Home » 6:27 pm
Entries posted on “August, 2014”
Hadii aynu dib u milicsanno Markii aynu ku soo noqonnay waddanka, dibna aynu ula soo noqonay madaxbanaanida Jamhuuriyadda Somaliland taladii ahayd inaynu hagaajisanno wixii aynu ku soo dagaallanay, oo aynu daryeelno ayeynu ula dhaqaaqnay inaynu si xun ugu takrifalno, oo aynu inagu lugaha is goyno. Waxyaalaha sida xun loogu takrifalay waxa ka mid ahaa goobo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Aug 02, 2014(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed Maxamed ayaa hanbalyo ku aaddan sannadguuradii 16aad ee ka soo wareegtay asaaskii Puntland u diray shacabka iyo xukuumadda Puntland. Mudane Cabdiweli ayaa shacabka Soomaaliyeed ee reer Puntland u rajeeyey horumar iyo nabad waarta, isagoo sheegay in 1-daA ugust ay shacabka Puntland iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu– H.E. Mustafa Duhulow today addressed the media in Mogadishu providing an update on the progress of the Federal Government of Somalia (FGS) over the last week. The Minister provided details on various issues such as: Eid celebrations, the formation of Board of Directors to Somali National University, the Agreement to form Central Regions State, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu Aug 02 2014(SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin, Munaasabadda Ciidul Fitriga, Guddiga Sare ee Jaamicadda Ummadda oo la howlgeliyey, Heshiiskii maamulada Gobolada Dhexe, Madaxweynaha oo booqday Garbaharey, Xasilinta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Aug 02,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa sheegay in ay Dowladdiisu mudnaan weyn siineyso dhallinyarada oo uu ku tilmaamay in ay yihiin cudud aan looga maarmin nabadeynta, dib u dhiska iyo horumarinta dalka. Madaxweynuhu wuxuu sheegay in fursadaha dhallinyaradu ay yihiin kuwo aan xad lahayn, wuxuuna aad ugu dhiirri geliyay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 2/ 8/2014 (SDN/QJ)Afahyeenka madaxtooyada somaliland axmed saleban dhuxul ayaa maanta ka warbixiyey waxqabadkii xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay madaxwayne axmed maxamuu s(siilanyo) mudadii afarta sano ahayd ee ay talada dalka haysay Hargeysa SDN/QJ Hargeysa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe Jog Concat@somalidiasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 02.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Puntland kuna sugnaa magaalada Muqdisho,ayaa ka soo xamaam uruursaday caasimada Soomaaliya ee Muqdisho waxaanay u soo guureen isla markaana ay maanta ka soo degeen magaalada Garoowe xarunta Maamul goboleedka Puntland iyagoo ka jawaabayay baaq uu doraad u jeediyay Madaxweynaha Puntland oo uu ugu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 2/8/2014 (SDN/QJ) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Ee G/Awdal Oo Xukuumada ku Canbaareeyay Xadhiga Gudomiyaha Fanaaninta Xidigaha Geeska iyo Cabudhinta Saxaafada iyo Qodobo kal iyo fanaaninta ay dhawaan xukuumadu ka saartay shaqadii ay wasarada warfaafinta ka saartay iyo waliba xadhiga ay kuxuumadu ku xidhay xabsiga malada hareisa Hargeysa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe Jog Concat@somalidiasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 2/8/2014 (SDN/QJ) Musharax madaxwayne ku xigen ee xisbiga ucid oo shegay inuu rajo badan ka qabo inuu talada dal maruun ku guulaystan sidoo kalana ku dhawaaqay in doorashada xiligeda la qabto si aanay cawaaqib xumo u dhalin marna lawada qabto dooashada madaxtooyada iyo baarlamka somaliland Hargeysa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe Jog Concat@somalidiasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 2/8/2014 (SDN/QJ)Gudoomiayaha ururka suxufiyinta somaliland xasan maxamed yuusuf ayaa maanta ka jaawabay xil ka qaadistii ay ku dhawaaqen gudida fulinta ururkasi iyo eedeyn ah inuu xafiiska ka qaatay qalabkii ururka uuna isla markaana uu xidhay qaar kamida Xafisyada ururka Solja . Gudoomiyaha Solja Wuxuu waxba kama jiran ku tilmaamay warkaas ka soo baxay Xubno […]
Posted in Uncategorized | Read More »