Home » 4:59 am
Entries posted on “August, 2014”
Hargeysa:Aug,04,2014(SDN/QJ)-Cabdiqaadir Askar Xuseen oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada somaliland, ayaa eedo kulul oo la xidhiidha eex iyo qabyaalad dusha ka saaray Wasiirka Maaliyadda somaliland cabdicasiis Maxamed Samaale. Xildhibaan Askar ayaa wasiirka ku tilmaamay nin ku jira Dagaal ka dhan ah cidd kasta oo siyaasad ahaan uu u arko inay ka dhan yihiin, isla-markaana tallaabooyinka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Aug 04,2014(SDN/QJ)-Kulankii madaxweyne Axmed Siilaanyo uu madaarka Haregysa kula yeeshay saxaafada Somaliland ayaa sawir ka bixiyay habdhaqan xumada shaqaalaha Madaxtooyada iyo sida saxaafada Somaliland ay ula macaamilaan. Arki meysida Madaaxda Caalamka iyo saxaafada oo sidan oo kale cameradaha hortooda sidan isula dhaqmaya,waxaana hawshoosii gabay shaqaalaha madaxtooyada Somaliland oo Guulwadenimadu noqotay aqoonta qura ee shaqada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco Aug 04,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Jaamac Axmed Faarax (Abwaan Riyo) oo ka tirsan Gollaha Guurtida Somaliland ayaa ku tilmaamay xiisada Baliga Diriye Guleed ay ka danbeyso Xukuumada Axmed Siilaanyo oo nidaam qabyaaladeed ku taagereysa mid a mida beelaha degaanka Burco. Xildhibaan Jaamac Riyo ayaa sheegay in xiisadan ay ka dhalatay nidaam dhul balaarsi oo qeyb ka ahaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xaaji Cabdikariin Xuseen(Cabdiwaraabe),ayaa kelmad kaftan ah ku bilaabay hadal waano iyo dar daaran ah oo uu ka jeediyay kulan lagu daah furayay Mashaariicda Horumarineed ee sanadkan dalka laga hr galinayo oo lagu daah furay hotel Ambasator ee magaalada Hargeysa . Kelmadda katanka ah ee Xaaji Cabdiwaraabe,ayaa markii uu carabka ku dhuftay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ciidanka Ammaanka magalada Muqdisho ayaa xalay weerar ku qaaday guri ku yaala xaafada Buulaxuubey ee degmada Wadajir halkaasoo lagu sheegay in hubka si hoose dadka looga iibiyo. Wararku waxay sheegayaan gurigaasi inuu degan yahay Sarkaal ka tirsan ciidanka DF kaasoo magaciisa lagu sheegay Cabdi Ileys waxana ilaaladiisa iyo ciidanka DF dagaal […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gaza 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Marwaan Cabdalkariim Ciisa oo lagu naanayso Abu Baraa’ waa hoggaamiye milateri oo Falastiini ah, sannadkii 1965kii ayaa uu ku dhashay Marinka Qaza, muddo shan sano ah waxa uu ku jiray xabsiyada Israa’iil, afar sano oo kalana waxa uu u xidhnaa maamul hoosaadka Falastiiniyiinta ee ururka Fatax hoggaamiyo, kadib markii loo arkay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida, ee Soomaaliya Md. C/raxmaan Maxamuud Tuur-yare oo la hadlay warbaahinta kadib markii dil saddex dhallinyaro maanta ay maxkamaddu xukun toogasho ahaa ku fulisay ayaa in waaliddiin badan ay xidhan yihiin, kuwaas oo uu ku eedeeyay inaanay soo wargelin wiilashooda oo ka mid ahaa Al-shabaab. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka hadlay go,aanka Puntland ugu jartay xiriirka ay la wadaagtay Villa Somalia, wuxuuna sheegey in uusan soo dhaweyn doonin hadalka kasoo yeeray Madaxda Dowlada Puntland. “Dalka Somaliya waa mid 22 sano Annagu awood kuma aanu hayn midnimada ummadda waxaa jiray qaar ka mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Somaliland Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa isbarbar dhig ku sameeyey Afartii Madaxweyne ee dalka iskaga dambeeyey, waxaanu sheegay in ALLE ha u naxaxiiste labadii Madaxweyne ee Somaliland ugu horeeyey Cabdiraxmaan Axmed Cali iyo Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ay ahaayeen laba Madaxweyne oo Umadda daacad u ahaa, oo aan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Heestii Nolasha Cusub Soo dhawee ee uu Curiyay Abwaan C/risaaq Xaamud Caydiid – Jaylaani ayaa Mudooyinkii u danbeeyay Waxay haysatay Bogaga Hore ee Lagu Falanqeeyo Suugaanta Somalida. Abwaano door ah ayaa ka qayb galay ablo ablayn ku wajahan Sida uu yahay Miisaanka Heestani Qaar ka mid ahi Waxay sheegeen in Heestani […]
Posted in Uncategorized | Read More »