Home » 1:00 pm
Entries posted on “August, 2014”
Hargeisa 6/8/2014 (SDN/QJ) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Wefti ka socday IGAD oo dalka ku joogay maalmahan booqasho.Waxaana madaxweynaha Kulankan ku wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Xoghaya gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane, Cali Axmed Cali, Af-hayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Saleebaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington 06.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha mareykanka Brack Obama ayaa ku dhawaaqay in dowladiisu ay lacag 33 bilyan ah ay ugu deeqday qaarada Africa ,iyadoo ay jirto in mareykanku uu loolan kula jiro midowga yurub iyo wadanka China. Balse madaxweynaha mareykanka ee kasoo jeeda Africa ayaa qaarada Africa umuujinaya in mareykanku ay garab taaganyihiin. “Madaxweyne ahaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington 06.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegay in howlgal milatari oo ka dhan ah Al-Shabaab uu dhawaan billaaban doono si looga saaro kooxda goobaha ay wali gacanta ku heysa. Xasan Sheekh Maxamuud oo u warramayey wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay xoogga saari doonaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Stockholm Aug 06, 2014(SDN/QJ)-Afhayeenka xisbiga Wadani laantiisa Sweden Md. Cantar Kidaar Cune ayaa waxa uu ka hadlay fadhiidnimada dawlada Axmed Siilaanyo iyo wasaaradaha hawlahooda gabay ee hadana ku mashquulay axsaabta mucaaridka dhaliishooda. HALKAN HOOSE KA DAAWO AFHAYEENKA OO QODOBEYNAYA DHALIILAHA KULMIYE SDN/QJ-Stockholm contact@qurbejoog.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Aug 06,2014(SDN/QJ)-Hay’ada gargaarka ee Human Concern ee xarunteedu tahay dalka Canada ayaa shaacisay in ay gacan ka geysan doonto mashruuca dhismaha Wada Cad ee isku xiri doonta magaalada Hargeysa iyo Ina Guuxaa. Qurbajooga degaanka wadadu mari doonto ayaa Iyana sidoo kale waxa ay wadashaqeyni dhexmari doontaa hay’ada HCI. Haween weynaha beesha Maxamed Daauud iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Sicilia:Aug,06,2014(SDN/QJ)-Tahriibayaal Tiradadooda lagu sheegay inay Kor u dhaafayeen 2700-qof oo somaliyi ku jirto, ayaa maalmihii jimcihii iyo Axaddii toddobaadkan laga soo badbaadiyey Xeebaha dalka talyaaniga. Barta Twitterka ee u gaarka ah Mariniska Talyaaniga ayey ku sheegeen inay gurmad xooggan u sameeyeen Muhaajiriinta oo iyagu la socday dhowr dooni oo aad loo soo buux dhaafiyey. Gurmadkii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Riyad:Aug,06,2014(SDN/QJ)-Dawladda Dalka Sucuudiga ayaa sheegay inay xujayda ka tegaysa Galbeedka afrika aan loo ogaalaan doonin sanadkan inay Tagaan Xajka. War qoraal ah oo ay heshay Warbaahinta Gudaha sucuudigu, ayaa lagu sheegay in dalkaasi mamcuunay inuu fiiso siiyo dadka galbeedka qaarada Afrika kasoo xajaya, iyadoo sababtuna tahay cudurka halista ah ee Ebola oo dalalkaas faro baas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington:Aug,06,2014(SDN/QJ)-Shirka Madaxda Afrika iyo Maraykanka u socda oo gebogebo ku dhaw ayaa lagaga dhawaaqay lacago tiro badan oo la siin doono Qaaradda Afrika. Madaxweynaha maraykanka ayaa shirkaas kaga dhawaaqay inuu bixin doono lacag dhan 33-bilyan oo dollar, taas oo lagu bixin doono Arrimaha muhiimka u ah baahiyaha qaaradda Madow. Hadal uu ka jeediyay shirka Afrika […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Aug,06,2014(SDN/QJ)-Saldhigyada Magaalada Muqdisho, waxa si weyn u buuxdhaafiyey Boqolaal Waalidiin ah oo aan Haynin Meel ay kaga warramaan caruurro ay dhaleen oo loo malaynayo inay Al-shabaab ku biireen. Waalidiintan ayaa kusoo baxay Hadalkii uu dhawaan Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka qalabka sidaa, kaas oo ahaa in qofkasta oo Alshabaab ah oo gacanta lagu soo dhigo lala soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington Aug 06, 20149SDN/QJ)-Taageereyaasha iyo madax ka mida mucaaridka xukuumada Jabuutioo ay weheliyaan jaaliyadaha dalalka Geeska Africa ayaa ku mudaharaaday madaxweynaha Jabuuti oo ka mida madaxda Afrika ee dalkaa booqanaya. Isu soo baxa oo ay ka qeybgaleen in ka badan 2000 oo ruux ayaa waxa goob jog ku ahaa masuuliyiin uu ka mid ahaa Madaxweyne […]
Posted in Uncategorized | Read More »