Home » 1:01 pm Entries posted on “August, 2014”

Kenya Oo War Fiican Ka Heshay Baanka Adduunka

New York:Aug,08,2014(SDN/QJ)-Ninka ugu sareeya Baanka Adduunka Madaxa  Jim Yong Kim ayaa   ammaaan u jeediyey Hannaanka dhaqaale ee Kenya, isagoo xusay inay Tiir muhiim u  tahay qaramada Midoobay. Mr Kim ayaa waxa uu xusay in fariinta ay Kenya u hayaan ay tahay in Kenya ay tahay goob guulo ka gaartay dhaqaalah islamarkana ay xushmad u hayaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dibad-wareegga Khaatumo Oo Ku Hawllan Qorshe ay Ku Weerarayso Magaalada Lascanod iyo Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Heegan ugu jira

Lascanod:Aug,08,2014(SDN/QJ)-Fallaagada Dibad-wareegga ah ee Khaatumo, kuna sugan Miyiga Deegaanka Saaxdheer, ayaa ku Hawllan qorshe ay weerarro gaadmo ah ugu soo qaadayso Ciidamada qaranka somaliland ee Deggen aagga lascanod. Sida ay sheegayaan warar hoose oo aanu ka helay Shir ay saraakiil kooxdaas ka tirsan iyo madax-dhaqameed ay isku  fikir yihiin ku yeesheen Deegaan u dhaw magaalada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

400-Sarkaal Oo Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Somalia Oo Haysta Derejooyin Beer-abuur ah

Muqdisho:Aug,08,2014(SDN/QJ)-General Daahir Aadan Xasan Indhaqarshe oo ah taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Somalia, ayaa markii ugu horaysay sheegay inay hayaan ku dhawaad 400-saraakiil Haysata Derejooyin Been abuur ah oo aan jirin. Taliyaha ayaa waxa uu hadlkaasi ka sheegay Shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta Wasaradda Gaashaandhigga ee Muqdisho, waxa uuna Tilmaamay inay wadaan dabagal lagu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Halkan Ka Daawo : Furitankii Bandhiga Carwada Buugaagta Hargeisa Iyo Weeedhihii Wasir maxamed Bixi Yoonis EE madashaasi

Hargeisa 8/82014 (SDN/QJ) carwada buugagta hargeisa oo sanad walba laga dhigo  magalada hargeisa ayaa saaka carwadi 7dobad saaka  si  rasmiya looga  furay  hoolka haayada shaqala somaliland  carwadani ayaa noqonaysa tii todobaad  ee  lagu  soo bandhigo  hidaha iyo dhanaqnak somalilad iyo waliba qoraayada somaliland carwadani  saaka ayaa waxa  ka soo qayb  galay xubno  ka tirsan  golaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waxa Saaka La Furay Carwada Buugaagta Hargeisa Oo Socon doonta Mudo Todobaada Iyadoo Lagu Soo Bandhigayo Bugag Cusub

  Hargeisa 8/82014 (SDN/QJ) carwada buugagta hargeisa oo sanad walba laga dhigo  magalada hargeisa ayaa saaka carwadi 7dobad saaka  si  rasmiya looga  furay  hoolka haayada shaqala somaliland  carwadani ayaa noqonaysa tii todobaad  ee  lagu  soo bandhigo  hidaha iyo dhanaqnak somalilad iyo waliba qoraayada somaliland carwadani  saaka ayaa waxa  ka soo qayb  galay xubno  ka tirsan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xabad joojintii Israel iyo Xamaas oo burburtay iyo sababha keenay

Gaza Aug 08,2014(SDN/QJ)-Xabad joojin dhawr maalmood aheyd oo u dhexeysay maamulka Huyuuda Israel iyo kooxda Xamaas ayaa burburtay ka dib kolkii wakhtigeedii uu dhamaaday isla markaana ay garabka hubeysan ee Xamaas ay gantaalo ku tureen Israel. Waxa maalmihii u danbeeyay ka socday magaalada Qahira wadahadalo lagu dhexdhexaadinayo Xamaas iyo Israel oo ay garwadeen ka tahay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Everything is working for president’s silanyo government, but below to the to the acceptable usual standards, which means below 50 % efficiency

Prior to enter on the execution office, president Silanyo took oath  affirmation to do solemnly swear (or affirm) that he will faithfully execute the office of President of Somaliland and declare that he will act  the best of his as ability, preserve, protect and defend the Constitution of the Somaliland. But has president translated that […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalis invited to police meeting in Mill Hill

Terrorism and genital mutilation will be on the agenda at a meeting about issues affecting Somalis. North London’s Somali community are invited to the Eversfield Centre, in Eversfield Gardens, Mill Hill, to meet police officers. The event will see detectives discuss recruitment, Khat, extremism and other topical issues. They will also be encouraged to consider […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Until Recently Dhaanto was a Dying Art”: An Interview with Aar Maanta

Soon after Aar Maanta arrived in the UK from Somalia in the mid-1980s as a child, his homeland changed dramatically. Civil war broke out and at one point the singer’s own official nationality switched overnight from Somali to Ethiopian. This, as Maanta explained after his set at the Womad Festival last month, was representative of […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Department of State and the Government of the Federal Republic of Somalia Sign Agreement to Support Police Reform Efforts

On August 5, the U.S. Special Representative for Somalia, James P. McAnulty and Deputy Assistant Secretary Todd Robinson, Bureau of International Narcotics and Law Enforcement Affairs participated in a signing ceremony with Somali Finance Minister Hussein Abdi Halane at the U.S. Department of State. Special Representative McAnulty and Minister Hussein signed a bilateral agreement providing […]

Posted in Uncategorized | Read More »