Home » 10:34 pm
Entries posted on “August, 2014”
Mogadishu, 29 August 20149SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta & Hannuuninta Dadweynaha Mudane Mustafa Sheikh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey mowqofka Dowladda Federaalka ee ku aadan weerarkii hubeysnaa ee shalay ka dhacay deegaanka Saaxdheer. Wasiirka ayaa yiri “Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay ka xuntahay weerarka hubeysan ee ka dhacay degaanka Saaxdheer, kaas oo geystay khasaare isugu jira […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 29/8/2014(SDN/QJ):-Ku-xigeenka La-taliyaha Amniga Qaranka dalka Ingiriiska Mr. Hugh Powell, ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha JamhuuriyaddaSomalilandMd. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) shalay, waxa uu ugu gudbiyey farriin uu ka siday Ra’iisal-wasaarahaBritainMr.David Cameron. Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis ooJamhuuriyakhadka telefoonka ugaga xog-warramay safarka Ku-xigeenka La-taliyaha Amniga Qaranka ee UK iyo nuxurka kulan uu la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mousil:Aug,29,2014(SDN/QJ)-Kooxda Ka Dagaallanta Dalalka Ciraaq iyo Syria ee Daacish ayaa warbaahinta ka sii dayay Muuqaal nin Kurdish ah oo ay Gawracayaan, waxana ay ciidanka Kurdiyiinta uga digeen inay la Saftaan Kooxaha Jihaadka ka dhanka ah. Muuqaalkan oo halku-dhigiisu ahaa Fariintii Dhiiga ayaa waxaa ka soo muuqday ilaa tobaneeyo nin oo la shegey inay ahaayeen dagaalyahanada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington:Aug,29,2014(SDN/QJ)-Ergayada Qaramada Midoobay, Maraykanka iyo Midowga Yurub u qaabilsan Somalia ayaa soo saaray Baaq ka dhan ah ciidamada Somaliland ee gudaha ugalay Magaalada Saax-dheer ee Gobolka Sool. Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty, Ergayga gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay iyo Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michel Cervoned’Urso […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Aug,29,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal cali Waraabe ayaa markii ugu horrayssay ka Hadlay Dagaalka ciidanka qaranku ku qabsadeen magaalada Saax-dheer, isagoo sidoo kalena ka jawaabay dhawaaq Qaramada midoobay, maraykanka iyo Midowga yurub si wada jir ah ugu baaqeen in Somaliland ka soo baxdo Deegaanka ay shalay gashay. Faysal cali Waraabe oo la Hadlayey idaacada VOA-da […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 29Aug14(SDN/QJ)Baraamijka Xulashada Todobadkan iyo waxqabadka Ururka Dan iyo Duce iyo kulan oo ka hawlgala Gobolka Saaxil labadan urur ayaa ka soo jeeda qurbejooga gobolka waxanay halkan ku soo bandhigeen waxqabadkooda . soo bandhigay dhaliilo iyo tuhumo in dawladu ku hawlan tahay inay qurbejooga gobolka saaxil inay cagaha jiido hakan ka Daawo .
Posted in Uncategorized | Read More »
Saaxdheer Aug 29,2014(SDN/QJ)-Hawlgal ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ka fuliyeen tuulada Saax-dheer oo ka tirsan Gobolka Sool hiirtii waaberi ee shalay, ayaa lagu kala dareeriyey malleeshiyaad hubaysan iyo dad kala duwan oo qorshahoodu ahaa inay Cali Khaliif Galaydh u caleemo saaraan madaxweynenimo magac-u-yaal ah. Cutubyo ka tirsan ciidanka Somaliland, ayaa subaxnimadii hore ee shalay gudaha u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Aug,29,2014(SDN/QJ)-Warbaahinta kasoo baxda Dalka Kenya ayaa soo daabacday in ciqaab adag la marsiiyey nin somali ah ku dhawaaqay inuu qaatay diinta masiixiga, isla-markaana uu ka tegay diinstiisii islaamka. Wargeyska Star Morning oo ka mid ah warbaahinta dalka Kenya ayaa warkaas Daabacay Maalintii shalay, waxana uu sheegay in ciqaab adag oo jidh-dil ah la marsiiyey somaligan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Aug 29,2014(SDN/QJ)-Wasiiraka Arrimaha Dibedda Maxamed Yonis Biixi iyo Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Md Cali Warancade ayaa waxa ay shalay gelinkii danbe u anba baxeen safar aan hore loo shaacin oo ay ku tegeen dalka Itoobiya. Safarkan ayaa ah mid aan hore loo sii shaacin isla markaana ay wasiiradu si deg dega uGu anbo baxeen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Baranbarta Cilmibaadhayaasha iyo Saynisyahanduba sanadahan danbe cayayaanka waxa ay ku soo dhaweeyeen goobahooda cilmi-baadhiseed ‘labaratories’ iyaga oo darsaya awoodaha layaabka leh ee cayayaanada isla markaasna isku dayaya in ay fahmaan qaababka ay u nool yihiin. Cayayaanada ay darseen amaba wax ka ogaadeen Cilmibaadhayaasha caalamiga ahi waxaa ka mid ah cayayaanada bini’aadamku ugu necebyahay u dhawaanshahooda […]
Posted in Uncategorized | Read More »