Home » 4:49 am
Entries posted on “August, 2014”
Bossaso Aug 13,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland Md Cabdiweli Gaas ayaa sheegay in ay wadahadalo u socdaan iyaga iyo dawlada dhexe ee Soomaaliya. Puntland ayaa xiriirkii wada shaqeyneed u jartay dawlada dhexe ka dib kolkii Muqdisho dhawaan lagag dhawaaqay maamul ay yeelanaayaan Gobolada Galgaduud iyo Mudug. Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in ay jiraan wadahadalo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa:Aug,13,2014(SDN/QJ)-Afhayeenka Xisbiga Waddani Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa, ayaa ka Hadlay SHirkadaha Shidaal qodista u jooga Goobo ka mid ah Somaliland oo qaarkood weerarro loogu geystay Halkii ay shidaalka ka qodayeen. Mudane Buubaa oo warbaahinta u warramay, ayaa xusay in shirkadahaasi ay dalka ku joogaan Sharci darro, isla-markaana wixii dhibaato ah ee soo gaadha lagala xisaabtami […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe:Aug,,13,2014(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud ee Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade oo Haatan ku sugan Magaalada Garowe, ayaa ka Hadlay Sababaha uu u jooga Deegaankaas. Axmed Cabdi Xaabsade oo u warramayey Idaacadda BBC-da, ayaa inuu puntlnad u tegay sidii uu khilaafka iyo is qabqabsiga ka dhex jira meesha uga saari lahaa, isla-markaana uu khibradiisa uga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu Aug 13, 2014(SDN/QJ)–Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali huhulow oo ka hadlayey maalinta Dhalinyarada Caalamka ee 12ka August ayaa ku nuuxnuuxsaday doorka muhiimka ah ee dhalinyarada Soomaaliyeed oo uu yiri “Dhalinyaradu waa laf-dhabarka bulshada iyo Mustaqbalka Dalka.” Wasiirka Warfaafinta ayaa sheegay in dhalinyarada Soomaaliyeed looga baahanyahay inay u midoobaan sidii ay uga shaqeyn lahaayeen midnimadooda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Aug 13, 2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya dane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ku qaabbilay Ku-Xigeenka hayah Guud ee Qaramada Midoobay Peter Drennan. Madaxweyanaha iyo ku-xigeenka Xoghayah Guud ee Qaramada Midoobay waxay ka wada hadlay wada shaqeynta Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, xaaladda ammaan ee dalka iyo taageerada Qaramada Midoobay ay u fidiso Soomaaliya. Mudane Peter […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Old Traffod,London-12-Aug-8-2014-(SDN/QJ) Akhyaartay toddobaadkan iyo ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa Man United oo aad moodo iney ka soo fiicnaaneyso wixii ka qabsadey horyaalkii hore oo aay ka gashey kaalinta 7-aad,haddaba maxaa iska bedeley? Man United oo runtii horyaalkii hore isku jaah wareersan ayaa waxay soo xaretsatey tababare Van Gaal oo watey xulkii kubadda cagta ee […]
Posted in Sports | Read More »
Saylac 12.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inaanu dalka jabuuti uga soo gudbi Karin dad aan siday sharciga socdaalka, waxa kale oo ay sharci ku xidhay dadka reer Somaliland ee u kicitimaya dalka Jabuuti oo iyagan sharci socdaal lagu xidhay. Sidaasna waxa maanta daboolka ka qaaday Badhasaabka Gobolka Salal iyo Taliye xigeenka ciidanka laanta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 12.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Jaamac Riyo oo ka mida mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa ugu baaqay siyaasiyiinta beesha dhul-bahante inay ka waantoobaan goosashada intay Somaliland xil ka qabtaan,ay hadana u baxsanayaan Garoowe, isaga oo u soo jeediyey inay ka gor-gortamaan Somaliland oo wixii tabasho ah ay sheegtaan, waayo dhul-bahante waa dad reer Somaliland ah. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Youths in Somalia and around the world deserve a future without violence, Prime Minister declares on International Youth’s Day His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed today said the Somali government would do everything in its power to defend children and youth against violence, as we mark the International Youth’s Day around the world. The […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington 12.Aug 2014 (SDN/QJ)- Laba Carruur ah oo ay dhashay Allaah ha u naxariistii Fannaanaddii Soomaaliyeed ee caanka ahayd Saado Cali Warsame, ahaydna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo 25-kii Bishii Ramadaan ay Koox Al-Shabaab ka tirsani ku dileen magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya, waxaanay Carruurta Marxuumaddu ka tegtay oo ah Wiil iyo Gabadh […]
Posted in Uncategorized | Read More »