaystay  Booqashada Qabriga uu ku aasan yahay Madaxweynihii hore ee Somalia Gen. Maxamed Siyaar Barre. Madaxweyne Xasan iyo waftiga uu hoggaaminayo, ayaa Booqashada Qabriga Madaxweyne Siyaad Barre la dul tegay Duco iyo alla bare daqiiqado qaatay, taas oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Villa Somalia Oo Saaka Laga Rarayo 150-Qoys iyo Shirkado Dhex Deggenaa Muddo Badan iyo Sababo Loo Aanaynayo

Muqdisho:Aug,01,2014(SDN/QJ)-Wararka saaka laga Helayo Xarunta Looga Taliyo dalka ee Villa Somalia, ayaa sheegaya  innay Halkaas ka socoto qorshe lagu rarayo qoysas tiro badan oo muddo dhex degenaa Aqalka Madaxtooyada.  Maadaama dalku in badan qas ku soo jirey, waxa madaxtooyadu gabbaad u ahayd Boqolaal Qoys oo intooda badani ah qoysaka wasiirrada iyo saraakiisha Dawladda, kuwaas oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Saylici Oo Ka Cadhooday Falkii Lagu Hakiyey Barnaamijkii Idil Barkhad iyo Maareeye Gaas Oo Wali Labac-labac ku Jira.

Hargeysa:Aug,01,2014(SDN/QJ)-Tallaabadii uu dhawaan Maareeyaha TV-ga qaranka Somaliland Khadar Cali Gaas Ku Joojiyey Waraysigii sida tooska ah looga qaadayey Fannaanada Reer Borama ee Idil Barkhad, ayaa gaadhay heerkii ugu sarreeyey, kadib markii uu madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland si cadho leh uga falciyey. Sida ay sheegayaan wararka ay heshay qurbejoog.com, waxa farriimo dhiif leh oo arrintan lagaga soo horjeedo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nin Turjumaan u ahaa Ciidamada AMISOM Oo Muqdisho Lagu Toogtay

Muqdisho:Aug,01,2014(SDN/QJ)-Waxa Xalay Magaalada Muqdisho lagu dilay Nin Soomaali ah oo Turjumaan u ahaan jirey Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, kaas oo ay kooxo Hubaysani Rasaas ku dileen.  Dad Goob-joogayaal ah ayaa sheegay in Kooxo Bastoolado Ku hubeysan ay Nin Magaciisa ay ku soo koobeen C/naasir   ku dileen Xaafadda Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho. Dilka kadib […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dhimashada Tiro dad ah oo La Socday Dooni Qaad Sidday Oo Ku Degtay Xeebaha Kismayo

Kismayo:Aug,01,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhay Gobolka Jubada Hoose, waxa Goob aan ka fogay Xeebaha Magaalada Kismayo ku degtay Doonni sidday qaad ku socday Magaalada.  Doonta ayaa la sheegayaa inay Qaadka ka soo aaday Deegaanka Raaskambooni ee Gobolka Jubbada Hoose, waxaana la Tilmaamayaa in cilad awgeeda ay doonidaasi u degtay.   Sidoo kale, wararka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Marinka Qasa ayaad ku dilaysaan dad rayid ah,Waxaan Xasuustaa Maydka Caruurtii aad layseen oo xeebta daadsan” Dood Adag oo dhex martay Recep Tayyip Erdogan iyo Madaxweynaha Israa’il DAAWO

Ankara 01.Aug 2014 (SDN/QJ)- Hogaamiyaha Waddanka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa loo arkaa Hogaamiyaha ugu Mayalka adag ee Go’aamo adag ka qaata Weerarkasta oo Israa’il ku qaado Marinka Qasa. Waxaynu halkan idiinku soo tebinaynaa Barnaamij Ku saabsan Hogaamiyaha Turkiga Cusub iyo Xaafada Qasiim baasha ilaa Baalaha Caalamka. Waxaad ka daawan doontaa Luuqada qalafsan ee uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

US-Trained Somali Commandos Fight Al-Shabab

Of all the ways the United States is helping Somalia’s fledgling national government, none may be more important than training the country’s first rapid reaction force, known as “Gaashaan,” or “the shield.” When al-Shabab militants stormed the Somali parliament building on May 24, Gaashaan soldiers were quickly sent from their base at the Mogadishu airport […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Miraa bad for mental health, study shows

Kenya: New evidence gathered among Somali refugees living in Eastleigh, Nairobi, shows miraa can lead to serious mental health problems especially when chewed in large amounts. A report published on Wednesday by the universities of Nairobi, Konstanz of Germany and Minnesota, US, and the Africa Mental Health Foundation provides new evidence that could boost recent […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland under uncertainty

The true enemy, opponents, and enviers of the Somaliland Nation; defines us as a vibrant, immature, and emotional young girl in the minority – stage .  Who is full of life and energy.  Overwhelmed by an immediate love of approval at the first sight.  Suddenly followed by a loud boo as an expression of disapproval […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland oo Ka Hadashay Walaaca ay ka qabto faafitaanka cudurka hallista ah ee Ebola Virus iyo Awaamiir la Faray Madaarada iyo Dekedaha

Hargaysa 01.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxa Maaraynta Qashinka iyo Ka-xakamaynta Khataraha Degaanka ee Wasaaradda Caafimaadka Mr. Maxamed Faarax Qoti, ayaa ugu baaqay masuuliyiinta dekedaha, madaaradda iyo Laanta Socdaalka inay ka feejignaadaan dadka u kala safra Somaliland iyo dalalka Afrika ee uu ka dillaacay cudurka hallista ah ee Ebola Virus. Sarkaalkan ayaa qoraal uu soo saaray shalay […]

Posted in Uncategorized | Read More »