Home » 3:34 am Entries posted on “August, 2014”

Muuse Biixi Oo Awooddiisii Noqotay Inuu Kaliya Dib U Dhigo Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbigiisa Muddo Aan La Cayimin

Hargeysa:Aug,06,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbul-xaakimka talada Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa ku dhawaaqay inuu mar kale muddo aan cayinayn dib u dhigay Shirkii Golaha dhexe ee Xisbigaas oo lagu waday inuu maalintii shalay qabsoomo. Muuse Biixi ayaa si cad u sheegay inuu shirkaas dib u riixay, isagoo aan wax sabab ah oo dib loogu dhigi karo ku qeexin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Xasan: “Dowladdu waxay qaadeysaa tallaabooyin looga hortagayo in cudurka Ebola u soo gudbo Soomaaliya”

Washington Aug 06, 2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliyeed, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay tillaabooyinka ka hortagga ah ee ay Soomaaliya qaadeyso si ay u xaqiijiso in Feyraska Xanuunka Ebola uusan saameynin Soomaaliya. Soo ifbaxa cudurka Ebola waxa uu markii ugu horreysay ka dillaacay dalka Gini bishii Maarso 2014. Laga soo billaabo markii uu uu cudurku dillaacay, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo iyo Mudane Rayaale Siday uga Hadleen Cadaawadda Ururrada Midawga Afrika iyo IGAD u muujiyeen Somaliland?

Hargaysa 06.Aug 2014 (SDN/QJ)- Urur-goboleedka IGAD iyo Ururka Midawga Afrika, ayaa ku fashilmay Aqoonsiga Madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana caddaystay inay iyagu caqabad ku yihiin, iyada oo Beesha caalamku ay markasta oo laga hadlayo ama wax la iska weydiiyo qaddiyadda Ictiraafka Somaliland ay ku doodaan in ka go’aan-qaadashada Aqoonsiga Jamhuuriyaddani yahay mid u yaalla ama […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamadii Qabsaday Telefishanka Punt land oo Lagu Qanciyay in Waxay Tabanayaan la Dhamaynayo Iyo Agaasimihii Xilka laga qaaday ee Telefishankaas oo ka hadlay Saamayntuu ku lahaa

Garowe 06.Aug 2014 (SDN/QJ)- Koox Ciidan hubaysan iyo Saraakiil isugu jira oo ka tirsan Ciidammada Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo  gelinkii hore ee shalay si buuxda ula wareegay gacan-ku-haynta Xarunta Telefeshinka Puntland ee ay dawladda Maamul-goboleedkaasi Maamusho, ayaa lagu guulaystay in laga saaro xarunta TV-ga ee ay la wareegeen Shalay, ka dib markii ay dhinacyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirad Islaam ah oo Iska Casishay Xukuumada Ingiriiska,Kadib markay qaadan wayday Duulaanka Gaza

London 06.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiir Muslim ah oo ka tirsanaa dawladda dalka Ingiriiska,ayaa iska casishay xilkii ay ka haysay xukuumadda London ka dib markii dawladeedu si cad ula safatay dawladda Yuhuudda  oo wadda  xasuuq ba,an ku  haysa shicibka falastiin ee ay bisha dhan ku wadday garaacista ay kaga waddo cir,dhul iyo badba. Baroness Sayeeda Warsi, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The President: Somalia actively taking steps to prevent transmission of ebola to Somalia

Tuesday 5 August, Washington DC: Speaking from the US-Africa Summit in Washington DC, The President outlined precautions Somalia is taking to ensure the ebola virus disease (ebola) does not affect Somalia. The ebola outbreak first began in Guinea in March 2014. Since its initial outbreak, the virus has spread to Liberia and Sierra Leone. The […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Puntland Gobolka Bari Oo Kaliya Ma Kafeeyo: Mudug Iyo Nugaal Waa In Ay Qarashka Wax Ka Bixiyaan

Ilaa iyo intii Dowlada Federaalka Soomaaliya madaxdeeda ugu saraysa ay ku dhawaaqeen in ay maamul loo dhan yahay laga samayn doono Gobolada Mudug iyo Galgaduud, waxaa soo if baxaaya warar cadaynaya in maamulada GalMudug iyo Puntland aysan raali ka ahayn go’aanka Dowlada Federaalka Soomaaliya gaartey. Si kastaba ha ahaatee, waxaa dadka u dhuundaloola siyaasada Federaalka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

R.W Cabdiweli oo Cambaareeyay weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee lagu dilay Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Bari

Muqdisho Augst 05, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay galab ka dhacay degmada Boosaaso ee gobolka Bari, kaasoo ay ku dhinteen Taliyahii Qaybta Booliska gobolka Bari ee Maamulka Puntland iyo Taliyihi ilaalada canshuuraadka beriga ee gobolka Bari. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tacsi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

CONFESSIONS OF A NEW COVERT TO THE GERI-KOOMBO CLAN-FAMILY

This is the story of my recent dramatic, almost mystical conversion to the noble Geri-Koombo clan-family.  What bizarre private agencies of enlightenment and pleasant beneficence that drove me into abandoning my Leelkase kin and embracing the Geri will take a psychiatrist to divine. But before dwelling on my impulsive, inexplicable adoption of the Geri as my […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali Famine; the time has come to answer the call

Mogadishu 05, August, 2014 – As part of its efforts to take actions in the regions affected by the drought the Federal Government of Somalia Special committee has briefed yesterday all Cabinet during an extraordinary meeting providing the latest update on the drought and food shortages in the country. The Cabinet was seized by the […]

Posted in Uncategorized | Read More »