Home » 2:32 am Entries posted on “August, 2014”

Militant suspect linked to Somali passport scam

A Somali people-smuggling cell linked to an overseas terror suspect has been able to get dozens of people into Australia through a passport-swapping scam. Confidential Immigration Department documents obtained by Fairfax Media reveal those suspected of being involved in the scam were known to federal authorities but have not been pursued because of a lack […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Chronological facts about Somali President Hassan Sheikh Mohamoud

Hassan Sheikh Mohammed was born November 29, 1955 in in Jalalaqsi an agriculture district that fall under the Somali region hiiran, which its capital is Beledweyne Beledweyne is a city south central of Somalia situated in the shebelle valley, which is some 206 miles (332 km) north of Mogadishu. Beledweyne is divided by the shebelle […]

Posted in Uncategorized | Read More »

OGEYSIIS:Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan oo la kulmi doonta dadweynaha Somaliland ee ku dhaqan UK

Jaaliyada Somaliland UK ( SSUK) waxay dadweynaha Somaliland ee ku dhaqan dalka UK ogaysiinaysaa uguna baaqaysaa inay ka soo qayb galaan kulan la isugu iman doono maalinta Jimcaha ah 8 Aug 2014, 7da galabnimo, kaasoo ku qabsoomi doona The Egyptian House, 95 Bloemfountain Road, White City, London W12 7DA. Halkaas oo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Cabdi-weli wuxu ahaa Weriye iyo tifaf-tire curin iyo hal-abuurba lahaa Suulkiisii iyo saxeexiisiiba wuxu kaga tegay saxaafadda” Muj. Boobe Yuusuf Ducaale

Hargaysa 06.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Md. Boobe Yuusuf Ducaale ayaa waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa qoyskii, eheladii iyo guud ahaan bahda Saxaafadda Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariiste Cabdi-weli Faarax Jaambiir. Sidaa waxa uu Boobe Yuusuf Ducaale ku sheegay qoraal uu caawa ka soo saarey […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Tobanka Arday ee Ugu Sareeyay Imtixaanaadkii Shahaadiga ahaa ee Dugsiyada Punt land oo la shaaciyay

Garowe 07.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasaarada waxbarashada ee dowladda Puntland ayaa Maanta shaacisay natiijadii kasoo baxday imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyada dhexee Puntland. Dr Maxamed Cali Faarax wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarshada ee dowladda Puntland oo Maanta shir Jaraa’id ku qabtaya xarunta wasaarada ee Garoowe ayaa sheegay in sanadkaan imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada dhexe ay ufariisteen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirkiisa Warfaafinta oo Tacsi u diray Qoyskii uu Ka Baxay Maareeyihii Wargayska Ogaal oo Hargaysa ku Geeriyooday

Hargaysa 06.Aug 2014 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Bahda Saxaafada, Shacbiga Somaliland, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii ee uu ka baxay Maareeyihii Wargeyska Ogaal Marxuum Cabdiweli Faarax Jaambiir oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ku tilmaamay Suxufi door muhiima ka soo qaatay heerka saxaafada Dalku ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

R.Wasaare Cabdiweli: “Waxaan bogaadinay​aa go’aanka Ximan iyo Xeeb ugu soo biirtay heshiishka Gobollada Dhexe”

Muqdisho Aug 06, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta bogaadiyey go’aanka Maamulka Ximan iyo Xeeb ugu soo biiray Heshiishka Maamul-u-samaynta Gobollada Dhexe ee Soomaaliya oo ay garwadeen ka tahay Xukuumadda Federaalka, kaasi oo dhabaha u xaaraya in dadka degan gobolladaas ay dhistaan hal maamul Gobolleed oo ay ku midaysan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Marxuun Cabdi Weli Faarax Jaanbiir oo ka Mid ah Tiirarka Saxaafada Somaliland oo Maanta Hargaysa ku Geeriyooday

Hargaysa 06.Aug 2014 (SDN/QJ)- Allaah ha u naxariistee Suxufigii weynaa ee Cabdiwali Faarax Jaambiir, ayaa galabta ku oo ay bishi tahay 6-da bisha 8-aad ee sannadka 2014-ka ku geeriyooday Cusbitaalka New Hargeysa ee magaalada Hargeysa oo uu toddobaadyadii ugu dambeeyey u jiifay Xanuun. Allaah ha u naxariistee, Cabdiwali Faarax Jaambiir, ayaa ahaa mid ka mid […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxwayne Axmed Siilaanyo oo Tacsi U diray Maxamed Yusuf Jaamac (Dhegay) oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa iyo Marxuum Suleebaan Haybe Xaaji Dude oo ku geeriyooday magaalada Burco.

  Hargeisa 6/8/2014 (SDN/QJ) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee ay ka bexeen Marxuumiinta kala ahMaxamed Yusuf Jaamac (Dhegay) oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa iyo Marxuum Suleebaan Haybe Xaaji Dude oo ku geeriyooday magaalada Burco.   Labadaa Marxuum oo ahaa Odayaashii iyo waxgaradkii kaalinta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Halkan Ka Daawo: Hargeisa:kulan lagu sharciyaynayo Lacagaha Xawaaladdaha Lagu soo Diro ee Dibadda Ka imanaysa

Hargeisa 6/8/0214 (SDN/QJ)- Kulan Lagu gorfaynayay Xakamaynta Lacagaha Dibada Looga soo diro dadwaynaha Somalida ee loo soo marinayo Xawaaladdaha Somalida ayaa waxa lagaga hadlay sida ugu fudud ee sharci loogu samayn karo Lacagahaasi soo diraya ,Waxaana Ka soo qayb galay Madaxwayne Ku xigeenka Somaliland ,wasiirka Maaliyada iyo Qaarka mid ah masuuliyiinta Xawaaladdaha Somalida. Hargeisa SDN/QJ […]

Posted in Uncategorized | Read More »