Home » 3:10 am Entries posted on “August, 2014”

Afhayeenka Xisbiga Wadane laantiisa Sweden oo Tageeray Go”aamadii Xisbiyada Mucaaridka Iyo Madasha Wada Tashiga

Stockholm Aug 11,2014(SDN/QJ)-Afhayeenka xisbiga Wadani ee dalka Sweden Md Cantar Kidaar cune ayaa taageeray goaamadii ay wada jirka isula qaateen xibiyada mucaaridka iyo Madasha Wada tashiga Somaliland. Xisbiyada Mucaaridka iyo Madasha wada tashiga Somaliland ayaa isla qaatay in la dhiso dawlad wadaag ah hadii dawlada Somaliland ku guul dareysato in ay Doorashooyinka Madaxtooyada qabato xiligoodii. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The policy President Silanyo has entered him in the Guinness world records as the first world president in history who terminated his minsters simply because they fail to praise him through the media

Guinness world records, known from its inception in 1955–2000 as The Guinness Book of Records and in previous U.S. editions as The Guinness Book of World Records, is a references  book  published annually, containing a collection of world records, both human achievements and the extremes of the natural world. The book itself holds a world record, as the best-selling copyrighted book […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Democrats and Republicans decide the future of their parties in Minnesota House primaries

Tuesday’s primary pits DFLers and Republicans against their own kind in 13 House races that span the state, with a few particularly ferocious contests that are creating internal conflicts for both parties. Nine races have Republicans challenging their party’s endorsed candidates, while six races feature DFLers running against other DFLers. Many of those offer just […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali American Center opens in former St. John’s campus on East 5th Street

On Saturday, July 12, I sat down to talk with Feisal Elmi, a representative of the Darul Uloom Islamic Center, the new owner of the buildings on East 5th Street previously occupied by St. John’s Catholic Church and school. As a former Catholic, I didn’t know much about Islam, so Feisal began with the basics. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Axmed Cabdi Xaabsade oo Garowe Gaadhay lana Kulmay Madaxweyne Gaas Maxay ka Wada Hadleen DAAWO

Garowe 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Waxaa galabta goor gaaban magaalada garoowe lagu soo dhaweyay axmed c/xaabsade oo ka soo kicitimay Degmada Gal-Dogob ee Gobolka Mudug,iyadoona ay soo dhaweyeen ballaaran loogu sameeyay dulleedka Koonfureed ee magaalada Garoowe halkaasi oo ay kaga hortageen wafdi uu hor kacayo Madaxweyne Ku xigeenka Puntland C/xakiin C/llahi Xaaji Cumar Camey oo isugu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirarka Qabiilka oo Punt land ku soo badanaya iyo Xildhibaan Halistooda ka Digay

Garowe 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cabdi Samatar oo ka mid ah baarlamaanka Puntland ayaa maanta waraysi uu siiyay Radio Garowe 10.August.2014 waxa uu kaga hadlay shirar qaabil oo maalmihii ugu danbeeyay ka socday magalo madaxda Puntland ee Garowe. Surcad ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay shirarka beelaha qaarkood ay ku qabsanayaan magalada Garowe wuxuna […]

Posted in Uncategorized | Read More »

R. W Cabdiwali: “Waxaa murugo ah in warbaahinta caalamka laga daawado hooyooyin iyo carruur Soomaaliyeed oo gaajo u dhimanaya”

Muqdisho, August, 10, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa fariin ku aadan abaaraha iyo biyo la’aanta ku dhufatay qeybo kamid ah gobollada dalka u diray bulshada Soomaaliyeed ee wax haysata gaar ahaan qurbe-joogta iyo ganacsatada. Mudane Cabdiweli Sh. Axmed ayaa ku booriyay dadka Soomaaliyeed ee wax haysta iyo kuwa qurbaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Madaxweynaha waxanu ku ogaa ninkasoo baxa Erayga uu yidhaahdee waxan leeyahay ka dhabee Hadalkii aad Barlamaanka ka tidhi ee ahaa Maalin lagu dari maayo.”Cabdiraxmaan Cabdiqaadir {DHAGAYSO}

Hargaysa 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga C.raxmaan C.qaadir ayaa Sheegay in Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu yahay Qof balanta uu qaado ka soo baxa . C.raxmaan C.qaadir Waxa uu ka dalbaday Madaxweyne Axmed Siilaanyo in maanta looga fadhiyo siddii uu uga dhabayn lahaa Hadal uu ka hor sheegay labada gole ee Guurtida iyo Wakiilada isla […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waxa la iska bartay inta la iska seexdo oo Hawshii qaranka la gudan waayo, in Haddana Abaalgud la isku siiyo muddo-kordhis, waxana aanu doonaynaa in taas lasoo af jaraa.” Faysal cali waraabe {DHAGAYSO}

Hargaysa 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Maanta ka hadlayay Kulan ay  si wada jir ah u yeesheen Labada Xisbi Mucaarid iyo Madasha Wada tashiga ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka. Eng Faysal Cali Waraabe Waxa uu sheegay inay daruuri tahay sidii loo soo afjari lahaa hab dhaqanka guracan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaan Rayte oo Sharaxay Nuxurka Qodobada Xisbiyada Mucaaridka iyo Madasha Wada Tashiga {DHAGAYSO}

Hargaysa 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xisbiyada Mucaaridka ee Somaliland Waddani, Ucid iyo Madasha wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa Si wadda jir ah ugu baaqay in la dhiso Dawlada Wadaag ah, haaddii Xukumadu wakhtigeeda ay ku qaban waydo Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Wakiilada.   Waxa kale oo ay ka Dayriyeen in ay xukumada Siilaanyo ay diyaar u tahay […]

Posted in Uncategorized | Read More »