Home » 7:13 am Entries posted on “August, 2014”

Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, August 30,2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Maxkamad la saaray kooxaha argagaxisada ah, wadahadalka Dowladda iyo Maamulka Jubba, dhameystirka Guddiga Farsamo ee maamul u sameynta Gobollada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Weekly Press Conference on the Progress of the Somali Government

Mogadishu, 30 August 2014 – HE the Minister of Information, Mustafa Duhulow, today addressed the media in Mogadishu, providing an update on the progress of the Federal Government of Somalia (FGS) over the last week. The Minister discussed various issues including: the Military Court’s conviction of two members of Al-Shabaab; Talks between the FGS and […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia executes three suspected militants by firing squad

MOGADISHU (Reuters) – Three men were executed by firing squad on Sunday after a Somali military court found them guilty of killing civilians in a series of recent attacks in the country blamed on al Shabaab Islamist militants. The men were hooded and tied to poles with their hands behind their backs in a field […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia donors must act now to avoid famine ‘catastrophe’: U.N

NAIROBI (Reuters) – War-ravaged Somalia is hurtling towards a second famine in three years that could be prevented if donors increased funding, Philippe Lazzarini, United Nations’ humanitarian coordinator for Somalia said on Sunday. Lazzarini said rapidly rising malnutrition and food shortages across the country resemble the warning signs which preceded the 2011 famine in which […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamada Huwanta Oo Saaka Hiirtii Weeraray Deegaano Ku Yaalla Shabellaha Hoose Iyo Dagaallo Halkaas Ka Socda

Buula-madheedh:Aug,30,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Huwanta oo iskugu jira Kuwa Dawladda Federalka iyo kuwa AMISOM, ayaa saaka salaaddii hore weerar ku ekeeyey Deegaano ku yaalla Gobolka Shabeelaha Hoose oo shabaabku gacanta ku hayeen. Dagaalka ayaa ka qarxay inta u dhaxaysa Deegaanada Golweyn iyo Buullo-madheedh, waxana Deryanka madaafiicda iyo Hubka Culculus ee la isku ganayo laga maqlayey deegaanada ku xeeran […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Magaca “Maxamed” Oo Norway Ka Noqday Kan Loogu Jecel Yahay Iyo Wiilashii Ugu Badnaa Oo Loo Bixiyey

Oslo:Aug,30,2014(SDN/QJ)-Magaca ugu badan ee Carruurta dalka Norway ku dhalanaysa loo bixiyo ayaa noqday Magaca Maxamed oo aah hore ugu badnaan jirin. Ururka la magac baxay Jorgen Ouren ayaa shaaciyay in inkabadan 4,800 oo rag waaweyn iyo wiilalba la yidhaahdo Maxamed iyadoo magacana uu ka sare maray magacyadii hore caanka ugu ahaa dalka Norway sida Jan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Britain Oo Walaaca Kooxda ISIS Darteed ku Dhawaaqday Feejignaan Heersare ah

London:Aug,30,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday feejignaan heersare ah oo lagu muujinayo Suurtagalnimada weeraro dalkeeda kaga yimaadda Kooxaha ISIS. Waxaa sare loo qaaday heerka suuragalnimada ee in uu weerar ka dhaco gudaha Britain, taasoo muujineysa cabsida dowladda eek a iman karta kooxda Awoodda  badan oo ay ku badan yihiin muwaadiniin dalka Britain u dhashay. Ra’iisul […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sixir-barar Laxaad Leh Oo Ku Yimi Qiimaha Sonkorta Kenya

Nairobi:Aug,30,2014(SDN/QJ)-Waxa  si weyn Kor ugu kacay Qiimaha lagu iibsado Sonkorta Dalka Kenya taariikhda markii ugu horraysay. Kabdadda  sokorta ama  50k, ayaa waxa uu toddobaadkan Gaadhay 4000 ilaa iyo 45000 halka uu hore ka ahaa 3,450. Sare u kaca ku yimid qiimaha sokorta dalka ayaa waxa ay waaxyaha sokorta u aaneeyeen laamaha kala duwan ee dowlada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shan Kamid ah Kooxaha Dhul-jiifka ah Oo Lagu Toogtay Magaalada Nairobi

Nairobi:Aug,30,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Nabad-sugidda Magaalada Nairobi ayaa Toogasho ku dilay Shan nin oo la sheegay inay ahaayeen Budhcad la raadinayey. Raggan ayaa lagu toogtay Laba Goobood oo kala duwan, iyadoo Ciidanku xaqiijiyey inay Ragaas ka heleen laba qori oo nooca Fudud ah oo ay siteen. Dhacdadani ayaa waxa mid ka mid ah ay ka dhacday Kabarnet Road […]

Posted in Uncategorized | Read More »

R.W Cabdiweli iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho, August 29, 2014(SDN/QJ)— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho masuuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda, maamulka gobolka Banaadir iyo dadweyne kale. Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed oo faah-faahin ka bixiyay socdaalkiisa ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »