Home » 2:49 am Entries posted on “August, 2014”

Midowga Yurub Oo Ku Dhawaaqay War Ka Dhan ah Dooddii Wasiir Samsam, Ceebo Ku Duugan Manhajka Waxbarashada Somaliland-na Bannaanka Keenay

Hargeysa:Aug,09,2014(SDN/QJ)-Sarkaalka Midogw Yurub u qaabilsan Dhinaca Waxbarashada Somalia Maxamed Faduul,  ayaa shaaca ka qaaday inay wasaaradda Waxbarashada Somaliland kala shaqaynayaan sidii dib u eegis loogu samayn lahaa Manhajka waxbarashada Aasaasiga ee dalka. Sarkaalkan oo shalay ka Hadlay Madasha Carwada Buugaagta lagu soo bandhigayey ayaa sheegay inay shaqadoodu tahay inay Gebi ahaanba wixii Somalia la isku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Farxad Ka Ilmaysiisay Qoys Dib u Helay Gabadh yar oo 10-Sano Ka Maqnayd

Jakarta:Aug,09,2014(SDN/QJ)-Qoys ku nool dalka Indonisia, ayaa dib u helay Gabadh yar oo ka maqnayd muddo toban sano, kuwaas farxad darteed Oohin la aamusi waayey sida uu qorayWargeyska DailyMail ee ka soo baxa dalka Ingiriisku. Wargeyska ayaa shaaciyay in gabdhan oo lagu Magacaabo Raudhatul Jannah la waayay sanadii 2004 xilligaas oo duufaantii Tsunami ay ku dhufatay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Aynu Ku Nasano Xagga Fanka Iyo Suugaanta (Dhaantadii Dirgax) ee Daawasho wacan.

Jig-Jiga-09-Aug-2014-(SDN-Q/J) Akhyaartay fanka iyo suugaanta waxaynu ula haajireynaa xaggaa iyo Jig-Jiga &dhaantadaii dhaantooyinka ugu macaaneyd codadkii Bashiir iyo Khadra ee dhaawasho wacan.   jjaahuur@qurbejoog.com.

Posted in Sports | Read More »

Hooyo Wiilkeeda Al-shabaab Kala Soo Baxday Oo Dawladda Ka Heshay Albaalmarin Qaali ah

Muqdisho:Aug,09,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somalia, ayaa shalay Magaalada Muqdisho kusoo Bandhigtay Wiil Dhallinyaro ah oo ay sheegeen inuu kasoo goostay Kooxda Al-shabaab, kaas oo kooxda ku maqnaa muddo 11-Bilood ah. Goobta lagu soo bandhigaayay waxaa ku sugnaa guddoomiyaha maxkamadda sare ee ciidamada, Cabdiraxmaan Maxamed Tuur-yarre, afhayeenka wasaaradda ammaanka iyo ururada haweenka ee dalka ka dhisan. Wiilkan yar ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Edward Snowden Oo Markale War Fiican Ka Helay Dalka uu Martida u yahay ee Ruushka

Moscow:Aug,09,2014(SDN/QJ)-Edward Snowden oo ah nin hore ula shaqayn jirey Sirdoonka Maraykanka, isla-markaana bixiyey Macluumaadkii ugu badnaa ee siraha dalkiisa la xidhiidha ayaa waddanka Ruushka ka helay  muddo-kordhin xagga degenaanshaha ah. Qareenka Snowden Anatoly Kucherena ayaa u sheegay saxafiyiinta in Snowden loo ogolaaday in uu meeshii uu doono mari karo isla markaana dibada u safri karo, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xaabsade Oo La Sheegay Inuu Gaadhay Garoowe iyo Mansabka Loo Ballanqaaday

Garoowe:Aug,09,2014(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta, haatan ahaa La Taliyihii Madaxweyne Siilaanyo ee arrimaha doorashooyinka Axmed  Cabdi Xaabsadde, ayaa  La sheegay inuu Xalay ku Hoyday Magaalada Garowe, iyadoo ay wada-hadallo hore ugu bilaabmeen Madaxweyne Cabdiweli. Axmed Cabdi Xaabsade oo xilal kala duwan kasoo qabtay Somaliland iyo Puntland, ayaa si weyn uga cadhaysnaa Xil-ka-qaadistii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali presidential visit to Minneapolis expected to be marked by hope — and frustration

When Somali President Hassan Sheikh Mohamud speaks Saturday at the University of Minnesota’s Northrop Auditorium, he’s expected to address thousands of Somali-Americans about a host of topics: the current situation in their homeland, his political plans for the country, the community’s political involvement here in Minnesota, and the opportunities  for developmental partnerships between the state […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Immigration Court Grants Asylum To Somali Man Tortured For Teaching English

WASHINGTON — A Somali man who was tortured and subsequently hunted by the Al- Shabaab terrorist organization has been granted asylum in the United States, the second African in as many weeks to win a request by an immigration judge in El Paso, Texas. “Abdi” — who has asked that his full name not be […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia: Ugly Clan Federalism Sparks Fresh Turmoil

The formation of federal Member States (FMS) without legal and political consensus sparks fresh political and social turmoil in all regions of Somalia. It is unequivocally clear that the federal system based on clan ownership of territory has become major obstacle to national reconciliation, peacebuilding, and statebuilding in Somalia. It polluted the notion of state, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

30-kii Gool ee Ugu quruxda Badnaa koobkii Kubadda Cagta ee Aduunka Brazil 2014.(DAAWO) By Jaahuur.

Brazil-08-Aug-2014-(SDN/QJ) Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku nasaneynaa 30-kii gool mucjisada lahaa ee ka unkumey koobkii kubadda cagta aduunka ee ka dhacay dalka Brazil 2014. jjaahuur@qurbejoog.com.

Posted in Sports | Read More »