Home » 9:55 pm
Entries posted on “August, 2014”
Tadjura Aug 11,2014(SDN/QJ)-Jabhada FRUD ee ka dagaalanta Jamhuuriyada Jabuuti ayaa weerar ku qaaday magaalada Tudjura ka dib kolkii maalmihii danbeeyay ay halkaa isku hor fadhiyeen ciidamada dawlada Jabuuti. Sida ay ku soo waramayaan dadka degaanka Tudjura,waxaa iminkaa ay duleedka magaaladaasi noqotay goob dagaal. Waxa la arkayaa labada dhinac oo ciidamo aad u hubeysan ku sii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 11.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo raysul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa si wadajir ah ugu hambalyeeyay Recep Tayyip Erdoğan oo ku guuleystay doorashadii madaxtinnimo ee dalka Turkey. Madaxweyne Xasan ayaa yiri: “Waxaan u hambalyeeynayaa raysul wasaarihii Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan oo loo doortay in uu noqdo madaxweynaha cusub ee dalkaasi, waa doorasho […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 11.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa ka qayb galay kulan looga hadlay kaalinta haweenka ee nabadda iyo horumarka dalka oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Kulanka waxaa soo qaban qaabiyey wasaaradda haweenka iyo xuquuqda aadanaha ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, waxaana ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 11.Aug 2014 (SDN/QJ)- Gabaygan oo Maanta oo taariikhdu tahay 11 Aug soo baxay Waxaa Tiriyay C.raxmaan Cumar Cashuur Baadi Doon Waxa uu ka hadlayaa Mudo dhaafka Golaha Wakiilada Wada hadalka Somaliland iyo Somalia, Is haysiga Xukuumada iyo arrimo kale ee Dhagaysi haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO GABAYGAN CUSUB [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/LODIBADEED(1).mp3″]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Aug 11,2014(SDN/QJ)-Shir ay Dhalinyarada, aqoonyahanada iyo haweenka iyo dhamaan waxgaradka beesha Murusade/Karanle ay yeesheen dood iyo falanqeyn dheer ka dib, waxay beeshu go’aansatay inay fariin u diraan madaxda dalka kadib markii Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow, wasiirka war-faafinta oo ah beesha xilligaan ku matasha siyaasada uu ku dhaqaaqay qodobada hoos ku xusan:- Wasiirku waxa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 11.Aug 2014 (SDN/QJ)- Shirkadaha Waaweyn ee Xawaalaydaha iyo Baanka dhexe ee Somaliland ayaa Si wada jir ah u soo dhaweeyay hindise Cusub oo baanka dhexe ku soo bandhigayay Sharciga Qabyada ah ee la dagaalanka lacagaha sida qarsoodiga loo diro,Sidaasna waxaa lagu sheegay Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Gudoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Mudane Cabdi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 11.Aug 2014 (SDN/QJ)- Hogaanka Sare ee Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ayaa maanta si adag uga jawaabay hadal shalay ka soo yeedhay labada Xisbi Mucaarid iyagoo sidaa ka sheegay Shir jaraa’id oo ay ku qabteen Xarunta dhexe ee Xisbiga Kulmiye . Shirkan Waxaa ka Hadlay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi, Gudoomiye […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tunis:Aug,11,2014(SDN/QJ)-Sida ay warbaahintu Sheegayso ku dhawaad 90-muhaajiriin afkiraan ah oo ay somaliyi ku jirto, ayaa waxa Badbaadiyey Ciidanka ilaalada Xeebaha Dalka Tunisia. Tahriibayaashan ayaa ka amba baxay dalka Libiya, waxana ay ku sii jeedeen dalka Talyaaniga. Waxana ay kusoo celiyeen dalkooda Tunisia. Ciidamada ilaalada ayaa la sheegay in dadkaasi ay badbaadiyeen iyaga oo saarnaa doono […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jowhar:Aug,11,2014(SDN/QJ)-Xooggaga AMISOM, gaar ahaan waaxdooda Booliska ayaa lagu wadaa inay Sanadkan ka Hawlgalaan Goobo ka baxsan Caasimadda Muqdisho.waxana lagu wadaa in Jawhar ay noqoto goobta ugu horraysa ee Ciidankaasi galaan. Taliyaha ciidamada AMISOM, Jen. Annad Pillay ayaa sheegay daba-yaaqada sannadkan ay booliiska AMISOM ka howlgeli doonaan deegaanno ka baxsan Muqdisho markii ugu horreysay. Sidoo kale, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 11.Aug 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Mudane Yuusuf Ismaaciil Cali ayaa Shalay aqoon isweydaarsi lagaga hadlayo Xeerka anshaxa Garsoorayaasha oo ay ka qayb galeen Gudoomiyeyaasha Maxkamadaha Gobolada dalka,Kuwa Racfaanka iyo Garsoorayaal waxa uu uga furay Huteel Guuleed ee Caasimada hargaysa. Ku Xigeenka Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay […]
Posted in Uncategorized | Read More »