Home » 11:39 pm
Entries posted on “August, 2014”
Doorashadii waa soo socota, KULMIYANA waa sii socda, Inkastoo Madaxwayne Siilaanyo ku dhawaaqay inay doorashadu dhacayso waqtigeeda, hadana saan-saankeedi ma muuqdo . Waxa laga shakisanyahay mudo-kordhin uu qorshaynaayo Guddoomiye Sulaiman iyo Golahiisa Guurtidu. Hadaba , maxaa dhici kara hadii mudo kordhin loo samaeeyo Madaxwayne Siilaanyo ? Waxa dhici kara sadex xaalo oo kala daran: A) […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Press Release For immediate release 4 August 2014 For further information Henry Makiwa Contact number HMakiwa@redcross.org.uk 0207 877 7479 British Red Cross launches emergency appeal to tackle Ebola outbreak • Delegates have been deployed to the region • Red Cross teams are helping to dispose of bodies which carry the infec tion • […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington DC-Monday 3 August, Washington DC: HE The President of Somalia will today announce a range of innovative new initiatives for youth, highlighting the Federal Government of Somalia’s commitment to investing in the next generation. The President is leading the Somali delegation’s participation at the historic US-Africa Summit. The President will address Summit media at […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, Aug 04, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka qeybgalay kulan uu soo abaabulay Machadka Cilmi Baarista (The Heritage), isagoo ka jawaabayey su’aalihii ay weydiinayeen ka soo qeybgalayaashii kulanka iyo weliba Qurbo-joogta Soomaaliyeed oo si toos ah internetka ugala socday barnaamijka. Kulankan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Bulshada Rayidka, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, Aug 04, 2014(SDN/QJ)-Wasiirka Amniga Qaranka ayaa sheegay in uu si kama’ ah ku dhintay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Mustaf Xasan Caato, kadib markii askari waardiye hayey oo ka tirsan ilaalada madaxtooyada ku furay xalay rasaas aan ula kac ahayn. “Wasaarada Amnigu waxay aad uga xuntahay qaabka u dhacay dilkaas, oo runtii ahaa mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, Aug 04, 2014(SDN/QJ)-Golaha Wasiirrada ayaa dhawaan ku dhawaaqay in dalka ay ka jiraan abaaro daran, iyagoo guddi wasiiro ah u saaray wax ka qabashada abaaraha, waxaana guddiga hoggaaminaya Wasiirka beeraha Cabdi Axmed Baafo, gudiga ayaa maanta soo saaray warbixin dhamaystiran oo ku saabsan Xaaladaha Bani’aadanimo dalka. Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Dowladda Soomaaliya oo shaaciyey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Hoggaamiyeyaasha waddammada qaaradda Afrika iyo Maraykanka ayaa shir socon doona 3 cisho wuxuu maanta uga furmay magaalada Washington ee carriga Maraykanka. Shirka waxaa looga hadlayaa sida ugu wanaagsan ee ay dhinaca horumarka isaga kaashan karaan waddammada qaaradda Afrika iyo Maraykanka. Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan sheekh Maxamuud oo kamid ah madaxda ka qayb […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Boosaaso 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Taliyihii ciidanka booliska gobalka Bari iy saddex qof oo kale ayaa ku dhintay qarax goor dhawayd ka dhacay gudaha taliska qaybta booliska magalada Bosaso. Wararka Na soo gaaraya ayaa sheegaya Qaraxan inuu sameeyay qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa oo gudaha usoo galay qaybta, dadka la dhintay Taliye Muslim waxaa lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirrada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho maanta ku yeeshay kulan looga hadlay xakameynta hubka sharci darrada ah, tayeynta waxbarashada iyo wax ka qabashada abaaraha ka jira dalka. Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya, Ridwaan Xaaji Cabdiweli, ayaa kulanka kaddib u sheegay warbaahinta, in shirka oo uu guddoominayey ra’iisal wasaare Cabdiwali Sheekh […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargisa (SDN/QJ)Rer Qazza waxay go’doon ahaayeen ku dhawaad siddeed sanno , intaasna way dhibbanaayeen , waana markii saddexdaad ee ay yuhuuddu ku soo qaado dagaal ( 2008, 2012 iyo 2014) . Culimada iyo Salaadiinta Gobolka Togdheer ayaa Baaq ka soo saaray Duqaymaha ka socda Marinka Qaza ee lagu gummaadayo Muslimiinta waddanka Falastiin, Baaqa Culimad iyo Salaadintu […]
Posted in Uncategorized | Read More »