Home » 4:25 am Entries posted on “August, 2014”

Maleeshiyo Kasoo Jeedda Beesha Faroole Oo Oo Abaabul Dagaal Ka Wadda Caasimadda Garowe iyo Shacabka Oo Baqdini soo Wajahday

Garowe:Aug,07,2014(SDN/QJ)-Tan iyo intii  uu madaxweyne Cabdiweli Gaas xilka-qaadista ku sameeyey Saraakiil kasoo jeeda Beesha madaxweynihii ka horreeyey ee Faroole, waxa Deegaanka Gobolka Nugaal ka aloosmay Xiisad colaadeed oo ciidamo Beeleedyo isku abaabuleen. Ciidamo beeleedyadan ayaa isa soo dhoobay Gudaha iyo daafaha Magaalada Garowe, kuwaas oo ku hubaysan noocyada kala duwan ee Hubka, isla-markaana qaarkood hore […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia: Magaalo Shacabkii Deggenaa Dhimanayaan, Qaarna Ka Cararayaan

Buullo-burte:Aug,07,2014(SDN/QJ)-Xaalad Bani’aadanimo oo aad u liidata, ayaa ka taagan Magaalada Buulo-burte, waxana Haatan bilaabantay inay shacabka qaarkood  macaluul u dhintaan, halka inta socon karaysaana ay  cagahooda miciinsadaan. Dhibka dadkan haysta ayaa ah Abaar muddo soo socotay oo ay u raacday Go’doomin ballaadhan oo ay kooxda Al-shabaab saartay deegaano Buullo-burte ku jirto. Ugu yaraan 11 qof, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Jaaliyada Somaliland ee Sucuudiga iyo Xadiga Lacageed ee ay kaga qayb qaadanayaan Jidka Ceerigaabo

Jidda 07.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi  Cali Xaaji Xasan oo ku sugan dalka Sucuudiga ayaa shaaca ka qaaday xadiga lacageed ee ay jaaliyadda Somaliland e ku dhaqan wadankaasi ugu yabooheen  dhismaha  jidka halbowlaha ah ee isku xidhaya Burco iyo Ceerigaabo. Wasiirku waxa uu ammaan balaadhan u jeediyay jaaliyadda ku dhaqan Sucuudiga oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Lix ka mid ah Muwaadiniintii Somaliland Djibouti ku Wareejisay Oo Si Qarsoodi ah Dalka Loogu Soo Celiyey iyo Qaarkood Oo Jidh-dil Lagu Naafeeyey

  Hargeysa:Aug,07,2014(SDN/QJ)-Lix ka mid ah Toddobadii muwaadin ee dhawaan Xukuumadda madaxweyne Siilaanyo dhawaan u gacan-gelisay Dhiggeeda Djibouti, ayaa la sheegay in si qarsoodi ah dalka loogu soo celiyey. Ilo wareed Muhiim ah oo aan  ka soo xiganay warkan ayaa sheegaya in Lixda Maxbuus ee la soo celiyey si arxandaro ah loo jidh dilay isla markaana […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Duulaan Culus oo lagu soo Qaaday Dhirtii Uduga ee Gobolka Sanaag

Ceerigaabo 07.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyha gobolka Sanaag Maxamuud Cali Saleebaan(Ramaax),ayaa ka war bixiyay duulaan lagu soo qaaday guud ahaan dhirta udugga ah ee gobolka Sanaag iyo kuwa qoyan oo dhuxul laga shido isla markaana la geeyo magaalada Boosaaso oo laga sii dhoofiyo.   Maxamuud Cali Saleebaan(Ramaax) waxaa kale oo uu sheegay in ay meel wanaagsan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Siyaasiga Axmed Cabdi Xaabsade oo Somaliland ka rajo dhigay iyo Halka uu u Jihaystay

Hargaysa 07.Aug 2014 (SDN/QJ)- La-Taliyaha Arrimaha Doorashooyinka ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo Mudane Axmed Cabdi Xaabsade oo haatan Ku sugan Magaaladda Jigjida ee Ismaamulka Somalidda Ethiopia ayaa La Filayaa inuu u Baqoolo Dhinaca Magaaladda Saaxdheer ee Gobolka Sool Halkaasi oo la filayo inuu uga sii gudbo magaaladda garoowe ee maamulka Putland kadib markuu ka qayb galo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Madaxtooyada oo Magaalada Riyaad Kulan kula qaatay Boqor Cabdalaha Sucuudiga Walaalkii SAWIRO

Jidda 07.Aug 2014 (SDN/QJ)- Boqortooyada sacuudiga oo si meeqam sare ah u  Qaabishay Wasiirka Wasaarada Madax Tooyada Somaliland Mudane Xirsi Xasan Xaaji Cali  iyo waftigii i uu hogaaminayay , Iyadoo qasriga boqortooyada wasiirka iyo waftiga uu  ku  qaabilay Amiin C.Razmaan Bin Cabi Caziiz Aala Sucuud oo ah Boqor Sucuudiga Boqor  C.Laha Walaakii kana mid ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

China oo xanabaadyadii u foosha xumaa ku soo rogtay Muslimiinta dalkooda ku nool

Karamay Aug 07,2014 (SDN/QJ)-Dawlada dalka China ayaa xanibaadyo la yaab leh ku soo rogtay Muslimiinta ku nool degaanka  Xinjing oo dhawaan lagu qabanayo tartan ciyaareed. Dawlada China ayaa jariirad afkooda ku hadasha oo la yiraahdo Karamay Daily waxa ay daabacday amar lagu faroyo Muslimiinta ku nool degaanada ciyaaruhu ka dhacayaan in aaney gawaarida dadweynaha la […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Cali Waran-caddow haddii lagu eryo adigu wasiirada waad ka baahi badan tahay, sababtoo ah adiga libaaxyaa kula socda oo kuwaasaanad waxbababa u helaynba,”Suldaan Maxamed Muuse

Hargeysa:Aug,07,2014(SDN/QJ)Suldaan Maxamed Muuse Cune oo ka mid salaadiinta Somaliland, ayaa si kulul u weeraray Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Waran-cadde, isagoo sheegay inuu ku Hawllan yahay Burburin iyo kala furfurid dhinaca shacabka ah. Suldaanka oo shir jaraa’id ku qabtay Burco Hargeysa, ayaa wasiirka arrimaha ku eedeeyey inuu tallaabooyin qabyaaladaysan ku wado wax-garadka iyo Salaadiinta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kahn, Noor set for tight primary in U area

The end of the divisive race between 42-year incumbent Rep. Phyllis Kahn, DFL-Minneapolis, and Somali-born Mohamud Noor to represent the University of Minnesota’s area at the Capitol is on the horizon. On Tuesday, voters will decide which Democratic-Farmer-Labor candidate has the most support to represent House District 60B at the state Legislature next session. While […]

Posted in Uncategorized | Read More »