Home » 4:40 am Entries posted on “August, 2014”

Republic of Somaliland protests moves by Somalia to encroach on maritime boundaries

The Republic of Somaliland has lodged a formal protest with the UN Secretary-General against Somalia’s recent declaration of an Exclusive Economic Zone, which it sees as a violation of its sovereignty. An Exclusive Economic Zone (EEZ) is a sea zone prescribed by the 1982 United Nations Convention on the Law of the Sea in which […]

Posted in Uncategorized | Read More »

NUSOJ Condemns the overnight arrest of a female journalist in Garowe, Puntland

Mogadishu, August 8, 2014-The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns the arrest of a female journalist on Thursday night by the Puntland police in Garowe, the latest in a string of violence against journalists in Somalia. Police in Puntland arrested a female journalist Fatima Ahmed Mohamed of Radio Daljir on Thursday night on August […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UTIX GELI…SI LAGUU TIX GELIYO !!!.

Waxaan ku bilaabayaa magaca eebe iyo kan rasuulkeenii naxariiska badnaa ( Scw). Noloshu waxey ibartay, tijaabiyeyna in tixgelinta iyo ammaanta edboon ee ujeedada fiicani ku dheehantahay dadka saamayn weyn ku yeelato  qofka si kastuu u yahay qof xataa ka dhowrsoon aduunyada  iyo istustuska hadana waxaad arkeysaa markaad erey ammaana u jeediso iney saamayn weyn ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Golaha Wasiirada oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Xakamaynta Hubka Wax-dila

Muqdisho  Aug 08, 2014(SDN/QJ)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana Shir Guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed, iyadoo kulanka warbixin ku saabsan xaaladda ammaan ee dalka looga dhageystay Wasaaradda Amniga Qaranka, laguna meel-mariyay Hindise sharciyeedka Hubka wax-dila. Xubnaha Golaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Obama oo amray duqeynta kooxda ISIS ee isku balaarineysa dhulka Masiixiyiinta Ciraaq

Washington Aug 08,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa xalay faray ciidamada circa ee Mareykanka in ay duqeymo la beegsadaan kooxda islamiyiinta ee ka dagaalanta Ciraaq ee ISIS hadii ay u soo dhaqaaqaan dhanka buuraleyda ku xeeraan degaanada qowmiyada Kudida oo ay haatan u qaxeen masiixiyiinta Ciraaq. Bulshooyinka Masiixiyiinta,Shiicada iyo Yazidiyiinta ayaa ka yaacaya kooxaha Islamiyiinta ee ISIS […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ayan Hirsi Ali: Bibi Netanyahu deserves Nobel Peace Prize for Gaza campaign

During an interview published on Friday by Israel HaYom, the Sheldon Adelson-backed Israeli daily, public intellectual and author Ayan Hirsi Ali claimed that Israeli Prime Minister Bibi Netanyahu should be awarded the Nobel Peace Prize for waging the ongoing military campaign by the IDF against Hamas militants in Gaza. Asked whom she admired, Ali — […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:barnaamij gaara Oo Lacag Loogu wareejinayo Guddida Dhismaha Waddada CAD

Hargeysa Aug 08,2014(SDN/QJ)-Waa barnaamij laga diyaariyay lacago ay Hay’ada gargaarka caalemin=ga ah ee HCI iyo Haweeyn ka mid ah Beel weynta Maxamed Daud ku wareejiyeen Guddida mashruuca dhismaha wadada cad ee isku xirta Hargeysa iyo Ina Guuxaa. Barnaamijka ayaa sawir ka bixinaya hanaanka ay dhismaha Wadadu u socoto iyo ka qeyb qaadashada bulshada ee dhameystirka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Xoghayihii hore ee Arrimaha Dibedda ee xisbiga UCID Md Maxamed Haaruun oo laga wareysatay xaalada siyaasadeed ee Somaliland

London Aug 08,2014(SDN/QJ)-Xoghayihii hore ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID ee Somaliland Md Maxamed Haaruun ayaa TVga Star uga waramay xaaladaha siyaasadeed ee Somaliland khaasatan dhanka Arrimaha dibedda. Md Maxamed Haaruun oo haatan ah siyaasi madax banana ayaa baaritaano cilmiyeed oo uu mawducan ku sameeyay hore u soo bandhigay. HALKAN HOOSE KA DAAWO WAREYSIGA

Posted in Uncategorized | Read More »

Laba Dhallinyaro ah oo Caawa rag Hubaysani ku dileen Suuqa Xoolaha ee Muqdisho

Muqdisho 07.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wararka laga helaayo Xaafada Suuqa Xoolaha ee Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir, ayaa sheegaaya in fiidnimadii caawa laba wiil oo dhalinyaro ah lagu dilay Xaafadaasi. Dilka, ayaa wuxuu gaar ahaan ka dhacay wadada Cali Turcaaye, iyadoo sida la soo sheegaayo ay geysteen rag la socday gaari Kaarib ahaa, oo rasaas ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sharciga Xakamaynta Hubka oo Xukuumada Somalia Maanta ansixisay

Muqdisho 07.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta meel-marisay sharci lagu xakameynayo ka ganacsiga iyo adeegsiga hubka wax dila, kaddib markii arrintaas looga dooday kulankii Golaha Wasiirrada. Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya, Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa sheegay in sharciga loo gudbin doono baarlamaanka Soomaaliya si uu u ansixiyo. Sharciga ayaa xakameynaya ka ganacsiga, dhoofinta, […]

Posted in Uncategorized | Read More »