Home » 3:31 am Entries posted on “August, 2014”

DAAWO:Wasiirkii hore ee Kalumeysiga Somaliland oo wareysi xiiso badan siiyay TVga Universal”Dawlada Siilaanyo waxa ay si qarsoodiya wadahadal ula furtay dawladii Shariif”

London Aug 05,2014(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee wasaarada Kaluumeysiga ee Somaliland Diblomaasi maxamed yaasiin xasan  ayaa si mug leh uga waramay wadahadalada Somaliland iyo Somalia ee mudada socday. Wasiirka ayaa dhaliilay gudiyada wadahadalada ee dhinacyada Somaliland, Somalia iyo Turkiga oo uu sheegay in aaney daacad ka aheyn xal waara oo ka soo baxa dhexdhexaadinta. HALKAN KA DAAWO […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waddani Wuxuu doonayaa inuu Baarlamanku sii Joogo,Guurtidu inay sii fadhiday doonaysaa,Dawladuna inay sii Fadhiday doonaysaa” Hadal Run ah oo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Yidhi {DHAGAYSO}

Hargaysa 05.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Ucid ayaa Warsaxaafadeed uu soo saaray Maalintii Shalay Waxay ku beeniyeen hadal uu Gudoomiyahooda Mudane Faysal Cali Waraabe ku sheegay in Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani uu doonayo inuu Baarlamanka oo Mudo dhaaf ah Xilkiisu uu rabo inuu Sii fadhiyo. Inkastoo Qoraalka Warsaxaafadeedka lagu Cadeeyay in hadalkaas laga been abuuray […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ururka Suxufiyiinta Puntland ee MAP oo Doortay Hogaan Cusub

Garowe 05.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ururka suxufiyiinta Puntland ee MAP ayaa Garoowe ku doortay guddoomiye, guddoomiye ku xgeen iyo xog-haye guud oo hoggaamin doona ururka. Doorashada hoggaanka ururka MAP ee maanta lagu qabtay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa lagu doortay: 1- Faysal Khaliif Barre oo ah guddoomiye, 2- Maxamed Maxamuud Xaaji, guddoomiye ku xigeen,  […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nin Sheegay inuu Gabadh Jin ah Guursaday oo Ka Sheekeeyay Qiso la yaableh {DHAGAYSO}

Muqdisho 05.Aug 2014 (SDN/QJ)- Sida Laga baahiyay mid kamid ah Idaacadaha Muqdisho ayaa lagu wareystay  Nin Soomali oo Guursaday Gabadh uu sheegay inay Ahayd Jin Isla markaana ay u dhashay Caruur aad u Qurux badan. Ninkan oo lagu Magacaabo Xasan Olol ayaa ka Sheekeeyay qaabka ay Qisadani ugu dhacday,Inkastoo ay Qisadani ka dhacday Gobolka Sanaag […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waxaan Kulmiye Uga Baxay Sadexda Habrood ee Qaska dalka ka Wada” Siyaasi C.laahi Jawaan DAAWO

Hargaysa 05.Aug 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar(Cabdilaahi Jawaan) oo hore u ahaa gudoomiye ku xigeenkii guddidii doorashooyinka ee hore  ayaa ka hadlay arimaha ugu badan ee haatan dalka ka taagan. Siyaasiga Cabdilaahi Jawaan oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa waxa uu ka waramay qodobo la xidhiidha xaalada haatan dalku ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ku dhawaaqay hindise awoodsiinaya dhallinyarada

Washington Aug 05, 2014(SDN/QJ)– Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ku dhawaaqay dhowr hindise oo ay ujeedadoodu tahay in awoodsiinta dhallinyarada. Madaxweynaha oo Wawshington DC, oo hadda ku sugan Washington waxaa uu hoggaaminayaa Wafdiga culus oo Dowladda Soomaaliya uga qeyb gelaya shir Madaxeedka taariikhiga ah ee Afrika iyo Mareykanka. Soomaaliya oo ka mid ah wadamada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mucaaridka Jabuuti oo laga hor joogsaday in ay Mareykanka u tagaan banaabax ka dhan ah Ismaciil Cumar Geelle iyo Ergeyga USN ee Canada oo ka hadlay

Toronto Aug 05,2014(SDN/QJ)-Xubno ka tirsan dalada mucaaridka Jabuuti ee USN ee dalkan Canada ayaa laga hor joogsaday in ay Mareykanka u tagaan isu soo bax looga soo horjeedo madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle oo dalkaa booqanaya. Sidaana waxa lagu sheegay qoraal uu ergeyga dalada mucaaridka Jabuuti ee Canada Md Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole ku shaaciyay bogiisa internetka. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia Sees Oil Results This Year as BP, Exxon Wooed

Somalia expects to complete an assessment of its oil and gas potential this year as security gains in the battle against al-Qaeda militants enable foreign investors to return, President Hassan Sheikh Mohamoud said. Seismic studies are being conducted onshore and off the coast of the Horn of Africa nation. Companies including Royal Dutch Shell Plc […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali al-Shabaab claims responsibility for killing senior police chief

MOGADISHU: Somalia’s Al-Qaida-linked al-Shabaab said that it had carried out a car bombing that killed a senior police chief in the north of the war-torn country on Monday, the latest in a string of attacks. “With the blessing of Allah, the mujahedeen have carried out a successful operation targeting senior apostate officials,” al-Shabaab spokesman Abdulaziz […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali candidate eyes milestone in US race

MINNEAPOLIS (AP) — In a neighborhood dubbed “Little Mogadishu,” Mohamud Noor can’t walk more than a block without being stopped by someone who wants to shake his hand. Juggling two cell phones and a stack of campaign fliers, he chats them up on his bid for a seat in Minnesota’s House of Representatives. They already […]

Posted in Uncategorized | Read More »