Home » 10:13 am Entries posted on “August, 2014”

Shidaalka Magaalada Burco Oo Cirka Isku Shareeray Iyo Kaalmaha Qaarkood Oo Haawanaaya

Hargeisa 5/8/2014 (SDN/QJ) Waxa ilaa Shalay  Sara u Kac  Balaadhani  Ku  Yimi Qiimaha Shidaalka Baabuurta Magaalada   Burco  oo Cirka  Isku Shareeray  Qiimaha Shidaalkani  Burco  Ayaa Hore Loo Siin  Jiray 6500S/L ($1Dolar) Halka Maantana La siinaayey 9000S/L($1.5 Dolar) Taasi oo Aad  U Warwar Galisay Gaadiidlayda  Ka Ganacsata Magaalada Burco Sara u kaca Balaadhan Ee Ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Halkan Ka Daawo: Salaadiinta Bariga Magaalada Hargeisa Oo Ka Soo Horjeesatay Shiraraka Beelaha Habar-Magaado Qaban Qaabinayen + sawiro

     Hargeisa 5/8/2014 (SDN/QJ) Hargeisa Salaadiinta bariga magaalda hargeisa  ayaa  ka soo hor jestay  shirkan  maalmihii ugu  danbeeyey  laysla dhexmaraayey ee  ay  belaha habarmagaado  doonayeen  inay  shirar yeeshan salaadintan ayaa  iska fogeeyey  arintaasi  iaygo sheegay inaanay somaliland hada ay  beelo  balse ay  ka gudubtay  una gudubtay qaran  iyo dawlad  oo  sadex xisbi qaran  leh […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al-shabaab Oo Sababaysay Dilka Taliye Kornayl Muslim Oo Bosaso Ku Dileen

Barawe:Aug,05,2014(SDN/QJ)-Xarakada Al-shabaab, ayaa dusha u ridatay Masuuliyadda Dilkii loo geystay Taliyihii Boliska Puntland ee Qaybta Bariga Kornayl Cabdiraxmaan Cali Cabaas (muslim). Afhayeenka Ciidamada Ururka Al Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab, ayaa waxa uu daboolka ka qaaday inay iyagu ka dambeeyeen weerarka lagu khaarajiyay Korneyl C/raxmaan Muslim. Afhayeenka oo la hadlaayay Idaacada Andulus ee ku hadasha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Addis Ababa: Sagaal Wariye Oo Maxkamadayntooda Dib Loo Dhigay Mar Kale

Addis Ababa:Aug,05,2014(SDN/QJ)-Waxa Dib Loo Dhigay Xukunka Koox wariyayaal ah oo Dawladda Ethiopia muddo badan Xabsiga ku Haysay kuwaas oo lagu eedeeyey Arrimo Argagixiso. Wariyeyaashan oo maxkamad lagu soo taagay magaalada Addis Ababa ayaa waxaa ay tiradooda gaaadhayaan Sagaal, kuwaasi oo wax ku qora baraha bulshada, waxaana Kooxdan Caalamka looga Yaqaanaa Zone-9,ama Qaybta 9-aad.   Wariyayaashan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddida Doorashooyinka Qaranka Oo Lagu Wado inay Kulamo La yeeshaan Axsaabta Qaranka Somaliland

Hargeysa:Aug,05,2014(SDN/QJ)-Guddidda Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa  lagu wadaa inay Maanta Kulamo la qaataan Axsaabta qaranka, iyadoo kulankaasina yahay mid qorshaysnaa muddooyinkan dambe. Ujeeddada Kulankan, ayaa ah sidii labada dhinac ay wax iskaga weydiin lahaayeen Arrimaha Diiwaangelinta Codbixiya-yaasha oo muddooyinkan  loo ballansanaa in dalka laga bilaabo. Waxa la filayaa in  kulankan labada dhinac dhex maraya lagu lafo-guro […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Puntland waa dawlad-goboleed jirta oo waligeed jiri doonta haddii farsamo meel ka khaldani jirtana waa la saxayaa, laakiin anigu……”Madaxweyne Xasan Sheekh.

Washington:Aug,05,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dawladda Federal-ka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horraysay si toos ah uga Hadlay Dhawaaqa Maamulka Puntland ku sheegay inuu xidhiidhkii ugu jiray Dawladiisa. Madaweyne Xasan sheikh oo isagoo  ku sugan Magaalada Washington ee Carriga Maraykanka u warramay Idaacadda VOA-da, ayaa tilmaamay inay jiri karaan cabasho iyo saluug, balse ay furan tahay wada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nuxurka Kulan Dhex maray Gudoomiyaha Golaha Guurtida iyo Weftiga ka Socda Urur Goboleedka Igad iyo Saleebaan Gaal oo ka Hadlay DAAWO

Hargaysa 05.Aug 2014 (SDN/QJ)-  Wakiilka Urur-Goboleedka IGAD u qaabilsan arrimaha Somaliland Iyo Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey ayaa maanta kulan albaabadu u xidhan yahay la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Gaal). Kadib markii uu kulakaasi dhamaaday, ayaa Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Saxaafadda uga waramay waxyaabaha ay kaga wada hadleen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland oo Cadaysay in Manhaj aan ka ahayn ka Somaliland inaan lagu dhigi karin Dugsiyada,Digniina u dirtay Jaamacadaha

Hargaysa 05.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa Shaaca ka qaadday inaanay aqbali doonin, isla markaana aanay dalka ka jiri doonin Manaahij kala duwan oo ay isticmaalaan Dugsiyada Waxbarashada gaarka loo leeyahay wixii ka dambeeya marka ay dhammaystiraan dib-u-haybayn iyo dib-u-eegis lagu wado Manhanka loogu talo-galay in si isku mid ah loogu dhigo goobaha Waxbarashada dalka. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddi Isku Xilqaantay Daminta Muranka SOLJA Oo War-saxaafadeed Soo Saartay

Hargeysa:Aug,05,2014(SDN/QJ)-Khilaafka Hadheeyey Hoggaanka sare ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa Gebi ahaanba laaga dareemay Somaliland, waxana soo kordhaya Dadka u heellan inay bakhtiimaan Khilaafkaas. Guddi ka kooban shan xubnood oo u badan Saxafiyiin waayo arag ah iyo aqoonyahanno reer Somaliland, ayaa iyagu ku dhawaaqay iinay khilaafkaas daminayaan, isla-markaana dhexdhexaad ka gelayaan xal u hellida  […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Haweenayda Jilida Filimada ku Caanbaxday ee Angelina Jolie oo Si Weyn u Taageertay Xuquuqda Falastiin iyo Ayaan Xirsi oo la Safatay Yuhuuda

Washington 05,Aug 2014 (SDN/QJ)- Ayaan Hersi Ali oo ah haweeneey ku caan baxdey Ceebaynta iyo aflagaadaynta diinta islaamka iyo Musliimta, isla markaana sheegata in ay tahay haweeneey u dooda xuquuqda haweenka ayaa si weyn looga hadal hayaa dunida kadib wareysi ay siisay wargeys kasoo baxa Isra’el oo lagu magacaabo Israel Hayom’sYael Lerner. Ayan Hersi oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »