Home » 2:21 pm Entries posted on “August, 2014”

R.W Cabdiweli ayaa maanta ka qayb galay xaflad lagu maamuusayey maalinta dhalinyarada Aduunka

Muqdisho, August, 12, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, qaar kamid ah xubnaha labada gole ee dowladda, Wakiilo ka socday QM, iyo AMISOM ayaa maanta ka qeyb galay Munaasabad ballaaran oo lagu xusayay maalinta dhalinyarada Adduunka isla markaana xariga looga jarayay dhismaha Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga oo dib u habayn iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Xisbiyada Mucaaridka ah Waxaan leeyahay Doorasho aad Natiijadeeda Ogtihiin Waxba ha ku Deg Degina” Afhayeenka Madaxtooyada {DHAGAYSO}

Fadhi aan Caadi ahayn oo ay maanta Yeesheen Golaha Wasiirada Somaliland Isla markaana uu Shir Gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Waxa uu Goluhu Cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xeerka Diiwaangelinta Muwaadinka iyo Codbixiyaha. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa ka waramay arrimihii kale ee Shirkaas lagagag wada hadlay Waxaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada iyo Dareenka Dalada Sonyo

Hargaysa 12.Aug 2014 (SDN/QJ)- Maanta waxa ay ku beegan tahay maalinta Qaramada Midoobay u astaysay in ay ahaato Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada Adduunka (International Youth Day), August 12da, 2014. Ugu horrayn, Dalladda Dhallinyarada Heer Qaran ee SONYO waxa ay hambalyo, bogaadin iyo salaan balaadhan u diraysaa dhammaan dhallinyarada JSL. Waxa ay u rajaynaysaa in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Siyaasiga C.laahi Jawaan oo dhaliil adag u diray Xisbiyada Mucaaridka Daawo

Hargaysa 12.Aug 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga C.laahi Xaaji Cumar “C.laahi Jawaan ayaa si adag uga hadlay dhawaqa ka soo yeedhay Xisbiyada Mucaaridka ee ku Wajahan in marka uu dhamaado Mudo Xileedka Madaxweynaha la soo dhisi doono dawlad wadaag ah oo dalka gaadhsiisa Doorasho.

Posted in Uncategorized | Read More »

Tense Minneapolis City Council race to bring extra security at polling places

Elections officials in Minneapolis are planning unprecedented security precautions for Tuesday’s primary at several polling places in a Minneapolis House district,where the race between two DFL candidates has become quite contentious, MPR News reports. The city is posting sergeants-at-arms at four polling places – Cedar-Riverside, Seward, Prospect Park and the University area – to maintain order and […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Xaabsade shalay iyo manta” dalka Somaliland xuduudihiisa waa la yaqaan…..Puntland baan iminka ka hawlgelayaa”

Garoowe Aug 12,2014(SDN/QJ)-Odey Maxamed Cabdi Xaabsade oo horu u ahaa wasiir ka tirsanaa dawlada Somaliland ayaa mar kale intuu saluugay siyaasada Somaliland waxa uu iska xaadiriyay magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland. Xaabsade ayaa sidan oo kale mar xilkii wasiirnimada Puntland laga qaaday waxa uu iska xaadiriyay Hargeysa, HALKAN KA DAAWO HADALADA KALA DUWAN […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qaabkii Uu Xasan Xanafi Ku Helay Dhalashada Kenya Oo Baadhitaanno Lagu Hayo

Nairobi:Aug,12,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Kenya ayaa haatan gacanta ku haysa kiiska wariye xasan xanafi oo dambiyo badan loo haysto, ayaa sheegtay inay Baadhayso habkii uu ku helay dhalashada dalkeeda oo uu waraaqo ka haysto. Saraakiil dowladda Kenya ka mid ah oo diiday in Magaacooda Warbaahinta loo adeegsado ayaa sheegay in Aqoonsiga laga helay Xasan Xanafi uu ku qoranyahay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumadda Siilaanyo Oo Ku Qanci weyday Hannaankii Hoggaanka Kulmiye uga Jawaabeen Dhaliishii Mucaaridka iyo Xubno Dalbaday in Mar Labaad La Jawaabo

Hargeysa:Aug,12,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa la sheegayaa inay ku qanci weyday habkii uu hogaanka Kulmiye Uga fal celiyey dhaliilihii cuslaa ee mucaaridku sida wada jirka dusha uga saaray  hannaanka maamul ee dalka ka jira. Wararka aanu Hayno ayaa sheegaya in xubnaha dhegaha fudud ee aqalka madaxtooyada ku xeerani ay yaraysteen jawaabtii mujaahidiintu siiyeen mucaaridka, iyadoo tilmaamay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Maaliyada Somaliland oo ka Hadlay Dhaqaalaha Diiwaangelinta,iyo Doorashooyinka,Eedo uu u Jeediyay Xisbiyada Mucaaridka iyo Madasha Wada tashiga {Xog Waran Xiiso Leh DHAGAYSO}

Hargaysa 12.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa ka hadlay Dhawaqa ay Xisbiyada Mucaaridku ku sheegeen in doorashadu dib u dhacdo Isla markaana Iclaamiyeen in marka uu dhamaado Mudo Xileedka Madaxweyne Axmed Siilaanyo in la soo dhiso dawlad Wadaaga ah oo dalka gaadhsiisa doorasho. Wasiirka maaliyadu Waxa uu Sharaxay Kulamo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cududdii Al-shabaab Oo Saddex Magaalo Ku Ururtay iyo Istaraatiijiyad Cusub Oo ay u Dhigeen Gulufka Lagu Soo Wado

Barawe:Aug,12,2014(SDN/QJ)-Dhawaaqii dhawaan kasoo baxay Madaxweyne Xasan sheikh iyo Huwan AMISOM ee sheegayey in weerar buuxa lagu qaadi doono Deegaanada Al-shabaab ku sugan tahay, ayaa keenay inay Kooxdaasi Istaraatiijiyad cusub dejisato. Wararka laga Helay Gudaha kooxda Al-shabaab, ayaa sheegaya inay kooxdu cududeedii iskugu geysay Saddex kamid ah Magaalooyinka muhiimka ah ee ay wali gacanta ku hayso. […]

Posted in Uncategorized | Read More »