Home » 4:39 am
Entries posted on “August, 2014”
Washington Aug 03,2014(SDN/QJ)-Muslimiin dalka Mareykanka mudo ku noolaa ayaa dacwad ku soo oogay dawlada Mareykanka ka dib kolkii ay dawladu xanibtay ama raajisay aqoonsi ay dalkaa ka helaan. Muslimiintan oo dhan ah ayaa dawlada Mareykanka ku eedeeyay in ay xanibaad aan waadax aheyn uga horjoogsatay dalabkoodii dhalashada dalkaasi. Guddida la socodka dalabaadka dhalashada Mareykanka ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Aug 03,2014(SDN/QJ)- Xisbiga mucaaridka ah ee UCID, ayaa shaaciyey inay xisbiyada mucaaridka ah iyo qaybaha kala duwan ee bulshaddu samayn doonaan dawlad ku-meel-gaadh ah haddii doorashooyinku ku qabsoomi waayaan waqtiga loo qoondeeyey ee badhtamaha sannadka 2015. Murrashaxa madaxweyne-ku-xigeenka UCID Mr. Cabdirashiid Xasan Mataan, ayaa sheegay in aanay xisbiyada mucaaridka ah, gaar ahaan xisbigooda UCID […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco 03.Aug 2014 (SDN/QJ)- Maamulka Gobolka Togdheer iyo ka Degmada Burco ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay Laba Garoon oo kuwa Kubada Gacanta ah iyo Dayr wayn oo lagu wareejinayo taalada sheekh Bashiir,Mashaariicdan oo ay hirgalinayso dawlada Hoose ee Magaalada Burco ayaa waxa ka hadlay dhagaxdhigooda Badhasaabka Gobolka Togdheer,Maayarka Magaalada Burco,Ku Xigeenka Maayarka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxaa xalay magaalada Minneapolis, ee gobolka MN, lagu qabtay dabaaldega maalinta aasaaska Dowlada Goboleedka Puntland. Sida sawirada lagu daabacay warbaahinta qaarkood ka muuqata, ayaan waxaad arkaysaa in aysan dad badani ka soo qaybgalin xaflada. Inkasta oo lagu guulaystey in ay xafladaan dhacdo, hadana waxaa jira arimo hoose oo aysan dadka inta badani ka warqabin. Marka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco 03.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye,ayaa ka warramay dagaal duleedka waqooyi ee magaalda Burco ku dhex maray laba maleeshiyo beeleed oo beryahanba halkaa isku hor fadhiyay. Deegaan lagu magacaabo Baliga Diiriye Aw Guuleed oo ka tirsan degmada Kal-barre ee Gobolka Togdheer oo dhinaca Waqooyi kaga began magaalada Burco,ayay galabta ku dirireen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 03.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ururka saxafiyiinta Puntland ee MAP ayaa waxaa uga furmay magaalada Garowe shirweyne uu ku dooranayo hoggaan cusub. Shirka oo socon doona afar maalmood waxaa ka qeyb-galaya 60 wariye oo ka kala socda deegaannada maamulka Puntland, waxaana lagu dooran doonaa guddoomiye, guddoomiye ku-xigeen iyo xoghaye, kuwaas oo xilka heyn doona seddexda sano […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington 03.Aug 2014 (SDN/QJ)- Aqalka Senate dalka Mareykanka ayaa shalay ansixiyay sharciga horumarinta xawaaladaha, kaasoo khafiifinaya sharciyadii lagu maamulli jiray shirkadaha xawilaadaha Maraykanka. Sharcigan ayaa dhigaya in baaritaanadii heerarka gobolka iyo dowlada dhexe ee lagu sameyn jirey lacagaha xawilaadaha haatan lagu sameyn doono uun mid heer gobol ah taasoo fududeyn doonta dhibaatooyinkii shirkadaha xawilaadaha ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qaahira 03.Aug 2014 (SDN/QJ)- “Khayrkaagu ha bato Netanyahoow. Alle ha badiyo kuwa adiga oo kale ah si ay uga takhalusaan Xamaas oo hoy u ah musuqa, khiyaanada, fasahaadka, daba-dhilifna u ah Akhwaanka… Alle ayaa aan ku dhaartay ee qofka yidhaahda waa Xaaaraan in uu ka yaabi waxa aan ku sameeyo” Waxaa ay ereyadani ka mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 03.Aug 2014 (SDN/QJ)- “Reer galbeedku waxa ay qarinayaan tallaal ay u hayaan cudurka Ebola, waxa aanay u diidan yihiin dadka Afrikaanka ah” cinwaan sidaas macnihiisu ku dhow yahay ayaa ay shabakadda wararka ee Al-Carabiya ugu wan-qashay war uu wargeyskan Geeska Afrika ka soo xigtay oo ay ku sheegayso in ay jiraan xogo xaqiijinaya in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 02.Aug 2014 (SDN/QJ)- Dr-ka Caanka ee Maxamed Cabdi Gaboose ayaa Markii Kowaad Waxa uu ka hadlay Caabuq Sidaha Cudurka Ebola oo Walaac Xoogan ay ka qabaan Wadamada Galbeedka Africa . Dr Gaboose ayaa Qormo Caafimaad oo uu ku sharaxayo Cudurkan astaamaha lagu garan karo Waxa uu ku faafiyay Barta uu ku leeyahay Shabakada Xidhiidhka […]
Posted in Uncategorized | Read More »