Home » 3:51 am
Entries posted on “August, 2014”
The difference between leadership and management can be illustrated by considering instances when there is one without the other. Leadership without management sets a direction or vision that others follow, without considering how the new direction is going to be achieved. Feasibility study is an evaluation and analysis of the potential of a proposed project which […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 01.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha baarlammaanka federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid, guddoomiyihii guddiga maaliyadda ee baarlammaanka, Allaha u naxariistee xildhibaan, Sheekh Aadan Madeer oo maanta lagu dilay Muqdisho. Jawaari ayaa ka codsaday hay’adaha ammaanka in ay caddaaladda hor keenaan cidda ka dambaysa falalka lagu ugaarsanayo xildhibaannada. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu (SDN)-Somalia’s Al-Qaida affiliates Al Shabab claimed responsibility for murdering the fifth Somali MP of 2014 in the restive capital Mogadishu. Witnesses told somalidiasporanews.com that Sheikh Adan Madeer had succumbed to a hail of bullets from masked men in a vehicle. The deceased MP was coming back from Friday’s prayers at a nearby Mosque to […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 01.Aug 2014 (SDN/QJ)- Gu rains that have started in Somaliland few days ago raise the question of health hazards in the capital city , Hargeisa. Puddles and water trapped in areas covered by plastic bags and uncollected rubbish could cause health problems both for the humans and animals The city is blighted by […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Aug 01 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa cambaareeyay dilkii xaq darada ahaa ee maanta loogu geystay degmada Xamar-weyne Marxuum Sheekh Aaden Maxamed Madeer oo ka mid ahaa xubnaha Barlamaanka Soomaaliya. waxana uu sheegay in dilka Xildhibaanka ay ku dhiirgelinayso Xukuumadda dagaalka ay kula jirto cadowga ummada Soomaaliyeed ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Aug 01,2014(SDN/QJ)-Madaxeweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa cambaareyey dilkii maanta magaaladda Muqdisho ee Marxuum Sheekh Aaden Maxamed Madeer oo ka mid ahaa Xlidhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa tacsi u diray eheladda , qaraabada, Baarlamaanka Soomaaliya iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed geerida Allaah ha u naxariisee Marxuum Shiikh Aaden Maxamed Madeer. Allaah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 01.Aug 2014 (SDN/QJ)- Magalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa maanta oo Jimce ah waxaa lagu qabtay munaasibad lagu maamusayo xuska kowda Agoosto oo ku beegan waqtigii la aasasay 1998. Fagaaraha caanka ah ee baraxada oo ay iskugu yimaadeen kumanaan dadwayne ah oo calanka Puntland qaarkood ku labisan ayaa waxaa lagu soo bandhigay fantasiyo kala […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 01.Aug 2014 (SDN/QJ)- Rag hubeysan ayaa salaaddii Jimcaha kaddib magaalada Muqdisho ku dilay xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Madeer oo ka mid ahaa mudaneyaasha baarlamaanka Soomaaliya. Dilka xildhibaanka ayaa ka dhacay meel u dhow gurigiisa oo ku yaalla degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir, sida ay ku soo warramayaan weriyeyaal ka ag dhowaa halka uu dilku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 01.Aug 2014 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ahna sida oo kale Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa si adag uga hadlay Siyaasad Cusub oo Xukuumadu ay muddoyinkii danbe ku eedeenaysay Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI,taasi oo ahayd in ay wadaan Siyaasad Habar-Magaado ah,waxaana uu carabka ku dhuftay in ay tahay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Aug,01,2014(SDN/QJ)-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ayaa jawaabo kulul ka Bixiyey Eedo uu Wasiirka Warfaafinta somaliland dhawaan u jeediyey Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro. Maxamed Cabdilaahi Uurcadde oo ah Xoghayaha Guud ee Xisbigaas, ayaa sheegay in dhaliilaha uu wasiir cukuse huwiyey Guddoomiyahoodu aanu ahayn mid sal iyo raad midna leh. Maxamed Cabdilaahi Uurcadde oo ka Hadlayey munaasibad […]
Posted in Uncategorized | Read More »