Home » 1:55 pm
Entries posted on “August, 2014”
Hargaysa 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Maanta Meel adag iska taagay Halka looga guurayo marka uu dhamaado Mudada Xileed ee Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo. Waxa uu Maxamed Xaashi Cilmi uu sheegay inay Waajib tahay Sidii loo soo dhisi lahaa dawlad ku meel gaadh ah oo dalka gaadhsiisa doorasho xor iyo xalaal ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nooleba Waa Dhinte,Qofkastaana Maalin ayuu Kaban doonaa Koobka Geerida Waana Cibro iyo Wax ku qaadasho la inaga doonayo inaynu maanka ku hayno,Sidoo kale Waa iga Horee aan kaa danbeeyee,taas oo aan uga jeedo in ayaamo kooban lagu kala danbayn doono. Ilaahay ayaa ina wada abuuray isaga ayaa loo wada noqonayaa marka ay qof walba ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xisbiyada Mucaaridka ee Somaliland Waddani, Ucid iyo Madasha wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa Si wadda jir ah ugu baaqay in la dhiso Dawlada Wadaag ah, haaddii Xukumadu wakhtigeeda ay ku qaban waydo Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Wakiilada. Waxa kale oo ay ka Dayriyeen in ay xukumada Siilaanyo ay diyaar u tahay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyey Hawlaha Ciidanka ilaalinta Shirkaddaha Shidaal baadhista ee loo yaqaano OPU(Oil Protection Unit), oo mudooyinkii u dambeeyay Qaramda midoobay iyo Hay’adda kale sheegayeen inay sababi karaan Dhibaatooyin dagaal. Wasiirka Waxa uu sheegay in Walaaca Dunidu ka qabto Amaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
NY Aug 10,2014(SDN/QJ)-Ururka suxuufiyiinta aan xadka laheyn ayaa dawlada Jabuuti faray in si degdega oo shuruud la’aan ah u sii deyso suxuufi Maxamed Ibrahim Waceys oo ay ciidamada amaanka Jabuuti xabsiga dhigeen. Ciidamada ayaa wariyaha ka qabtay isu soo bax shalay ka dhacay magaalada Belbela ooay isku soo duba rideen dalada mucaaaridka Jabuuti ee USN. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Minneapolis Aug 10,2014(SDN/QJ)-Soomaalida ku nool dalka Mareykanka ayaa banaanbax ku soo dhaweeyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo booqanaya magaaladaas. Isu soo baxayaasha ayaa Hotelka uu madaweynaha ku degey la hor tagay banaanbaxooda isla markaana eryo ka dhan ah ku qeylayay. HALKA HOOSE KA DAAWO SDN/QJ-Minneapolis contact@qurbejoog.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Belbela Aug 10,2014(SDN/QJ)-Dalada mucaaridka Jabuuti ku bahoobey ee USN ayaa magaalada Belbela ee dalkaas ku qabtay isu soo bax balaaran oo lagu diidan yahay hanaanka hogaan ee madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle. Isu sooxan balaaran ayaa waxa lagu soo bandhigay shucuurta shicobka reer Jabuuti eek a niyad jabay hogaanka siyaasadeed ee dalkaasi. Dhalinta reer Jabuuti ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Reporters Without Borders calls for the immediate and unconditional release of La Voix de Djiboutireporter Mohamed Ibrahim Waiss, who was arrested while covering an opposition demonstration today in a suburb of Djibouti City. The police suddenly arrested Waiss during a protest in the district of Balbala Hayabley by members of the Union for National […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Aug,10,2014(SDN/QJ)-Badhtamaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, waxa xalay lagu toogtay sarkaal sare oo ka tirsan Koooxda Al-shabaab. Sarkaalka ka tirsan alshabaab ee xalay la dilay, ayaa magaciisa lagu sheegay Nuur Baraxow, waxana uu xarakada u qaabilsanaa dhinaca Sirdoonka iyo xuuraanka wararka hoose. Xilli Nuur Baraxow uu ku sugnaa dhisme ku yaala Degmada Heliwaa, ayaa waxaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Somaliland:Aug,10,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda madaweyne Siilaanyo, ayaa la sheegayaa inay dhibsatay Hadal uu madaxweyne Xasan Sheekh ka sheegay Magaalada Washington oo la xidhiidhay hannaanka wada Hadalka labada dhinac uga socday Dalka Turkiga iyo ujeeddada laga leeyahay. Madaxweyne Xassan Sheekh oo Khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay machad Maraykan, ayaa waxa uu soo hadal qaaday wada-hadalada qabyada u ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »