Home » 2:22 am
Entries posted on “August, 2014”
Muqdisho, August 29, 2014(SDN/QJ) — Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xersi Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Shirka ayaa maanta lagu meel mariyay sharciga Waxbarashada Qaranka, waxana sidoo kale warbixin looga dhagaystay guddiga gurmadka abaaraha. Gabagabadii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The conflict in Somali land eastern regions was time bomb expected to explode any time, Since all the Somali-land successive governments ineffectual to source any solutions to influence the people in the eastern region of Somali land administration. All Somali-land authorities have practiced bribing some elders that originates from these region and the people originate from these regions bring into the light this unprincipled behavior, as no one can buy the people’s hearts like commodity such […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Aug 29,2014(SDN/QJ)-Afhayeenka Golaha Fulinta ee xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Md Faisal farfidiye ayaa qoraal uu ku saxeexan yahay waxa lagu hanbalyeeyay tilaabooyinka ciidanka Qaranka ee Somaliland ay kula wareegeen gacan ku heynta degaanka Saaxdheer, qoraalka afhayeenka ayaa sidan u qornaa: Haddii aanu nahay XISBIGA MUCAARIDKA AH EE WADDANI, waxaan hambalyaynaynaa ciidanka qaranka ee Somaliland […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiye Kuxigeenka saddexaad ee Xisbiga UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey), ayaa soo dhaweeyay talaabadii ay ciidamada qaranka Somaliland kula wareegeen Magaalada SAAX-DHEER oo ka tirsan Gobolka SOOL,taas oo lagu waday in saaka lagu caleemo saaro Cali Khaliif Galaydh, balse Xukuumadda Somaliland ay arrintaasi is-hortaagtay. Cali Gurey waxa uu sidaa ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Saax-dheer:Aug,28,2014(SDN/QJ)-Taliyaha Guud ee Ciidanka qaranka somaliand Sarreeyo Guuto Ismaaciil Shaqalle ayaa ka Hadlay Weerar ciidanka qaranku saaka ku qaadeen Deegaanka Saax-dheer oo la doonayey in Cali Khaliif lagu caleemo saaro. Taliye Shaqalle oo u warrameyey Idaacadda Radio Hargeysa, ayaa sheegay inay ciidanka qaranku cagta mariyeen Maleeshiyo isku urursatay deegaankaas, isla-markaana ay la wareegeen Goobtaas oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Aug,28,2014(SDN/QJ)-Warbaahinta Dalka Kenya oo soo xiganaysay Sarkaakiisha Dambi-baadhista Dalkaas, ayaa daabacay warar sheegaya in ciidanka ammaanku gacantu ku dhigay nin sitay ugu yaraan 23-baasaboor oo kala duwan, kaas oo u dhashay dalka Kenya. Ninkan ayaa ciidamada Dalka Kenya waxa ay qabteen shalay oo Arbaco ah, waxaana laga qabtay deegaanka Kitui oo ka tirsan dalka Kenya, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 28/8/2014 (SDN/QJ)- Ciidanka Qaranka Somaliland Ayaa Gacanta Ku Dhigay In Ka Baddan 40 Qof Oo Isku Jirra Xildhibaano Barlamaanka Somaliya Ka Tirsan, Kuwii Khaatumo Iyo Qurbajoog Faro Badan Oo Shallay Soo Gaadhay Saax-Dheer. Halka ay sidoo kalana gacanta Ku Dhigeen Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi. Mas’uliyiintan ayaa Magaalada Saaxdheer u joogay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa2 8/8/2014 (SDN/QJ) Ciidadmaa Qaranka Somaliland ayaa Saaka Waabarigii Weerar ku qaaday Magaalada Saax dheer oo Maleeshiyada khaatumo ay qorshaynayeen in lagu caleemo saaro Madaxwayne Cali Khaliif Galaydh. Khasaarada ka dhashay Weerakar ay saaka Ciidamada Qaranku ku qabsadeen ayaan ilaan ilaa hada la soo sheegin maadaama oo uu Dagaalku goor dhawayd Bilaabmay, hase yeeshee Wufuudii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Saax-dheer:Aug,28,2-14(SDN/QJ)-Magaalada Saax-dheer ee Koonfurta Gobolka Sool, waxa saaka loogu ballasan yahay in lagu qabto munaasibad caleemo-saar oo Cali Khaliif loogu dhaarinayo Madaxtinimada Kooxda Dibad-wareegga ah ee KHaatumo. Wufuud ballaadhan oo meelo kala duwan ka kala timi, ayaa halkaas gaadhay, waxana haatan socda qabanqaabadii ugu dambaysay ee munaasibadda caleemo-saarka cali Khaliif. Sida ay sheegayaan wararka aanu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Aug,28,2014(SDN/QJ)-Isaak Lenola oo ah Garsooraha Maxkamadda Sare ee dalka Kenya, ayaa Hakiyey qorshe Dawladdu doonaysay inay ku Musaafuriso Carruur somaliyeed oo ay waalidkood ku kala lumen raafkii dhawaan loo geystay Somalidii Magaalada Nairobi ku Noolayd. Maxkamadda Sare ayaa sheegtay inay go’aankaasi qaateen, kadib, markii ay codsi ka heleen Urur Maxali oo ka shaqeysa Arrimaha Qaxooti, […]
Posted in Uncategorized | Read More »