Home » 12:59 am Entries posted on “August, 2014”

Kulan uga qabsoomay beesha Ciidagele magaalada Manchester UK

Manchester Aug 10,2014(SDN/QJ)-Waxaa ka qabsoomay Magaalada Manchester kulan  ay soo qabaqaabiyeen Guddida horumarinta ee beesha Ciidagale markay taariikhdu ahayd 6/8/2014,shirkaas oo ahaa mid si meeqaam sare ah loo soo agaasimay,  waxaana ka soo qayb galay jaalliyada beeshaas ee deggen Manchester ee carriga Ingiriiska.   Ujeeddada shirkaas laga laha waxay ahayd dardar galin danaha beesha iyo is […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiyaha xisbiga UCID oo magacaabay xilal mug leh

Hargeysa Aug 09,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Faysal Cali Waraabe ayaa u magaacabay xilal mug leh masuuliyiin ka hawlgeli doona dalka guddihiisa iyo dibeddiisa, Qoraalka magaacibada ayaa sidan u dhignaa sidan:   “Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la Magacaabo Xilalka Banaan ee Xisbiga. Ka dib […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland:Qaran ka Arradan Wax-soosaarka Beeraha–Q/c/qaadir Askar

Ummadi waxay waxku noqotaa wax soo saarka wadankeed Hadaba wadankeen Somaliland waa wadan dhulkiisu dihanyahay  hadii ay noqonlahayd macdanta ku duugan . Aan udaadago dulucda weedheyda, Waxaan sanadaha danbe wadankeena haysata tabaryari xaga wasoo saarka wadanka. Hadii aan iftiimiyo xaga beeraha waxaanu noqonaynaa  bulsho dhul beereedle hadana ,aan dhulkooda waxba ku ridan oo aan wax […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waxaanu ku shaqaynaynaa xayn daab ah inaanu isku raacno inay Somalia midaysnaato.” Xasan Sheekh Maxamud oo ka hadlay Nooca Wada hadal ee Somaliland iyo Somalia

Washington 09.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo ku sugan wadanka Maraykanka ayaa wada hadalada u socda Somaliland iyo Somaliya u weeciyay sida uu jecel yahay, waxaanu sheegay in ujeedada wada hadaladu tahay soo celinta midnimadii burburtay ee Soomaaliya. Xasan Sheekh, oo shalay khudbad ka jeediyay machad Maraykan ah oo lagu magacaabo Brookings, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Baraamijka XULASHADA TODOBAADKA iyo Federaalka iyo Zakariya Xaaji

London 09/8/14 baraamijka xulashada todobaadka iyo siyaasiga Zakariya oo xiiso badan daawasho wacan  

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali Shebab say 18 dead in attack on government troops

Mogadishu: Somalia’s hardline Islamists reported heavy fighting on Saturday in battles against government and African Union troops in the central Hiran region. Shebab spokesman Abdulaziz Abu Musab said at least 18 people were killed and several others wounded after the group’s fighters attacked a base of the AU force in Buloburde town, some 200 kilometres […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada Somaliland oo Wefti Wasiiro ah u dirtay Deegaan Waqooyiga Burco ah oo Laba Beelood isku hayaan Daawo

Burco 09.Aug 2014 (SDN/QJ)-Wefti  Xukuumaddu u dirtay xalinta shaqaaqo dhex aalay laba beelood oo wada dega deegaanka waqoyiga Burco gaar ahaan deegaan lagu magacaabo balli Diiriye Guuleed oo dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Burco,ayaa maanta gaadhay goobta lagu muran san yahay. hadaba halkan ka daawo Weftiga Xukuumadda ee heer gobol iyo qaran ee goobta gaadhay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada Somalia oo Sheegatay inay Guul ka gaadhay Dagaal Buule Burde ku dhex maray Ciidamadeeda iyo Alshabaab

Muqdisho 09.Aug 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka warfaafinta ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow ayaa sheegay in ciidammada dowladdu ku jabiyeen  malleeshiyada Al-shabaab dagaal xalay ka dhacay degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan. Wasiirka ayaa war qoraal ah ku sheegay in malleeshiyada laga diley ugu yaraan lix xubnood oo uu ku jiro nin kamid ahaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Diyaaradaha Maraykanka oo Weerar ba’an ku qaaday Kooxda Daacish ee Ciraaq ka Dagaalanta

Baqdaad 09.Aug 2014 (SDN/QJ)- Diyaaradaha duuliya la’aanta ah ee Mareykanka iyo kuwa Ciidammada Badda, ayaa weerar cayiman ku qaaday meel ku dhow magaalada Irbil, oo ah meesha uu ka dhacay weerarkii ugu horeeyay ee Mareykanka uu qaaday subixii Jimcaha. Kooxda sunniyiinta ah ee Daacish ayaa ku xooggan qeybo kamid ah dalalka Ciraaq iyo Suuriya. Tobannaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cabdi-weli: Nabad ku sii hoyo – Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale

“Aqoonyahan gu’giisiyo, Garaadkiisa hurayow, Danta waad gufaysoo, Dadka waad gunnaysoo, Dalka waad u gubatoo, Sidaad tahay gudgude roob, Wada gaadhay uunkoo, Xilkii guudka sare iyo, Garbahaaga saarnaa, Si’ san baad u gudatoo, Gees qudh ah kamaad tegin,” Cabdi-weli Faarax Jaambiir 7/8/2014ka ayaa lagu aasay xabaalaha Naaso-hablood ka dib markii uu in muddo ah xanuunsanayay ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »